Saturday, October 25th, 2014

Marxuumiinta Liibaan Cali Nuur Iyo C/sataar Daahir Sabriye Oo Maanta Muqdisho Lagu Aasay “SAWIRRO”

Published on September 21, 2012 by   ·   66 Comments  ·   21,616 views

Aaska marxuumiinta Liibaan Cali Nuur iyo C/Sataar Daahir Sabriye oo ka kala dhacay qabuuraha Jasiira ee duleedka Muqdisho iyo isbitalka Madiina ee magala Muqdisho waxaana ka soo qayb galay mas’uuliyiin ka socotay Wasaaradda Warfaafinta bahda saxaafadda iyo ehelada marxuumiinta.

C/sataar Daahir Sabriye waxaa lagu aasay qabuuraha isbitaalka Madiina halka Liibaan Cali Nuur lagu aasay qabuuraha Jasiira ee duleedka magalada Muqdisho.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta C/risaaq Cali Yuusuf  Bahlaawi oo kula haday warbaahinta halka uu aasku ka socday ayaa uga tacsiyadeeyay ehelada iyo asxaabta ay ka bexeen halgamayaashaasi qaran.

Wariyeyaasha Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa iyana dhankooda ku adkaystay inaanay marnaba ka dabci doonin go’aankooda ah inay bulshadooda u gudbiyaan xaqiiqda dhabta ah ee uu dalkoodu ku sugan yahay iyo micnaha dawladnimo.

Allaha u naxariistee Liibaan Cali Nuur  iyo C/sataar  Daahir Sabriye waxay ahaayeen dhalinyaro fir fircoon oo jeclaa in dadkooda ay ku noolaadaan nabad qalbiyadooduna ay ku waynayd inay dad kooda gaarsiiyaan heer qofkastaahi halka uu jooga uu ka gutto waajibka qaran ee saaran waxaana la xaqiri karin marnaba in labadaasi marxuum ee qaaliga ah ay ahaayeen dad ay niyadeedu ku wayntahay in la ilaaliyo diinteena islaamka qaranimada wadanka iyo nolosha shacabka soomaaliyeed balse waxaa idlaaday waqtigii  uu alle ugu tala glay in ay noolaadaan.

Hase yeeshee waxaa shacabka soomaaliyeeed aanay al-shabaab kula yaabeeyn ciribtirka ay cirib tirayaan waxgalka soomaaliyeed iyagoo sheegtay dilka muwaadininta maanta la aasay taa oo ka hor imanaysa ayaadka oo ilaah noogu sheegay in qof waliba uu ku bixidoono waqtigiisa lagana dib dhigayn loona dadajinayn.

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-

Yurub                                                            +442035190460

USA & CANADA                                         +17124327760

Readers Comments (66)

  1. Bilqeyr says:

    ilaahow unaxariiso qabrigoodana waasac uga dhig.

    Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin.

  2. MUQTAR MOHAMED says:

    S/C.WW.INAALI LAAHI WAA INAA ILEYHI RAA JICUUN. EHELKII IYO QARABADII AY KA TAGEEN IYO BAHDA SAXAFADA WAXAAN LEEYAHAY SABAR IYO IIMAAN ALAAH HA IDINKA SIIYO WAA MEEL MLOO WADA JEEDO LKN WAA MURUGO RUUXAN AAN WAXBA GALABSANIN IN SIDAA LOO QARXIYO DHIIGOODANA MACNA LA,AAN LOO DAADIYO KUWII SOO DIRAY IYO KUWII FULIYAYBA ILAAH HAKA JAAZIYO MAALINA XISAABTA IYAGANA NAXARIISTII EEBE ILAAH HAKA WARAABIYO WAA MURUGA, CIIL IYO TIIRAANYO LOO GEESTAY WIILASHAAS BAL MIYAYNA KU XISAAB TAMAYN IN AY YIHIIN WALAALAHOODA BERI ANFACAYA DALKA IYO DADKA. WAXAN LEEEYAHAY WAY DHAMANAYSAA ADUUNYADAN LKN RUUX WALBOW WAXA AAD SAMAYNAYSO BERI BAAD LAKULMI MACAAN IYO QARAAN.

