Tuesday, September 16th, 2014

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Saaka Xukun Dil Ah Ku Fulisay Askari Hore U Dilay Arday(Sawirro)

Published on January 6, 2014 by   ·   No Comments  ·   7,843 views

Maxakamada ciidamada qalabka sida ayaa saaka xukun dil ah ku fulisay askari katirsanaa ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed kaasi oo horey u dilay arday.

Sideeddii aroornimo ee saaka ayaa maxkamadda darajada Koobaad ee ciidamada qalabka sida waxa ay dil toogasho ah ku fulisay askari ka tirsanaa ciidamada qalabka sida oo degmada Howlwadaag hore ugu dilay arday Soomaaliyeed oo la oran jiray Cumar Maxamed Axmed kaasoo wax ka baranayay mid ka mid ah dugsiyada ku yaala Muqdisho.

Dilka maxkamadu saaka ku fulisay Ex- Dable Maslax Ciise Iimaan ayaa ka dhacay fagaaraha iskool Boliisiya, waxaana halkaasi ku sugnaa gudoomiyaha maxkamadda darajada koobaad ee ciidamada qalabka sida, saraakiil ka tirsan ciidamada, mas’uuliyiin kala duwan iyo dadweyne usoo daawasho tagay.

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa sheegtay iney jiraan xukunno kale oo dil ah kuwaas oo maxkamaddu fulin doonto maalmaha soo socda.

DSC02739

DSC02748

DSC02749

DSC02730

DSC02729

DSC02750

DSC02761

DSC02753

DSC02758

DSC02762

DSC02764

DSC02736

 

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso barnaamijka bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
mi1

Gobollada iyo magaalooyinka Dalka oo yeelanaya cinwaan (POSTAL CODE)

Wasiirka Boostada Iyo Isgaarsiinta Mudane Maxamed Ibraahim ayaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WAR-HABEEN-15.09.2014.mp3"][/audio]
IMG_9962

Daawo Sawirrada:- Kulankii Madaxweynaha Dalka Uu La Qaatay Madaxda Warbaahinta Soomaaliyeed

Akhristayaal waxaan halkaan idiin ku soo gudbineynaa sawirada ...
DSC01882

Wasiirka Qorsheynta Dalka Iyo Isku Duwaha Q.M Philippe Lazzarini Oo Arrimo Kale Duwan Ka Wada Hadlay “Sawirro”

Wasiirka wasaaradda  qorshaynta iyo iskaashiga caalamiga Xukuumadda Soomaaliya  ...
IMG_0175

Madaxweyne Xasan Oo Kormeeray Isbitaal Digfeer “Sawirro”

Madaxweynaha oo ay wehliyaan wasiirada arrimaha gudaha iyo ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WARKA-DUHUR-15.9.2014.mp3"][/audio]
Kulanka Baarlamaanka Maanta (40)

Kulan Looga Hadlayay Furitaanka Kalfadhiga Shanaad Oo Muqdisho Ka Dhacay “DAAWO VIDEO”

Kulankaan maanta ka dhacay xarunta golaha shacabka oo ...
cabdiweli1

Wafdi Uu Hogaaminayo Ra’isul Wasaare C weli Oo U Ambabaxay Britain

Ra’isul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiweli Sheekh ...
hiiraan1

Col. Tabane oo ka warbixiyay howlgalka ciidamada ee G/Hiiraan

Taliyaha ciidanka XDS ee gobolka Hiiraan Col. Tabane ...
Kismaayo-1_12

Shirka dib u heshiisiinta Jubbooyinka oo berri furmaya

Mas’uuliyiinta maamulka KMG ah ee Jubba ayaa sheegay ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WAR-SUBAX-15-9-2014.mp3"][/audio]
Xasan-sheekh

Madaxweynaha oo xalay la kulmay madaxda warbaahinta waddaniga ah

Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud ayaa xalay xarunta madaxtooyada ...
Sawirka Gudoomiye Jawaari

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Jawaab Ka Bixiyey Been Abuur Ay Saxaafadda Qaar Ka Sameysay “VIDEO”

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WARKA-HABEEN-14.09.2014.mp3"][/audio]
DSCN0732

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Baydhabo Si Rasmi Ah Uga Furay Shir Weynaha Dib U Heshiisiinta Koonfur Galbeed,Kana Hadlay Been Abuur “SAWIRRO”

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed ...
Gaafoow

Hogaanka Socdaalka oo soo bandhigay gabdho lagu qalday dal ku gal been abuur ah “DAAWO VIDEO”

Hoggaanka socdaalka iyo Jinsiyadaha dowladda Soomaaliya ayaa maanta ...
Sawir hore oo ah Guddiga sare ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

Madaxweyne Xasan oo la kulmay guddiga sare ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed “DAAWO VIDEO”

  [caption id="attachment_204461" align="aligncenter" width="640"] Sawir hore oo ah ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WARKA-DUHUR-14.09.2014.mp3"][/audio]
Al shabaab

Culimaa’udiinka Ahlusuna Waljamaaca oo dhalinyarada ay Shabaabku qaldeen baaq u diray

Culimaa’udiinka Ahlusuna Waljamaaca oo maanta kulan ku yeeshay ...
IMG_9648

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray dhismaha ka socda garoonka Aadan Cadde “SAWIRRO+MUUQAAL”

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
wasiirka gaashaandhiga

Wasiirka difaaca ee Soomaaliya oo la kulmay danjiraha cusub ee Turkiga u jooga Soomaaliya “DAAWO VIDEO”

Wasiirka Gaashaandhigga ee xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh ...
7

Guddoomiye Muungaab oo kormeeray xarunta dowladda Hoose oo dayactir ay ka socoto “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho mudane Xasan ...
xds

Ciidanka XDS oo la wareegay deegaanno ka tirsan G/Galgaduud

Ciidanka XDS iyo kuwa nabad-ilaalinta Midowga Afrika ee ...
baydhabo

Shirweyne dib u heshiisiineed oo maanta ka furmaya Baydhabo

Magaalada Baydhabo ayaa lagu wadaa inuu maanta ka ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WAR-SUBAX-14-9-2014.mp3"][/audio]
campala

Weerar argagixiso oo lagu fashiliyay Kambala

Dowladda Ugandha ayaa sheegtay ineey ciidamadeedu fashiliyeen weerar ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso barnaamijka bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
kambala

Ciidamada Uganda oo baaritanno ku sameeyay Hoteello ku yaala Kambala

Ciidamada ammaanka ee dowladda Uganda ayaa baaritaano ku ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WARKA-HABEEN-13.9.2014.mp3"][/audio]
Ciidamada_Qaranka2

Ciidanka XDS oo la wareegay tuulooyinkii ugu dambeeyay ee G/Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa AMISOM, ayaa si ...
Baydhabo

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Faah Faahin Ka Bixiyey Shirka Dib U Heshiisnta Berri Baydhabo Ka Furmaya….WARSAXAAFADEED

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed ...
Xisbiga PDP

DAAWO VIDEO: Sanad guurada labaad ee doorashadii Madaxweynaha oo la taageeray

Munaasabad lagu xusayay sanad guuradii labaad ee ka ...

Tubta Toosan

Godane-150x150

Maxaa lagu xasuusan doonaa Axmed Godane ? Dhageyso

Toddobaadkii hore waxaa duqeyn diyaaradeed oo Mareykanku fuliyeen ...
Godane

Taariikhda Godane, Dhageyso oo akhriso

Shalay oo Jimco ahayd ayaa si rasmi ah ...
Abaar

Waa sidee xaaladda abaareed ee dalka?

Sanadkii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka dhacay abaar xooggan ...