Masjid cusub oo laga furay degmada Boondheere
Published on February 2, 2013 by Mowliid · No Comments · 2,645 views
Masjid cusub oo ay markiiba ku tukan karaan boqolaal dad ah ayaa maanta laga furay degmada Boomdheere.
Munaasabadani oo lagu furayay Masjid cusub ee labo biyaano ah oo ay dhiseen dad shacab ah ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka socotay dowlada Soomaaliya oo ay ka mid ahaayeen madax ka socotay wasaarada Garsoorka Cadaalada iyo Dastuurka oo uu horkacayay agaasimaha guud ee wasaaradaasi Gudoomiyaha dagmada Boondheere, taliyaha ciidnaka Booliska ee saldhiga dagmadaasi waxgarad culuma’u diin ka kala socoday Masaajidyada kale ee ku yaala isla dagmadaasi ayaa lagu qabtay masjidkaasi oo lagu magacaabo Bilaal Binu ruwaax.
Gudoomiyaha dagmada Boondheere Cabdulaahi Xirsi Wardheere Istakiin oo furitaankii Masjidkaasi ka qeyb galay ayaa sheegay in wax lagu farxo ay tahay Masjiska cusub ee laga furay dagmada Boondheere gaar ahaan xaafada Shanta geed.
Gudoomiyaha ayaa ugu baaqay dadka kale ee wax heysta in ay dayactiro xoogan ay ku sameeyaan Masaajidyadii horay dagmada ugu yaalay eek u burburay dagaaladi ka dhacay degmaadaasi si ay ugu cibaadeystaan shacabka ku nool dagmadaasi.
Agaasimaha guud ee wasacarada Garsoorka Cadaalada iyo Dastuurka mudane Maxamed Aadan Qeyrow oo gaba gabadii manaasabadaasi ka hadlay ayaa aad ugu mahad celinayo dadkii shacabka ah ee gartay in dhulkooda iyo hantidooda ay ku shaqeeyaan Masjid isla mar ahaantaana ay halkasi ka dhisey Masjid labo Biyaano ah si ay ugu cibaadeystaan dadka shacabka ah ee dagmadaasi ku nool waxa uu Maxamed Aadan qeyrow uu tilmaamay in waxa ugu ajirka badan ee wax lagu sadaqeysto ama la dhiso uu yahay masjidka Alle qofkana uu ka helayo ajir badan.
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Rabshadahan ayaa dhowrkii cesho ee la soo dhaafay ...
Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku ...
Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane ...
WAR HABEEN 23 05 2013
Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ...
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
Taliyaha Hogaanka Socodaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Soomaaliya Cabdulahi ...
(Muqdisho, Majo 23, 2013). Shirkii golaha wasiirada Xukuumada ...
Munasabad lagu maamuusayay maalinta umulisay aduunka laguna soo ...
WAR DUHUR 23.05.2013
Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed Nuur ...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Dibad bax balaaran oo lagu taageerayay horumarada iyo ...
Maamulka dagmada Hobyo ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee ...
Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ...
WARKA SUBAX 23.5.2013
Iska hor imaad geystay qasaaro iskugu jira dhimasho ...
Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool dalalka South Africa ...
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hishiis Dhanka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
WAR HABEEN 22.05.2013
Wasiirka Gaashaandhiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane C/xakiin ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
(Muqdisho, 22, May, 2013) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Bandhig dhaqameed ay kasoo qeyb galeen in kabadan ...
Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugan qeybo ka mid ...
WAR DUHUR 22.05.2013
Deeq Raashin gargaar ah ayaa maanta loo qeybiyay ...
Bukaannada ku jira Isbitaalka Keysaney ee duleedka magaalada ...
Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kulmay iyadoo mudanaayal ka ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...