  3. Xamdi c.dule says:

    Alle hau naxaristo waqtigoda mesha ku ekay qof malin aya la sagotin naxarista jano (alle) haka warabiyo gacan ka xaqdaran aya dishe kii isku qarxiye iyo midki so ababulo naarta (alle) haku bishareyo shbb (alle) hanaga qabto wana dhiben dilkena na kama dalan

  4. mohamed qeys says:

    ilahay ha unaxaristo waxa loohoyey gurigodi rasmiga ahay ilah qabriga ha uwasiciyo

  5. ismacil says:

    allow u naxariiso su,ashana u fududee ehelkisa iyo asxbtisa iyo somalida o dhana sabar iyo iman ka sii amin amin

  6. ismail says:

    INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN,ILAAHEY WAXAAN UGA BARYAAYAA INTII DHIMATEY NAXARIISTII JANO ALAHA KA WARAABIYO,KUWA DHAAWACANA ILAAHEY CAAFIMAAD DEG DEG AH ALAHA SIIYO, ALSHABAABNA ILAAHEY HA NAGA QABTO SHARTOODA WEY NA DHAMEEYEEN ILAAHEY WAX XUN ALAHA KU RIDO WAXEY SEEGEN ADUUN IYO AAKHIRABEE, ILAHEY MA SIIYO NAXARIISTIISA ALSHABAAB WAABA AL SHAREE.

  7. zaki says:

    waxaan ilaah ugu barya labada marxuum in uu janadiisa geeyo una naxariisto gacan ka kardaran aya dishay ilaahow u naxariiso ilaahow qabrikooda u nuuri ilaahoow qabrikooda u qabooji ilaahow kii ki dilay naarta ugu bishaaree ilaahow kan dilay iyo asiga isku meeel ha geenin asna janada kan dilay ilaahow cadabdaada ku fukeey wan ku barya waa jimco ee ducadeeda ika aqbal yaa rabi

  8. aweeysxaji says:

    ilahay hana xaristao gacan ka gardaran aya disha jinade ilah ha ugu bisharayao insha alah

  9. cumar sufi says:

    allah unaxariisto ragaasi waa geesiyaal ku dhiiraday in ceebta alshabab asufahaa bananka keenay

  10. abdi says:

    inaa lilaah wa inaa ileyhi raajinuun ilaahey naxariistii jano haka warabiyo anaga samir iyo imaan hanaga siiyo amaaaan amiin,

  11. Hassan says:

    Inaali laah wa inaa ilayhi rajicuun illahay waxaan uga baryayaa inuu janadii firdowsa ka waraabiyo ilahayna samir hanaga siiyo walalkay liibaan cali nuur si way ayaan garanaye mudo ayaanu daris ahaayn waligayna kuma arag waxaan ahayn daacad nimo iyo daweecad wanaagsan maanta se gacan ka gar daran ayaa dishaye ilahay ha u naxariisto dhamaan inta ku dhimatay aamiin aamiin aamiin

  12. إنا لله وإنا إليه راجعون إن لله ما أعطى وله ما أخد

    waxaan halkaan tacsi aad murug ay ugu dheehan tahay u dirayaa dhamaan saaxibada warbaahinta qaranka soomaaliya iyo dhamaan ehelkii ay ka dhinteen walaaleheena geeriyooday .. runtii murxum abdirsitar iyo marxuum liban aad iyo aad ayaan isku naqaanay waxaana ay ahaayeen rag la dhihi karo waxaa weeye indhaha saxaafada qaranka .. ilaah samir iyo iimaan hanaga siiyo runtii markii aan maqlay geeridodoa wan soomanaa waana afurayay naxdin xoogan ayaan dareemayay . ilaahow qabriga u waasici

  13. daacad says:

    asc inaa lilaahi wa inaa ilehi rajicuun allow uwada naxariso marxuminta manta la.asay gacan kaxaq daran adishay maleshiyada shabab dhulka ale haku hoojiyo

  14. ali says:

    inna lillahi wa ina ileyhi rajicuun …. ilahow unaxariso gacan ka xaqdaran ayaa disheeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee

  15. maxamed deeq cabdi salaad says:

    inaa lilaahi waq inaa ilayhi raajicun waxaan leeyahay ilaahay ha unaxariis janadii firdowsana alaha geeyo eheladina alaha samir buuxa kasiyo waxa dishay gacan kaxaqdaran oo ugu tala galay in ay dadka somaliyed indha tiraan waxan masuliyinta warfaafinta qaranka ugu baaqaya in ay ogaadan eheladi iyo caruurti marxumin howshoodana ay si nwataan

  16. C/KARIIM says:

    Innaa Lillaah Wa inaa Ileyhi Raajicuun ma dhinte waa Alle samir iyo iimaan Alle ha ka siiyo Umadda Soomaaliyeed qabrigoodana Alle ha u nuuriyo, wariyayaasha Soomaaliyeedna waxaan leeyahay sii laban laaba howshiina si umadda Soomaaliyeed nabab taam ah u hesho.

