Sunday, December 21st, 2014

Mashruuca Mataaneynta Muqdisho Iyo Istanbuul Oo Si Xowli Ah Uga Soconaya Wadada Maka Al-Mukarama

Published on March 1, 2013 by   ·   11 Comments  ·   7,453 views

Dib U Dhiska Muqdisho 18Fulinta qeyb ka mid ah mashruuca mataaneynta magaalooyinka Istanbul iyo Muqdisho oo ay horey ugu heshiiyeen labada duq magaallo ayaa ka soconaya magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka.

Wadada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho waxaa hada ka soconaya fulinta qeyb ka mid ah mashruucaasi kaasi oo laami lagu saarayo wadada waxaaana ka shaqeynaya shaqaalle isugu jira Soomaali iyo Turki kuwaasi oo iyagu isticmaalaya gaadiidka dhismaha loogu talagalay oo ay walaalaha turkigu ugu deeqeen magaalada Muqdisho.

Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir Maxamed Yuusuf oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in tani ay qeyb ka tahay fulinta mashruuca lagu mataaneynayo labada magaallo ee Muqdisho iyo Istanbul waxaana uu Afhayeenku baaq u diray ganacsatada mehredaha ganacsi ku leh nawaaxiga wadada laamiga ah oo iyagu ku howlan iney dhismooyinkooda si sharci daro ah laamiga ugu soo durjiyaan waxaana uu afhayeenku tilmaamay in hadii aysan ganacsatadu arintaasi ka waantoobin laga burburin doono dhismooyinka ay sida sharci darada kusoo geliyeen laamiga.

Sidoo kale qaar ka mid ah ganacsatada ku ganacsada wadada Maka Al-Mukarama nawaaxigeeda ayaa si aad ah usoo dhaweeyey dhismooyinka wadada ka soconaya waxaana ay talaabadan ku tilmaameen mid gacan weyn ka geysan doonta soo celinta bilicda Caasimadda dalka.

Maamulka gobolka Banaadir ayaa intabadan ka wada degmooyinka gobolka Banaadir howlo lagu hirgelinayo mashruuca mataaneynta magaalooyinka Istanbul iyo Muqdisho kaasi oo yimid kadib markii labada duq magaallo ay heshiis kusoo kala saxiixdeen magaalada Istanbul ayadoo heshiiskanna uu maamulka gobolka Banaadir uga golleeyahay soo celintii bilicdii caasimadda lagu yaqaanay.

Readers Comments (11)

  1. shariifa ahmed says:

    masha allah waa wax lagu farxo weynu ku mahadan yihiin walaalaha turkiga shaqo wanaagsan aan leeyahay

  2. Maxamad xuseen says:

    Guul guul waa wax lagu farxo in caasimaddeena ay lamid noqoto istambuul

  3. calaamada kristaanka says:

    waxaan arkaa calaamad kristo mase waa indhaheyga?

    • Abdiaziz says:

      Waa yaab adeer yaa kuu dirsaday calaamadha iska daa calaamad e wacaa loo dhisayaa meel ay diintooda ku caabudaan

    • maxamed dhere says:

      ..to–calaamada kristaanka…..indha haada ayaa calaamada kiristaanka kabatey baan umaleynayaa sxb .oo kiyaalo kisho indha ha ayaad la dahay .waa baalo nal ah .wax weliba waad kajaahilsan tahay baan u arkaa.

  4. Bossaso says:

    Asalaamu calaykum. Runti waa wax qof walba oo wadani ahba uu kufarxo in laso celiyo bilicda magaala madaxda dalka kadibna logudbo magaaloyinka kale sida Baydhabo oo ah magaalo madaxda 3aad, Hergaysa, Kismanyo iyo dhammaan magaaloyinka kalaba, redio muqdisho waad kumahadsan tahay sida aad shaqadaada ugudanaysi hakadaalin shaqadaad ummada uhaysid

  5. Indhaha miyaad la, dahay halkeey ku taalaa calaamada kristaanka baalayaashii miyaa hadane noqdey calaamad kiristaan. Xukun kooda sahlanaa yaaab.

