mas’uuliyiin ka tirsan G/Banaadir oo ka qeyb galay kulan looga hadlayay amaaanka “sawirro”
Published on January 13, 2013 by Canab · 2 Comments · 4,590 views
Kulan looga hadlayay arrimaha amaanka, nadaafadda, deriseenta iyo canshuurta oo uu soo qaban qaabiyay maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta lagu qabtay dagmada Hodan ee magaalada Muqdisho iyadoo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin ka tirsan gobolka Banaadir.
Kulankan oo ay ka soo qeyb galeen madaxda gobolka Banaadir sida gudoomiyaha Gobolka Banaadir , agaasimaha xiriirka dagmooyinka gobolka, afhayeenka maamulka gobolka qaar ka mid ah guuddomiyeyaasha dagmooyinka gobolka, iyo haween ka kala socday dagmooyinka gobolka Banaadir.
Intii uu socday kulanka ayaa waxaa hadal ka jeediyay qaar ka mid ah haweenkii ka qeyb galay waxa ayna sheegeen in haweenka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Muqdisho ay diyaar u yihiin wax qabad dhab ah si dalka looga saaro marxalada uu ku jiro.
Gudoomiyaha dagmada Hodan Cabdi Maxamed “Dhabaney” oo marti loo ahaa ayaa hadal uu jeediyay kusharaxay in shacabka reer hodan ay yihiin dad isku xiran, hadaan lahelin iskaashiga bulshadana aan wax hagaagay jirin.
Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Maxamuud Axmed Nuur “Tarsan” oo soo xiray xafladda ayaa sheegay in shacabka ay kudhex jiraan dhagar qabeyaal ka tirsan maleeshiyada kooxda shabaab sidaas daraadeed shacabka looga baahanyahay in ay la shaqeeyaan hay’adaha amaanka si loo sugu amnigooda.
Kulankan ayaa ahaa mid uu maamulka gobolka Banaadir ay ugu talagaleen in dagmooyinka gobolka lagarsiiyo shirarka ceynkan oo kale ah si ay wada shaqeyn ay u yeeshaan dhamaan dagmooyinka gobolka Banaadir.







Photo By C/qadar Catoosh
Ciidamada qalabka sida ee soomaaliya ayaa goor dhow ...
Ciidamada qalabka sida ayaa gudaha u galay xarunta ...
Wararka aan ka heleeno xarunra UNDP ay ku ...
Iyadoo uu socdo shirka looga hadlayo aayaha gobolada ...
Akhristayaasha Sharafta Leh waxan halkan idinkugu soo bandhigeynaa ...
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa deeq lacageed ...
WARKA SUBAX 19.6.2013
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Federaalka ...
Guddoomiye ku xigeenka guddiga Baarlamaanka u qaabilsan xiriirka ...
Shirka heerka Qaran ee looga hadlayo dib u ...
Munaasabad Shaahaadooyin Lagu Gudoon siinayay arday Dhameysatay Barashada ...
Saraakiil sar sare oo ka tirsan aqalka cad ...
Waxaan ku wargelineynaa Akhristayaasha sharafta leh ee Websiteka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan halkan idinkugu soo gudbineenaa ...
WAR HABEEN 18-06-2013
Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ...
Kulanka uu wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ...
Xaflad SI heer sare ah loosoo agaasimay oo ...
Hay’adda wada Hadalka Bulshada ee CCD ayaa xarunta ...
Kulankan oo ay ka soo qeyb galeen waxgarad,siyaasiyiin,aqoonyahano,haween ...
WAR DUHUR 18.06.2013
Ciidmada booliska Kenya ayaa magaalada Mombasa ku toogtay ...
Muqdisho, 18, June 20133…Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Waxaa 10:30 Barqonimo ee maanta magaalada Muqdisho ka ...
Waxaa goor dhow maanta magaalada Muqdisho ka furmay ...
WARKA SUBAX 18.6.2013
Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa boob u ...
Taliska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa muddo Bil ah ...
Shirka dib u habeeynta waxbarshada dalka oo socon ...
Garsooraha xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Xasan Wiish ...
Dadka soomaaliyeed ma yihiin dad la xukumi karo ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Soomaaiya sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...
Maasha Allah waa hurumar loo baahan yahay belse waxa haboon in hurumarka laga wada gaarsiiyo dhamaan degmoooyinka caasimada waxa degmooyin ay ka jiraan amni daro oo ay ka midyihiin degmada Kaaaraan iyo kuwa kale waxay weydiin lahaa gudoomiye degmada Kaaraan miyaysan Muqdisho ka tirsaneyn? oo Maxaa u diiday humarka iyo amniga iyo nadaafada
Dr Tarsan waa fiicantahay saad u daadihineysid howlaha Gobalka guuleyso guuleyso weigaa.