  17. ali abuukar says:

    inaa lilaahi waa inaa ileehi raajucuun ilaahey ha u naxariisto walaalaheen gacan ka gardaran ayaa dishay taariiqda ayaana xusitoonta

  18. Abdifatah says:

    Waxaan ilaahay uga baryayaa marxuumiintaa in janada ka waraabiyo waxaan kula talin lahaa dawlada iyo shacabka muqdisho in lacag 10 kun oo dollar ama ka badan loo balan qaado qofkii soo sheegaa gacankudhiigle. dadkaa faraha badan ee habeen iyo maaliba lagu leenayo xamar hadii taa lasameeyo waxaan aaminsanahay in gacan ku dhiiglayaal badan la soo heli lahaa laakiin waxaad moodaa in dilka wariyaasha ama fanaaniinta iyo aqoonyahanada ku dar shacabka ee noqotay looma ooyaan,

  19. INALILAH WA INA ILEHI RAAJICUN ALLAH ha u naxaristo wax kale oo shegno malahan ILLAH ha naga qabto ku wan dadka layay ameen ameen

  20. inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun
    alle ha u naxariisto itii ku geeriyootay qaraxii xalay maqribkii kadhacay baar vilege
    alle naxariistii jano haka waraabiyo intii ku dhaawwacantayne alle caafimaad hasiiyo

    qulada ku faaneeysa leeyta dadka soomaaliyeed ee aan waxba galabsan alle wadada xaqa ah ha tuso oo hasoo hanuuniyo

    indhihii umadda ayeey ridayaan rajadii umadda ayeey wax yeelayaan lkn alle ayaa kaweyn dhagar qabayaasha
    cabdisataar&liibaancali laba wariye oo umadda soomaaliyeed ku weyn ayeey ahaayeen e ale ha u naxariisto anagana samir iyo iibaan alle hanaga siiyo

  21. ali ahmed says:

    waxaan halkaan tacsi aad murug ay ugu dheehan tahay u dirayaa dhamaan saaxibada warbaahinta qaranka soomaaliya iyo dhamaan ehelkii ay ka dhinteen walaaleheena geeriyooday .. runtii murxum abdirsitar iyo marxuum liban aad iyo aad ayaan isku naqaanay waxaana ay ahaayeen rag la dhihi karo waxaa weeye indhaha saxaafada qaranka .. ilaah samir iyo iimaan hanaga siiyo runtii markii aan maqlay geeridodoa wan soomanaa waana afurayay naxdin xoogan ayaan dareemayay . ilaahow qabriga u waasici-

  22. maryan says:

    Inaaa lilaahi wa inaa ilayhi raajacuun.
    waxaan marxuumiintaan Allaah uga baryeeynaa in aw janadiisa fardoowso ka waraabiyo ahaladii iyo qaraabadii ay kageeriyoodeena samir iyo imaan ka siiyo,waa dad anan ka sabridoonin abid intii aan noolnahay,kuwii dilayna ALLAHA ha soo hadeeyowariyeyaasha kale iyo dhamaan umada soomaaliyeedna Alle ha idin xifdiyo aaaaamiin,

  23. osmangalti says:

    INAALILAAH WA INA ILEYHI RAJICUUM ,ILLAHEY HA U NAXARIISTO DADKII KU DHINTEY QARAXA,KUWII DADKA DILEYNA ILLAAHEY HANAGA QABTO,AL SHABAABNA WAA DAD AAN DADKA U NAXARIISAN ILAAHOW AL SHABBAAB CIRIBTIR WAA CADOGA SHACABKA.