  6. abdirisak says:

    asc wr wb dhamantin wan idin salamay samalia oo dhan waa wax lagu farxo oo u ku farxo qof somali dhab ah tani waa alxmduliah mida kale walallka dhahaya calamad christanka ah miyaa imuqda dhahaya sxb calamada ma ahane wa balaha leyrkisa waye mida.wepsitekana waxan u shegaya ama an ka codsaneynaa.masawirada.magalda iney nosoo badiyaan sababto ah ilmaha aya tuseyna

  7. bilal says:

    mashaAllaah ilaah anosiiyadiiyo amiin

  8. mahad says:

    ninka isgoska shaqaalaha calaamad kirishtaan ku arkay… maxaa dhibaaya oo uu niyada kuhayaaaaaa????????????caloosha ayuu kabukaa bal fiiri waxa laga hadlaayo iyo wuxuu niyada kuhaayo




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

Muungaab Sawir Hore

Guddoomiye Muungaab oo madaxda Hay’adda TIKA ka hadlay sidii ay u dadajin lahayeen dhismaha Jidka Wadnaha

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WARKA-HABEEN-21.12.2014.mp3"][/audio]
Xasan-Sheekh-Maxamuud

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dib ugu soo laabtay dalka “Dhageyso”

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan ...
DSC00192

Kooxda Heegan oo galabta afka ciidda u dartay kooxda LLPP Jeenyo “SAWIRRO”

Kulan ka tirsan Horyaalka heerka koowaad ee dalka ...
sawir

Akhriso Qodobada ay Ku Heshiiyeen Dowladda Federaalka iyo Maamulka Somaliland

Wada hadaladii u dhexeeyay dowlada dhexe ee Soomaaliya ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WARKA-DHUR-21.12.2014.mp3"][/audio]
Kulanka Baarlamaanka Maanta (36)

Baarlamaanka oo meel mariyay Hindise sharciyeedka guddiga xuduudaha iyo Federaalka

Kalfadhiga Shanaad fadhiisa 21aad ee maanta oo ay ...
howlgal

Gaari xamuul ah iyo hub ku rarnaa oo ay gacanta ku dhigeen ciidamada Nabad sugidda Qaranka

Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa maanta ...
Wasiirka_Caafimaadka_Somalia

Siihayaha Wasiirka Caafimaadka oo la kulmay hay’ado ka socda Qaramada Midoobay

Siihayaha Wasiirka Caafimaadka ee Soomaaliya mudane Cali Maxamed ...
astaanta.qaranka-300x228

Shaqaale ka tirsan Wasaaradda Shaqada oo tababar loo furay

Munaasabad tababar loogu furayay qaar ka mid ah ...
DSC07540

Culimada Galdogob oo ku baaqay in laga qayb qaato Dhismaha Dugsiga Hooyo ee Galdogob “SAWIRRO”

Dugsiyada Hooyo oo ay gacanta ku hayso Jamciyada ...
jowhar

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawadda oo xafiis ka furatay degmada Jowhar

Wasaaradda gaadiidka iyo duuliskta hawada ayaa xafiis ka ...
DIGITAL CAMERA

Daawo Sawirrada:- Xafladdii xalay lagu qabtay taliska ciidanka booliiska ee Muqdisho

Munaasabad lagu maamuusayay sanadguuradii 71-aad ee ka soo ...
xasan sheekh

Madaxweynaha J. F. S. oo maanta Jabuuti kula kulmaya madaxweynaha maamulka Somaliland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WAR-SUBAX-21-12-2014.mp3"][/audio]
sax

Eng.Axmed Macalin Fiqi oo isku sharaxay madaxweynaha maamulka gobollada dhexe”Daawo Sawirro”

Munaasabad balaaran oo lagu qabtay hotelka Saxafi ee ...
IMG_0741

Xaflad lagu weyneynayo sanadguurada ciidanka booliiska oo caawa ka socota Muqdisho

