Maxkamada Ciidamada Qalabka sida oo xukun isugu jira dil iyo xabsi ku ridday askar ka tirsaneyd ciidamada
Published on January 22, 2013 by Mowliid · 4 Comments · 2,274 views
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukuno isugu jira dil Iyo xabsi ciidan ku riday 4 ruux oo lagu soo eedeeyay danbiyo kala duwan Kadib markii ay mas’uuiyiinta maxkamadaasi maanta gaareen degmada Jowhar ee Xarunta gobolka Shabeelada Dhexe.
Maxkamada Ciidamada ayaa la horkeenay Askar ka tirsan ciidamada qalabka sida oo lagu eedeeyay dambiyo isugu jira dil iyo dhac, iyadoo maxkamadu dhageystay dacwada loo heysto dadkaasi, ayaa ugu dambeynti waxaa xukunka maxkamada ku dhawaaqay gudoomiyaha maxkada darajada Koobaan ee ciidamada Qalabka sida Liibaan Cali Yarow.
Guddoomiyaha maxkamada ayaa sheegay in eedeysanayaasha la horkeenay maxkamada oo ka koobnaa Afar askari oo ka tirsanaa ciidamada ay yihiin dambiilayaal galay dambiyada lagu soo eedeeyay.
‘’Maxkamadu waxa ay ku kala xukuntay dambiilayaasha 1 Sadexle Cabdi Fitaax Xasan Maxmamed Dil Toogasho ah, Maxkamadu wax ay la wareeegtay qorigii uu falka ku geystay, 2 Xuseen tarmuus ‘’Tuug Bidaar Leh’’ oo maqane 5 sano oo xabsi ciidan ah’’ ayuu yiri gudoomiyaha Maxkamada oo ku dhawaaqay xukunka.
Muqdisho, 19 June 2013 – Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka ...
Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay Ban Ki Moon ...
WAR HABEEN 19.06.2013
Shirweynaha qaran ee dib u habeynta waxbarashada dalkeena ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Muqdisho, 19, June, 2013..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
Mogadishu, 19 June 2013 – Wakiilka gaarka ah ...
Wakiilka gaarka ah ee midowga afrika u qaabilsan ...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh ...
WAR DUHUR 19.06.2013
Ra’iisulwasaaraha xukuumadda soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumadda soomaaliya ...
Mashruuc ururka iskaashiga islaamka ee OIC uu ku ...
Ciidamada qalabka sida ee soomaaliya ayaa goor dhow ...
Ciidamada qalabka sida ayaa gudaha u galay xarunta ...
Wararka aan ka heleeno xarunra UNDP ay ku ...
Iyadoo uu socdo shirka looga hadlayo aayaha gobolada ...
Akhristayaasha Sharafta Leh waxan halkan idinkugu soo bandhigeynaa ...
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa deeq lacageed ...
WARKA SUBAX 19.6.2013
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Federaalka ...
Guddoomiye ku xigeenka guddiga Baarlamaanka u qaabilsan xiriirka ...
Shirka heerka Qaran ee looga hadlayo dib u ...
Munaasabad Shaahaadooyin Lagu Gudoon siinayay arday Dhameysatay Barashada ...
Saraakiil sar sare oo ka tirsan aqalka cad ...
Waxaan ku wargelineynaa Akhristayaasha sharafta leh ee Websiteka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan halkan idinkugu soo gudbineenaa ...
WAR HABEEN 18-06-2013
Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ...
Kulanka uu wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ...
Xaflad SI heer sare ah loosoo agaasimay oo ...
Hay’adda wada Hadalka Bulshada ee CCD ayaa xarunta ...
Kulankan oo ay ka soo qeyb galeen waxgarad,siyaasiyiin,aqoonyahano,haween ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Soomaaiya sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...
maansha allaah waa wax lagu farxa sidaad waana hor mar geesinima ku jirta somalia guul
maasha allah saaaaaaaaas ayaan rabaa oo hadii ay saaaaaaas noqoto dowlada somaliyeed iyo shacabkeeda wax dhib ah ama qas ah ugeysanaayo malahan waayo waxa an somali ay ku maahmaahdaa ushii ay adiga kugu dhacdo gumadkeeda waxa ay utaalaa walaalkaaga marka qofkii wax dhaco ama dil geysto waxa ay marayaan meeshii ay mareen kuwa kale
Masha allah dowladeeda hda ayay udhaqmeysaa sidi dowlad! Makamada ciidamada qalabka sida howlwanaagsan ayay heydaa waxaa rajeynayaa in kuwa kale ee kuhowllan faldanbiyeedyada nuucaan oo kale ay tusaale ugu filantahay
Masha allh hadey udhacday si xaq ah wan ku farax sanahay cidamada qalabka sida waxaa logu tala galay inloosoocararo mahane ayaga isn laga cararo miyaa jawaabtu waa maya mida labaad ansha xa lama barin mana yaqanaan waxaan jeclan lahaa in labaro lagana qabto shacabka
Insha allh