  24. Aisha says:

    INAALILLAH WA’INAA ILEHI RAJICCUN. ALLAH SWT WAXAN UGA BARYAYA INU JANATU FIRDOWS KA WARABIYO WALAHEYN QALIGA NAGU AHAA, RUNTII ANIGA SHAQSIYAN UMA GARANEN LAKIIN WALALHEY AYA YAQANEN OO XALODHAN MURAGSANAYEN WANA CADOW SOMALYED KUWA KA DANBEYA MISANE KUFANAY.

    kUWASI QAWARIJTA WAXAN ILLAH UGA BARYAYA INU ADUNKA KU CIRIBTIRO AQIRANA NAARTA SACIIRA EHEL UGA DHIGO INTI KU LUG LAHAED OO DHAN DILKI DADKA INDHAHA SHACABKA U AHAA & DADKI KALE E MASKINTA ISKA SHAHESANAYAY OO NABADA YAR KU NEWAC SANAYAY.

    iNRA DHAWACANA ALLAHA SO BOGSIIYO AYAN LEEYHAY. lKIIN DOWLADA WA INE HABACSANANTAN NAGA DESO WARIYE & NIN WA UGAL AH O DOWLADA U SHAQENAYO WA IN LAWADA SUGA AMANKODA, WAXA LO BARTILMAMEDSANAYO WA SAAS MAGACA DOWLADA & KUWA RACSAN DILKANA TAAS AYA SABAB U AH IN UU HABACSANAN JIRTO, WA’IN TILABO AN ARAGNO E WARIYAYASHENA KU NABADGALAN ILLAHBA WAX NABAD GALINKARE LKIN KU SUGAN AMANKA SHACABKA WA IN EY LA YIMADAN.

    WALALHEY GA REDIOMUQDISHO WAXAN IDIN LEYAHYA SAMIR 6 IMAN ALLAHA IDIN KA SIIYO & DHAMAN EHELKODABA.
    XAFIDA KUMUL’ALLH WA’KUL AQWANINA WA’AQAWATINAA JAMIIICAN INSHALLAH.

    AMIIN

  25. Maxamad deeq says:

    Asc walalayal inalilahi wa ina ila hay alaha u naxaresto wariyashas la dilay ko widilay na alaha cadabo

  26. sharif adow says:

    ilahey ha u naxariisto waa labo dhilinyaro oo qaali ah qabri goodana qeyr allaha ka siiyo runtii waan ka naxay ilaahay ha u naxariisto ammmmmiiiiiiiiiiiiiin

  27. A S C JANNADII FARDOWSA ALLA HAKAWARAABIYO QABRIGOODANE WAASAC AAMIIN AAMIIN KIIDILALEY IYO KII OGAABA UMADA ALLA HA DHAFSHO AAMIIN

  28. ahmed/Jabuuti says:

    May they all rest in peace!
    They are Somali heroes.

  29. jaale says:

    Ilaahay hau naxariisto maqaayadaha amaanhaoda waa in ay milkiilayaashu xaqiijiyaan si canaasiirta diigyacabyada ah aysan dad danbe si sahlan u xasuuqin.

  30. إنا لله وإنا إليه راجعون إن لله ما أعطى وله ما أخد

  31. C/qadir says:

    ASC INNAALILAAHI WA INNA ILAAHI RAAJICUUN WAXAAN ILAAHEY UGU BARYAA JANADII FIRDOOSA ILAAHEY HAKA WARAAWIYO WAXEEKA TAGEEN SHACABKA SOOMALIYEET ILAAHEY SAWAR IYO IMAAN HAKA SIIYO IYO SHAQALAHA IYO IDACADA TIIFIIGA SAWAR IYO IMAAN AMIIIIN

  32. C/qadir says:

    ASC INNAALILAAHI WA INNA ILAAHI RAAJICUUN WAXAAN ILAAHEY UGU BARYAA JANADII FIRDOOSA ILAAHEY HAKA WARAAWIYO WAXEEKA TAGEEN SHACABKA SOOMALIYEET ILAAHEY SAWAR IYO IMAAN HAKA SIIYO

  33. inaa lilaahi waq inaa ilayhi raajicun waxaan leeyahay ilaahay ha unaxariis janadii firdowsana alaha geeyo eheladina alaha samir buuxa kasiyo waxa dishay gacan kaxaqdaran oo ugu tala galay in ay dadka somaliyed indha tiraan waxan masuliyinta warfaafinta qaranka ugu baaqaya in ay ogaadan eheladi iyo caruurti marxumin howshoodana ay si nwataan

  34. Inaalilaahi waa inaa ilayhi rajicuun musiibo idinku dhacday wixii waxaa ka danbeeyya ilaahay shuf iyo mururug idinaka sii.

