Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Maanta Eedeysaneyaal Xukuntay.
Published on July 31, 2011 by Yusuf · No Comments · 720 views
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta xukunno kala duwan ku riday eedeysaneyaal horey loogu soo eedeeyey dambiyo kala duwan kuwaasi oo maanta maxkamada kasoo hormuuqday.
Eedeysaneyaasha Xukunka lagu riday Maanta ayaa tiradoodu gaareysay 4 ruux oo dhamaantoodba rag ahaa waxaana dambiyada ay ku eedeysnaayeen ka mid ahaa Dil,kufsi iyo ka ganacsi Maandooriye.
Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Banaadir Dr Xaashi Cilmi Nuur oo xukunkani ku dhawaaqay ayaa sheegay in Xaaji Muriidi Xintir oo isagu horey u geystay fal dil ah waxa ay maxkamadu ku xukuntay Dil,C/qaadir Muumin Caynlaawe oo isagu lagu soo eedeeyey in uu fal kufsi ah u geystay gabar 3jir ah Maxkamaddu waxay ku xukuntay 15sano oo xarig ah iyo 10.0000$ (Toban Kun) oo dollar oo ganaax ah,Cabdi Raage Suubiye oo isna ku eedeeysnaa ka ganacsi Maandooriyaha Xashiishka loo yaqaano waxa ay Maxkamaddu ku xukuntay hal Sano oo xarig ah iyo Laba Milyan oo ganaax ah halka Cali Farayare Siyaad oo isna ahaa qofka Afaraad waxa ay Maxkamaddu ku xukuntay Lix bilood oo xarig ah oo uu iibsan karro.
Dr Xaashi Cilmi Nuur Gudoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa tilmaamay in xukunadanni loo cuskuday Shareecada Islaamka iyo xeerarka Ciqaabta ee wadanka u degsan.
Xukunkani ay Maanta riday Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa qayb ka ah Xukunno ay maalin kasta Maxkamadu ku riddo hadba dadka eedeeysanayaasha ah ee ay soo qabtaan Ciidamada Amaanka.
Tartan kor loogu qaaday aqoonta Ardayda wax ka ...
Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhawaan ...
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...