Masjid Ku Yaala Xaafadda Islii Oo Qarax Lala Eegtay
Published on December 7, 2012 by Jayte · 13 Comments · 2,391 views
Dad uu ka mid yahay Xildhibaanka lagasoo doorto Xaafadda Kamakuunji ama Islii oo ay Soomaalidu degto Yuusuf Xasan ayaa ku waxyeeloobay weerar bambaanno oo caawa lala eegtay masjidka Al-Hidaaya ku yaala xaafadaasi.
Weerarka ayaa dhacay kadib markii lagasoo baxay salaadda cishaha ee caawa waxaana uu ahaa bam gacmeed kaasi oo sida la xaqiijiyey laga tuuray gaari marayey masjidka albaabkiisa.
Hal qof oo Soomaali ah ayaa la xaqiijiyey in weerarkaasi bambaano uu ku geeriyooday waxaana ku dhaawacmay dad gaaraya 20 ruux oo Soomaali u badan.
Dadka dhaawacmay oo uu ku jiro Xildhibaanka laga soo doorto xaafadaasi ayaa lagu dabiibayaa isbitaallada magaallada Nairobi.
WIXII WARAR AH EE KUSOO KORDHA NAGA FILLO INSHA ALLAH.
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hishiis Dhanka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
WAR HABEEN 22.05.2013
Wasiirka Gaashaandhiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane C/xakiin ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
(Muqdisho, 22, May, 2013) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Bandhig dhaqameed ay kasoo qeyb galeen in kabadan ...
Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugan qeybo ka mid ...
WAR DUHUR 22.05.2013
Deeq Raashin gargaar ah ayaa maanta loo qeybiyay ...
Bukaannada ku jira Isbitaalka Keysaney ee duleedka magaalada ...
Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kulmay iyadoo mudanaayal ka ...
Wasiirka gaashandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/xakiin Xaaji ...
War Subax Arbaco 22-05-2013
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Wasiirka beeraha iyo xaanaanada xoolaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ...
Booqashadaan oo ay gudoomiyaha gobolka Hiiraan mudane Cabdi ...
Kulankan oo ay maanta yeelanayaan xubnaha golaha shacabka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Ururka kubada cagta bariga iyo bartamaha Afrika ee ...
War Habeen 21-May-2013
Kulan ay si wada jir ah ugu qeybteen ...
Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ...
WAR DUHUR 21.05.2013
Baarlamanka oo maanta anxisiyay Miisaaniyada Sadexdii bilood ee ...
Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...
Wasiirka ku xigeenka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta Gaadiidka Xukuumadda ...
Dibadbax lagu tageerayay dowladda Soomaaliya loogana soo horjeeday ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineyna ...
Shirka waxaa wada jir u guddoominayay madaxweynaha Soomaaliya ...
WARKA SUBAX 21.5.2013
Maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ...
Ciidamada dowaladda Soomaaliya ayaa xalay iyo saaka howlgalo ...
Odaayasha Dhaqanka ee ku sugan magaalada Garbahaarey ee ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...
asc marka hore ilaah ha unaxariisto inta ku dimatay inta ku daawacantayna ilaah ha caafiyo marka labaad falkaan waa fal ugub ah marka waxaa haboon in islaamka ay wada tashadaan midoobaan meel walba ay joogaaan
ilaahow alshabaab dadka eenagu dirayaan naga qabo sheyaadiin waaye balaayad
Horaa waxaa loo dhahay dabkii munaafaq shido mu’min ayaa ku gubta, wuxuuna Nebigu dhahay gaalada illaahooda ha caayina si aysan Alle u caayin . Markii kiniisadaha la qarxinayay , waa la filayay in masaajidadana la qarxinayo, waxaana dhibaatada oo dhan ka msuul ah alshabaab o maanta dadkii nabada ku wada noolaa dhibaato ka dhex abuuray…
Balaayo ha ku dhacdo waxii dadkeena waxyeeleya meelkasta oo lagu dhibo intii ku dhimatay alaha u naxariisto intii dhaawac ahna alaha caafiyo aamiin.
Asc walalaha slmka ah hadana kuwa somaliyed wa maxay qaraxa masajida ka bilowday dadka side wax loraba wa adun iyo akhiro seg waxas subxana alah ale aya nasdahan
inalilahi wa ina ileyhi rajicuun ilahey ha u naxariisto intaku dhawacantay inta dhimatana alaha u naxaristo aad ayaan uga xumahay wlh wa arin murugo badan maxa u geyay meel ale lagu cabudo narta alaha ku fogeye
Dadka ay laayeen oo dhan waa soomali soo maahan? Laakiin shabaab hada soomali looma aanay karo. Waxaa kujira shaqaiyaad dowlada badan ka soo jeeda, wadama kalena way kajiraan oy kenya ka mid tahay.
Sharta Allaha damiyo
Alshabab wa daalamiin ,munaafaqiin cad ale ayan ka magan galbay anaga iyo eheladeena iyo muslimiinta amiin
Asc ani waxan oran laha arintan wa arin weyn yanan lafudadeysa qawarijta alqacida waxey wacad kuso maren in ay umada somaleyd iyo umadaha kale eyla nolyihin isku diran weyna sameyen mida sababto ah melanan somali jogin kama dagalami karan wa cawan anan din muslim iyo din galo midna heysan e hala iska dhiciyo masjidka wax qarxiyayna wa ayaga un wuxushiyenta anan xishoneyn alshabaab masa bus
Asc walala heyga somalied wan idin salamay meel kasta aduun yada ka joogtaan horta ilaah ha caafiyo inta kudhawacantay Ito inta ku dhimatay aamin yaa Rabi al shabaab waxay noo abuureen fidno waxa kaniizad lagubo maantana maantana masjid stay gaartay maanta shabaab kelia Mahan ee waa keen yaanka iyaga ayaa gubay masjidka waxayna kawadan aar gudasho marka somaliyey hurdada kakaca plz is garab qBta were ayaan isku ognahay
AC- Waxaa dhacaaya wixii Ilaahay qadaray lkn waxaa nalaka rabaa inaan iska dhex saarno sheydaanka oo meel uga soo wada jeesano- haddii midna taageero – midna diido inaka shacabka ayaa ku dhibtoonaya- dhamaadkuna waa dhiig XAARAAN AH.
Allow badbaadi Umada musliminta ah e Somaliyeed e dalal ka shisheye joga .