  35. abdi says:

    asc wr wb dhaaan waxan salama wariyasha iyo madxda salaan kadib inalilahi waina ileeyhi raajinuun ilaah ha u naxariisto inta mesha ku dhimatay gacan ka xaqdaran aya dishay ilaah janatul firdoos haugu bishareeyo waxan kalo leeynahay eheladi iyo qarabadii ay ka geeriyodeen dhamaan inta mesha ku dhimatay samir iyo iimaan alaha nagawada siiyo dhamaanteen iyagana kitabkoda gacanta midigta alah kasiiyo dad aan la ilobi karin oo qaali ah aya mesha ku jiray sida warisha kuwii dhawacana ilaah ha caafiyo aamin amin asc wr wb

  36. Umu cabdi says:

    Inaa lilaahi wainaa ilayhi raajicuun waanka xumahay wax aan unaxay siaanan qaligay Unixin anoosugaaya warkii AMA xogta aan Malay inaybadshin teen dadkaan Sugaayo Saab sims aha shabaab alaha halaago seey umadauneven umaba iohooda alaha ugamaariyo dawladu amaanka sad hauadkayso agar ahaan wariyayaasha wariyayaasha shuna taxes darka habadiyaan Saan si maaha sidhaantaasloowkeen

  37. Inaaalilaahi wa inaa Ilaaayhi raajicuuuuuuuuun EEBE naxaristii JANO haka waraabiyo Liibaaan, cnaasir & dhmn intii ku dhimatay qaraxii wuxuushnimada ahaaaa Aamiin

  38. mascuud says:

    Alaha u naxariisto waa mel lo wada jedo. Lakin madaxweynaha xasan shiikh adadkan damirta an lahen haka qabto shacabka eyagana shabka waa in ey lashaqeyan sirdonada dowlada

  39. mascuud says:

    Asc marxuminta dhaman alaha una xariisto qas ahan suxufinta cadawga dowladana alaha naga qabto waxey didan yihin iftinka ee ilah haso hanuniyo kan hanuneyna alaha naga qabto

  40. mascuud says:

    Ina lilah ku wan umada ilah haka qabto

  41. ilaahow unaxariiso qabrigoodana waasac uga dhig.

    Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin.

  42. Ayman says:

    Inaa lilaahi wa inaa ilayhi Rajucuun waxaan halkaan tacsi uga tirayaa marxoomiinta geeriyooday familykoodi iyo qaraabadoodi waxaan leeyahay ilaaahy samir iyo iimaan hadinka siiyo ayagane ilaahy subxaanuhu watacaala waxan igabarayaa in uu janatul firsawsa kawaraabsho Ilaahow unxariiso midigtana kasii kitaabkodi aamin aamin

  43. inaa lillahi wa inaa ileyhi raajicuun,
    allaha unaxariisto walaalaheen cabdisataar daahir sabriye iyo liibaan cali nuur, iyo dhamaan dadkii kale iyo weliba wariyayaashii kale absuge iyo cabdiraxman yasin, waxaanan leenahay janadii fardawso allaha ka waraabiyo eheladii iyo qarabadii ay ka tageena samir iyo iimaan allaha ka siiyo aamiin,,,,qaasatan waxaan tacsi u dirayaa adeer cadow nuur iyo xaaskiisa fadumo codweyn iyo dhamaan qoyska liibaan oo aan deris ahayn, waxaana leeyahay kulu nafsun daa,iqatul mawd, samir iyo iimaana allaha naga wada siiyo dhamaan dhalinyaradii iyo aqoon yahanadii meeshaas nooga baxday,,,,,,,,,aaaaaaaaaaaaammmiiiiiiiiiiiin……

