Mudug: Xoolaleey la dilay
Published on June 30, 2011 by admin · 5 Comments · 1,415 views
Inta la ogyahay 11 qofood ayaa ku geeriyootay tiro kalena way ku dhaawacantay kaddib markii maleeshiyo hubeysan ay rasaas ku fureen dad xoolaleey ah oo ku sugnaa deegaanka Dhagtuur ee gobolka Mudug.
Wariyaha Radio Muqdisho ee gobolka Gedo C/risaaq Maxamed Axmed ayaa ku soo warramaya in galabta ay maleeshiyaad sida la sheegay watay gaari dagaal ay weerareen xoolaleey ku sugnaa meel u dhow deegaanka, halkaas oo ay ku dhinteen 11 qofood.
Dad deegaanka deggan ayaa ku warramay in ay jiraan dad cararay oo aan nolol iyo geeri toona lagu heyn.
Maleeshiyo beeleed ayaa maalmihii la soo dhaafay ku dagaalamayay qeybo ka mid ah gobollada Mudug iyo Galguduud.
Tartan kor loogu qaaday aqoonta Ardayda wax ka ...
Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhawaan ...
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...
Inaaalilaahi wa inaa ilahi raajicuun,Waxaa wax laga xumaado ah in maanta oo aan ogahay waxa soomaali haysta misana dadnuucaan oo kala ah oo danbiilayaal dhiigya caba oo manaxayaal ah ay dadkii xoola dhaqatada ahaay laayaan meeshey rabaan hajoogeen beesheyrabaana ha ahaadeen.Waxaa leeyahay dadka baabuurta hubka iyo sahayda siinaaya ee ka raaliga ah in dad soomaali ah muslimna ah in lasoolaayo wax uu ka helaayo lagaraneyn,waxaan leeyahay haka joogeeen .ugu danbay,waxaan dhihi maamulada ka agdhow iyo nimanka sheegto inay yihiin nabaddoono in ay kahortagaan dhibaatadan dadka lagu ciribtiryo hadiise aad iska fiirsataan Waxaa idinku dhicidoona in aad waydaan dad aad ku gorgortataan koleyba naxariis ahel uma ihidiine.markaasna ilahaay waa cadaalad fale wuxuuna idinku salidi doonaa dad ajaanib ah oo korkiina ku dagaalamo waana arin hadaba wadankii qeybo ka mida kajirta.wabilaahi towfiiq.
bismillah
waxaa arkaa maxkamada badbaadada oo
meel la ararko albaabada furidoonto
sharcigii ilaahay ayaa lugu soo celinaa
oo ahaa indho indhaa loo ridaa
Inalilahi waina ilayhi raajicin
alaahu akbar waa abaar waa colaad ilaa heeyoow noosoo gar gaar dadkaan wax garad koodi mar horaa god lageeyay
waxaan kaxumahay dadka walaalaha ah ee isdilaya ee adduun iyo aakhiro labada ku khasaaray waxaan layaabanahay aaway culumadii aqoonyahankii odayaashii war dadkiina kala dhacsada waxaanka xumahay radio muqdisho oo aad moodo in uu yahay reer miyigii isdilayay qaybkamid ah oo aan xaqiiqda sheegayn iyo sida saxda ah oo wax