Thursday, May 17th, 2012

Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku ridday

Published on April 30, 2011 by   ·   1 Comment  ·   987 views

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun ku ridday askari gacan ku dhiigle ah oo horay u dilay askari kale oo ka tirsan ciidanka XDS.

Xukunkaan maanta lagu riday Dable Cabdi C/llaahi Dhuxul  oo ka tirsan Guutada afaraad ee hilaac ee ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa shalay galinkii dambe dil u gestay askari lagu magcaabi jiray C/risaaq Cali Xasan oo ay isku  meel ka tirsanaayeen.

Guddoomiyaha Maxkamadda ciidamada qalabka sida G/sare Xasan Maxamed Xuseen “muungaab” ayaa ku dhaawaaqay go’aanka maxkadamada waxa uuna sheegay in D/le Cabdi Cabdulaahi uu yahay gacan ku dhiigle kaddib marki maxkaamdda la horkeenay caddeymo sheegaya in uu dilay Maxuun C/risaaq Cali Xasan oo isna ka tirsanaa ciidanka XDS.

Ma ahan markii ugu horreysay oo ay maxkamadda ciidamada qalabka sida ay xukun    ku riddo   ciidamo  ku kacay falal dimbiyeedyo.

 

Readers Comments (1)

  1. ALLAHU AKBAR.. XAQII AYAA SOO IFTIIMAY DOWLADNIMADIINA WAY SO CARFEESAA MAR HADII QOFKII QOF DILA LAGU XUKUMAYO WAXA AY SHAREECADA ISLAAMKA KA QABTO SHAQO LA QABTO WAA MIDA UGU FICAN ALLA AGTISA..QAALIGA MAXKAMADA WAXAAN LEEYAHAY WALIGAA QOFNA HA U EEXAN,WAA QABIILKEY HAKU DEENIN,WAA WALAALKEY/WALAASHEY HAKU DEENIN,WAA EHELKEENA HAKU DEENIN,WAA SXBKEY/SXBTEY HAKU DEENIN IYO WAA SEEDIGEY/SODOHDEEY..REMEMBER MAANTA XILKA UGU WEYN EE LOO DHIIBO QOF BANI AADAN AH AYAA KU SAARAN WAAYO QOF DHAN BAAD XUKUMEESA..KAWARAN QOF QOF DILAY OO ILAAHEY YIRI HALA DILLO HADII AAD SII DEYSO? MA DAMBI KAWEYN AYAA JIRA? KAWARAN HADANA… QOF AANAN QOF DILAN AYAAD DIL KU XUKUNTAY.. SIDA SHABAAB MARAR BADAN AY SAMEEYEEN MA DAMBI KAWEYN AYAA JIRA.. WLHI JWBTA WAA MAYA.. MARKA.. THINK ABOUT IT MR JUDGE!!!.WALIGAA CADAALADA KU DADAAL.. Bye..Writer by abdi risaaq nuur mamad.. South africa.. PORTELLIZEPETH..




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

tartan

Tartan Aqooneed U Dhaxeeyay Duugsiyada Muqdisho Oo La Soo Gebagebeeyay

Tartan kor loogu qaaday aqoonta Ardayda wax ka ...
Kaliil

Guddoomiyaha G/Gedo”Dhawaan Ayaan Shabaab Ka Cirirbtireynaa Gobolka”

Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhawaan ...
astaanta.qaranka-300x228

Wasaaradda M/ iyo Lacagta Oo Tababar U Soo Gabagabeeysay Ciidamo Loo Tababaray Qaadista Canshuurta

Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
NATO

Faah faahinno ka soo baxaya duqeyn ka dhacay Xarar dheere

Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX May 17.05.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Dastuurka wasiirka

Wasiirka Dastuurka: shirka odayaasha dhaqan waa gabogebo, Dastuurkuna waa la soo bandhiggayaa

Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Jeesto-300x225

Horjoogge Ka Tirsanaa Al-Qaacidada Soomaaliya Oo Qiray Inuu Alle Uga Towbad Keenay Dhibaatadii Uu Umadda Ku Hayey (Dhageyso)

Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Sawirka Fanaan Lafoole

Fanaan Lafoole”Dalka Horumar Badan Ayaa Ka Jira Waan Imaanaya Dhowaan Si Aan Horumarka Uga Qeybqaato”(Dhageyso)

Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
1

Ciidammo Ka Tirsan Midowga Afrika Oo Fariisimmo Ka Sameystay Baydhabo”DAAWO SAWIRRADA”

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
al-Qaeda Militia

Horjoogayaal Ka Tirsan Al-Qaeda Oo Ku Halaagsamay Qarax Caawa Ka Dhacay Galgaduud

Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 16-May-2012         Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Sawir Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Xiligan

Dhageyso Barnaamijka Daljir Ee Looga Hadlo Dhismaha Ciidammada Qalabka Sida Ee Soomaaliya

Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
xuska-15may13

Suudan oo laga Xusay Sanad Guurada 69-aad ee Asaaskii Ururkii S.Y.L iyo Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed 15 May”SAWIRRO”

Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Duhurnimo

WARKA DUHUR 16.05.2012
astaanta.qaranka-300x228

Mas’uuliyiin Ka Tirsan He’yadda Maareeynta Masiibooyinka Oo U Ambabaxay Sudan

Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Dastuur-qabyo

Kulan Looga Doodayo Xuquuqda Uu Suxufiyiinta Siinayo Dastuurka Cusub Oo Muqdisho Ka Socda

Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
maka maka

Gaadiidleyda Iyo Qeybaha kale Ee Bulshada Oo Soo Dhaweeyay mashruuca Lagu Hagaajinayao Waddooyinka Muqdisho

Dadweynaha iyo  gadiidleyda  magaalada  Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Tarsan

Guddoomiye Tarsan Oo Afhayeen Cusub U Magacaabay Maamulka G/Banaadir

Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta  magacaabay afhayeenka cusub ...
1401

Kabakudukade iyo malleeshiyaad kale oo deegaanno ka tirsan Galgaduud isaga cararay

Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX 16.5.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
UN-235x300 (1)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo beesha caalamka ku ammaanay mooqifka Soomaaliya uga aadan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Ex

Saraakiisha Ammaanka” Qarraxyadii Al-Qaeda Muqdisho Ay Keeni Jireen Waan Fashilinay”

Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...

Tubta Toosan

tubta-toosan1-150x150151

Islaamka & Faafinta Nabadda

Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Residents gather near the covered remains of a suicide bomber at the scene of an attack along a street in Somalia's capital Mogadishu

Akhlaaqda dagaalka iyo Diinta Islaamka

Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
tubta-toosan1-150x150151

Dowlad Wanaagga sidee loo xoojin karaa?

Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...