Friday, October 31st, 2014

Midowga Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee Dalka Sudan oo Cambaareeyay Dilka Wariye Maxamed Ibraahin Raage.

Published on April 22, 2013 by   ·   2 Comments  ·   3,247 views

Midowga Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee Dalka Sudan ka dhisay ayaa Wax laga Xumaado ku Tilmaamay Dilka Wariye Maxamed Ibraahin Raage oo Shalay galab Rag Heebtooda la garanayn ay ku toogteen Marxuumka isaga oo ku sugan Albaabka Hoyga uu ka daganaa Magaalada Muqdisho Gaar ahaan Dagmada Dharkinley.

Cabaas Maxamed Nuur oo ah Gudoomiyaha Midowga Saxafiyiinta Soomaaliyeed  ee Dalka Sudan ayaa sheegay in Dilka Wariyaha ay aad uga Xumaadeen Naxdin ay kasoo kaban waayeen ku noqotay.

Dhanka kale Cabaas ayaa ugu baaqay Wariyaasha kale ee Qaranka u shaqeeya in ay Digtoonidooda badiyaan ayna kaso guuraaan Xaafadaha lays leeyahay way ku baxsan karaan dhagar qabayaasha Dilalka gaysanaya ee aan shacabka Soomaaliyeed u turayn.

Wariye Fiidow Maxamuud Fiidow oo ka mid ah Wariyaasha ka Howlgala Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa isagana Sheegay in uu aad uga Xumaaday Dilka Wariye Marxuum Maxamed Ibraahin Raage.

Waxa uuna Fiidow sidoo kale sheegay in Dhiira galin ka qaadayaan beegsiga Wariyaasha Taasoo muujinaysa Muhiimadda Balaaran ay Shacabka Soomaaliyeed u haayaan.

Allaha u naxariistee Wariye Maxamed Ibraahin Raage waxa uu ka mid aha Wariyaashii Soomaaliyeed ee dalka Dib ugu laabtay si ay Howsha Qaran iyo mida dib u dhis ka qayb qaato.

Readers Comments (2)

  1. bilal says:

    walahi waxaa wax lala yabo Ah markaastto muqdisho wax lagu dilo maxa loqawaan wayee oo looga Amuusaa danbeelahay hadadnan danbigesaa laga awaal mainin malinkasto sas leeh walo dilayaah wayoo waxaan dhihi karaa muqdisho buucaad ayaa heysataa hee dowlaad maheysatoo war mar kaasto wax saan lodilaa halmaar xataa malaqawanaayo waa wax layaab ah walahi sesaas doowladnima uma aqano waxaan dhihi karaa wadanka dowlad kama shaqeyso ee sheydaamo maka shaqeyaa waxaa nawaad sugiid isku shegaayo ayaana kadaan beyaa waayo one day xataa walasoqawaan laha maxkamad ayaa qoflasare ayaa lshegaa waligeed lama arkiin qof madkamad lasotagayo danbe oogaaley awkeed waxa dolaad walahi waa waax laga xumado ee suxufiyeentaa waxaan ushegii lahaay in ey ayagaa is difacaan oo ey bastoolaad ey qataan horta qofka ilahaay tiisaa kena qof maciliin karta lakiin waxey idiin tareysaah qofka markiih sedaas camal ey kudhacdo hadoo bistoolad wato asigana wuu isdifacayaa markeh xabadaa lagu dhufto asigana wuu ujawawayaa markaas waxa sahaal noqoneysaah hadiih oo xataa qofka dhinto in oo qofkee danbelaaha ahaay ladhawaco ama uumadhinto asigane makaas iskumaso daye laheyn in ey mardanbe qof muwadiin ah ey dilaa asigo wadada marayo sedaas ayaa iga talaa ah walalayaal waad dhimaneysaan lawa gorba ee dadkaan naftinaa usojestay iska dhifacaa wabilahi tuuwfiiq InshaAllaah

  2. Ciise Nuur Guuleed Riddil says:

    Waa Nasiib Daro iyo fulaynimo in Wariye aan Hubaysnayn la beegsado taasoo dhaqan iyo caado ay ka dhigteen kooxaha Argaisada ah ee soomaaliya ka hawlga in aqoonyahanada iyo shaabka soomaalida aysan u aaba yeelin iyo waliba wariyaasha soomaaliyeed ee howlahooda shaqo Gudanaya

    Waxaase loo baahan yahay kuwa argagaxisada Baqtiday u doodayaahi inay Nasiib daro tahay inaanay ka hadlayn Dadka Waxgalka ah ee kuwaan oo kale eeay laynayaan Alqaacida .

    gaar ahaan waxaa ay farta ku godan tahay Qaar kamida Mudanayaasha Baarlamanka soomaaliya oo isu bedelay Abuukaate Alshabaab Argagaxiso.