Munaasbad balaaran oo lagu maamuusayo xuska sanadguuradi 71-aad ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WARKA-HABEEN-20.12.2014.mp3"][/audio]
IMG_0734

DAAWO SAWIRRADA:- Xuska ciidanka booliska Soomaaliyeed

Akhristayaasha sharafta leh ee Radio Muqdisho, waxaa halkaan ...
1

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jabuuti kula kulmay Madaxweynaha Maamulka Somaliland

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan ...
xukun1

Maxkamadda darajada koowaad oo xukunno kala duwan ku riday eedeysanayaal

Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee ...
astaanta_qaranka11 ok

Soomaaliya oo laga caawin doono xagga dib u dhiska

Eng, Nadiifo Cismaan Sii hayaha Wasiirka Wasaaradda Howlaha ...
vlcsnap-2014-12-20-15h28m24s0

Munaasabadda xiritaanka sanad dugsiyeedka Dugsiga agoonta Rajo oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO+VIDEO”

Munaasabad lagu maamuusayay xiritaanka dugsiga agoonta Rajo ee ...
Danjiraha Somalia ee Talyaaniga

Safiirka Soomaaliya ee Talyaaniga oo Hambalyo u diray ciidanka Booliska

Rome.20.December..2014.Sabti,, Safiirka Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka ...
Cawad

Baarlamaanka oo ka hadlay wax ka badal lagu sameeyo Hindise sharciyeedka Guddiga Xuduudaha

Kalfadhiga Shanaad fadhiisa 20aad ee maanta waxaa shir ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WARKA-DUHUR-20.12.2014.mp3"][/audio]
ATAM

Dowladda Soomaaliya oo soo dhoweysay go’aanka Golaha Ammaanka ee QM oo liiska cunaqabateynta 1844 loooga saarayey Sheekh Atom

Mogadishu, 20 December 2014 – Dowladda Federaalka Soomaaliya ...
Taraafiko

Taliska Nabad gelyada Waddooyinka ee taraafiko oo xusay aas aaska ciidanka booliska

Taliska Nabad gelyada Waddooyinka ee taraafiko ayaa maanta ...
gudon

Booliiska Malta oo wali wada baaritaanka meydka gabar Soomaali ah oo ku geeriyootey dalkaasi

Guddoon Cabdulaahi Xasan waxay ahayd gabar yar oo ...
unnamed

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay “SAWIRRO”

Mogadishu, 20 December 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane ...
astaanta-ciidanka-boliiska

Sanad guurada 71 aad ee Boliiska Soomaaliya oo maanta laga xusay Muqdisho iyo qaar kamid ah gobolada dalka

Munaasabad balaaran oo lagu weynaynaayay maalinta Ciidanka Boliiska ...
IMG_4725

Dowladda Soomaaliya oo soo ceshatay Xubinnimadii Machadka Qorsheynta Carabta ”SAWIRO”

Xarunta Machadka Qorsheynta ee wadamada carabta ee Dalkan Kuwait ...
IMG_30321

Arday Soomaali ah oo Qeyb ka Ahaa Arday Maanta Ka Qalin Jabisay Jaamacada Kenyatta ee Nairobi:-MUUQAAL+ Sawirro

Munaasabad balaaran oo ay ku qalin jabinayeen dufcadii ...
Kenyatta

Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo Maanta Saxiixay Sharciga Muranka Dhaliyay ee Ammanka Dalka

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta qalinka ...

Tubta Toosan

dagaal

Ma bannaantahay in lala dagaallamo dowladaha? Dhageyso

Dalal badan oo ay Soomaaliya ka mid tahay ...
download

Akhlaaqda Dagaalka iyo aragtida Islaamka Dhageyso

Toddobaadyadii  la soo dhaafay  maleeshiyada Alshabaab waxa ay ...

Naxariista iyo Fudeydka Islaamka-DHAGAYSO

Diinteenna Suubban ee Islaamku waa diin naxariiseed, waxayna ...