  44. mo.sheru says:

    ina lilah wa ina lilahi rajicun allow janadi fardosa aheyd ka warab marxuminta

  45. Mahad says:

    Amiin AMiin Amiin

  46. Qaali says:

    Inalaalilahi wa inaa ileyhi rajicun adunyo rajama leh wa saan wlh naxdinta aan kanaxay wariyaxashan ehelada qar geridoda ugama nixin ilahow janadada ku casum ayago wafdi ah dadan ad ujecelnahay ayay ahayen xalka wuxu imana marka laso qabto nimanka qawarijta aha qasatan mujrimka ugu weyn e la yirahdo jabril nur yusuf kas ayan aminsanahay inu so malego iyo kuwa kale e shabab wariyayasha u ah kuwas lacag madaxoda hala dul dhigo ayan ku talin laha ala ya natusa ayago la daldalaa waxan raba inan wax yar cidamada u shego ninka manta lasoqabtay e dilay wariyahi udanbeyay ciqabta lamarsinayo anka aragno plz tv qaranka si an u qanacno cabaar murugo hadeybo adun talo wa tan anaga nahaysato narta ilahow gey xasidinti dadkas musliminta ah isku qarxiyay

  47. aamino jubooy says:

    alow unaxariiso mujaahidiintaan oo lagaxaqdaraa alow unaxariiso

  48. sadiiq daahir says:

    ILAAH HA’U NAXARIISTO KUWII DILAYNA ILAAH NAARTA HA GELIYO WEYBA GALAYAANE, MAXAA YEELAY DAD AANAN WAXBA GALABSAN AYEEY LAAYEEN NAFTOODIINA WEY HALLIGEEN, AL-SHABAAB WAA NAF-LACAARI WEYNA U DHAMAATAY EE DADKA AYEEY SALFANAYAAN,
    LAAKIIN WAXAAN LA YAABANAHAY DADKA REER MUQDISHO MAXEY UGA BAQAAN QAWAARIGTA MEY SHEEGAAN GOOBAHA AY KU DHUUMAALEYSTAAN IYO XAAFADAHA,
    HAL JEER AYAA LA DHINTAA EE SOO SHEEGA KUWAAN SHACABKA QARRIBAY,,,,

  49. khadia musse says:

    Allaha u naxariisto fadhigooda fardooowsa ka dhigo ehelka asxaabta iyo bahda warfaafintana samir iyo iimaan ka siiyo aamiin.

  50. Ismail says:

    waa ka xumahay geeridii ku timid weriyaasha Tvga iyo raadiyaha qaranka

  51. abdirahman haji adan says:

    Allaha Unaxariiso Eheladii iyo qaraabadii ay baxeen samir iyo iimaan allaha ka siiyo soomaaliyeed arintaan hadaan la iska kaashan oo si wada jir wax looga wada qaban taas ayaa noo danbeysa ee aan fadhiga ka kacno waxuushtaan la hala iska qabto codowga ummadda ah

  52. Sharaf cade says:

    A s c aal waxaan taxsi tiiranyo leh hal, kaan u ka dirayaa dhamaan shacab kii ku dhintay qaraxa waxaana ley yahay illahay janadii fardoowso ha ka warabiyo amiaaan amiiiiiiin

  53. mohamed abdulle (huuraaye) BIT07 says:

    inaa lilaahi waa inaa ilayhi raajicuun ilaahey ha u wada naxariisto dadkii ku geeriyooday dhamaantood janadii fardowso ilaahey haka waraabiyo

  54. ahmed says:

    inaa lilaahi wa inaa ilahi rajicuun hal kaan waxaan ku wenay sxbo qaali ah ilahayna waxaan aga baryenaa janadii fardoosa aheyd ha ugu bishaa reeyo waqtigooda ayaa in taan ku e kaa kuwa dhahayo anagaa dilnay waxba ma dili karaan ee walalheen inta alle aduuunka ugu tala galay ayaa intaa ku ekaa walayaal aan isku darno duucada iqlaaska iyo saliga nabigena muxamed nabad galyo iyo naxariis kor kiiisa ahaatee in uu alle ka waraabiyo janadii fardoowso aheeyd i8nta muslin ahna ilahay ha ka bad baadiyo dhibatadan lagu suubiyay walal laheen

  55. ali says:

    Inaa lilaahi wa inaa ilayhi Rajucuun waxaan halkaan tacsi uga tirayaa marxoomiinta geeriyooday familykoodi iyo qaraabadoodi waxaan leeyahay ilaaahy samir iyo iimaan hadinka siiyo ayagane ilaahy subxaanuhu watacaala waxan igabarayaa in uu janatul firsawsa kawaraabsho Ilaahow unxariiso midigtana kasii kitaabkodi aamin aamin