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-DUHUR-31.10.2014.mp3"][/audio]
DSC07371

Wasiir Ku Xigeen Mahad Salaad Oo ka Warbixiyay Shir Helsinki uu Kaga Qeyb Galay “Sawirro”

Wasiir ku xigeen mudane Mahad Salaad oo howlo ...
IMG_4679

Safiirka Turkiga ee Soomaliya Oo lagu soo dhaweeyey degmada Hiliwaa “Sawirro”

Gudoomiyaha G/banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Jeneral Xasan ...
SESIONKII

Wasiirada Gaadiidka Dhulka Africa Oo Nairobi Kaga Shiray Horumarinta Gaadiidka “Sawirro”

Isutagii ugu horeeyay ee Horumarinta Gaadiidka Dowladaha Afrika ...
kulanka todobaadka cadaala

Barnaamijka kulanka Todobaadka oo lagu falanqeeyay mashruuca calaamadeeynta guryaha G/Banaadir (Dhageyso)

Barnaamijka kulanka Todobaadka  ee ka baxa Radio Muqdisho ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-SUBAX-31-10-2014.mp3"][/audio]
Jaamac-Oday

Wasiirka wasaaradda Tamarta iyo Biyaha oo dalbaday in la banneeeyo xarumihii wasaaraddaasi

Wasiirka wasaaradda Tamarta iyo Biyaha Jaamac Axmed Maxamed ...
Cabdiweli-Sheekh-III-300x237

R/wasaaraha oo guddi wasiirro ah u magacaabay geerida taliyihii ciidanka booliiska

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya ayaa magacaabay guddi ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
201499635458526731427637Taliyaha_Booliiska_Somalia

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Ka Tacsiyeeyay Geeridii Taliyihii Ciidanka Booliska

Mogadishu,30, October 2014- Guddoomiyaha G/banaadir Ahna Duqa Magaaladda Muqdisho ...
war-deg-deg-ah1-150x150114216

Ra’isul Wasaaraha Dalka Oo Magacaabay Ku Simaha Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.(DAAWO MUUQAAL)

Ra’isul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-HABENIMO-30.10.2014.mp3"][/audio]
unnamed (2)

Shaqaalaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo loo qabtay Aqoon Is-weydaarsi la xiriira shaqada “Sawirro”

Mogadishu,30, October 2014-- Waaxda Shaqada Shaqaalaha iyo Tababarrada ...
Cabdiweli 1

R.W Cabdiweli oo ka Tacsiyeeyay geeridii ku timid Taliyihii Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

Mogadishu,30, October 2014-- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane ...
Sequence 05.Still002

Madaxweynaha oo ka tacsiyadeeyay geerida taliyihii Booliska Soomaaliyeeed

Abu Dubai- October 30, 2014- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
Jaawri Sawir Hore

Ku Simaha Madaxweynaha Dalka Oo Ka Tacsiyadeeyey Geerida Taliyaha Ciidammada Booliiska Soomaaliyeed…WARSAXAAFADEED

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna ku ...
war-deg-deg-ah1-150x15011421

War Deg Deg ah, Taliyihii Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo geeriyooday.

War Deg Deg ah. Allaha u naxariirstee waxaa maanta ...
DANI

Wasiirka Qorsheynta Qaranka oo maanra soo xiray shir looga arinsanaayay qorshaha Qaranka ee 5 sano ee nagu soo fool leh.(DAAWO MUUQAAL)

Shirkan  wata shiga ahaa  oo looga ari sanyay   ...
astaanta-warka16

Dhegeyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

  [audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/warka-duhur-30-10-2014-ok.mp3"][/audio]
wasiirka warfaafinta

Wasiirka Warfaafinta oo ka qeybgalay kulan Dhalinyarada lagu wacyigelinaayo oo Muqdisho lagu qabtay.(DAAWO MUUQAAL)

Kulankan  ooh al ku dhiggiisu ahaa xal u ...
SAM_4729

La heystayaal Afar sano u afduubnaa Burcad badeed oo ku soo wajahan Muqdisho

Garoonka diyaaradaha ee degmada Dhuusamareeb ayaa goor dhaweeyd ...
shabaab

Dad Beeraley ah oo maleeshiyaad ka tirsan Shabaab ku dilay tuulo ka tirsan Mahadaay

Maleeshiyaad ka tirsan Shabaab ayaa lagu dilay tuulo ...
Xasan-sheekh

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo xalay gaaray magaalada Abu Dhabi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Mxamuud ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-SUBAX-30-10-2014.mp3"][/audio]
IMAG0966

Wasiirka arrimaha dibadda oo khudbad ka jeediyay Shirka la dagaalanka burcad badeedda (Sawirro)

Dubai, October 30, 2014- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo ...
IMG_12681

Arday Soomaali ah Oo Deeqo Waxbarasho Lagu Gudoonsiiyey Xarunta Jaamacada Mount Kenya University Ee Magaalada Thika “SAWIRRO”

Xarunta ay Jaamacada Mount Kenya University ay ku ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-HABEEN-29.10.2014.mp3"][/audio]
astaanta-Puntland

Bulshada Rayidka ah ee Puntland Oo Soo Saaray Qodobo Ku Saabsan Dimuqraadiyaynta

Maanta oo ay taariikhdu tahay 29 October 2014 ...
xasan sheekh

Madaxweyne Xasan Oo U Ambabaxay Dubai

Safarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh ...
Ban ki Mon

Madaxda sare ee dalka oo kulan la qaatay Ban-Ki Moon iyo madax kale

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan ...
astaanta_qaranka11 ok

Digreeto Madaxweyne oo garsoorayaal shaqada looga joojiyay “Daawo Video”

Digreeto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdsiho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-DUHUR-29.10.2014.mp3"][/audio]
Luuq dagaal

Maleeshiyada Shabaab oo jab loogu geystay dagaal xalay ka dhacay duleedka Ceel Garas

Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa AMISOM ayaa ka ...

Tubta Toosan

show

Islaamka & Xiriirka Caalamiga ah

Islaamku waa diin caalami ah oo ku socota ...
Qarac

Dilka Rayidka Diintu maxay ka qabtaa?

Maleeshiyada Alshabaab tan iyo markii la dilay hoggaamiyahoodii ...
Tadaruf

Xag-jirnimada maxaa laga dhaxlay? Dhageyso

Xag-jirnimada aad ayay uga digtay Shareecada Islaamku, waxa ...