  56. uma maxamed says:

    ilaahow unaxariiso walaalehena qabuuroda wu waasici yaa llah janatul fardowsa kawarbi yaarabii

  57. sacmaale says:

    bismillah raxmaani raxiim
    innaa lilaahi wa innaa illeyhi raajicuun
    wax walba iyo noola kasta illaah
    ayuu kayimid illaah buuna unoqon
    booskooda waa in lamagcaaabo sntv codka ummada somalia
    si ay u ogaadaan somali maysan dhamaan

  58. qaalid_binwaliid says:

    إنا لله وإنا إليه راجعون

  59. fakaraaye says:

    Bismillahi raxmani raxiim ina lilahi wa ina ileyhi rajicuun waxa tacsi uga diraya walaalaheen qaaliga ahaa ee ku dhintay falkii cadowtoyada laha ee ey sheegteen kooxda ku caanbaxday falalkan oo kale. Waxa aan leeyahay qaraabada iyo asxaabta. Samir iyo iimaan allaha naga wada siiyo waxa aan leeyahay shacabka reer muqdisho jhurdada ka kaca oo dowladina cusub la shaqeeya oo xaafadaha haradiga ku yihiin waa la yaqaanaa ee haloo sheego laamaha sirdonka. Dowlada cusubna waxa aan kula talin laha iney awal marah ey shacabkeda kasbato eyna xooga saarto dhalinyaradi 8sano ey. Alqaacido ey maskaxda uga shubeysay caqiidada faasidka eyna usameyso xerooyinka hada jira kuwa ka balaaran. Tan kale amniga sidii hore maahan oo waa is badalay oo hada waxa uu baahanyahay sirdoon dhar cad ah oo khibrad leh oo ah ragii howshan ku dhex jiri jiray marka wallaalayaal ha la iga raali ahaado hadan ku dheeraday asc

  60. sahra says:

    inaa lilaahi waniaa ileynaa raajicuun alaha u naxariisto marxuumiinta janadana alaha ugu bishaareeyo

  61. ilaah ha unaxarista manta iyaga ilahmeshi ugutalagala ayey jiran lakin waxa dhib qaba kuwidilay ilaah ayaa u abalguda dadkan gacan kagardaran ayaa dishe amin amin

  62. abdirizak noor says:

    AS/C.WW.INAALI LAAHI WAA INAA ILEYHI RAA JICUUN. EHELKII IYO QARABADII AY KA TAGEEN IYO BAHDA SAXAFADA WAXAAN LEEYAHAY SABAR IYO IIMAAN ALAAH HA INAGGGA WADA SIIYO AAMIIN.

  63. S/C.WW.INAALI LAAHI WAA INAA ILEYHI RAA JICUUN. EHELKII IYO QARABADII AY KA TAGEEN IYO BAHDA SAXAFADA WAXAAN LEEYAHAY SABAR IYO IIMAAN ALAAH HA INAGA WADA SIIYO AAMIIN.

  64. nasra says:

    ilaahow u wada naxariiso oo sii janada wanagsan oo kuwii dilayna ka abaal mari aduun iyo aaqiro iyo kuwii ka danbeeeye ayaga qabuurta u waasici

  65. ahmed says:

    innaa lilaahi wa inaaileeehiraajicoon illaaheey ha unaxariisto wariyaasha liibaan cali iyo clsataar jandiifardooso illah hakawaraabiyo araxnaalwayaasha illaheenaarta haku fogeeyo kuwa baneesatay niiga shacabka iyo wariyayaasha u adeegaayo umada soomaliyeed

  66. إنا لله وإنا إليه راجعون
    inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun rabi samir iyo iimaan haka siiyo intii ay ka tageen, iyagana naxariistii jano alaha ka waraabiyo aamiin




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

astaanta-warka16

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-HABEENIMO-25.10.2014.mp3"][/audio]
xasan

Madaxweynaha oo war ka soo saaray isku shaandheynta Golaha Wasiiradda

WAR KA SOO BAXAY XAFIISKA MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA FEDRAALKA ...
IMG_7746

Madaxweyne Xasan oo waraaqaha safiirnimo ka guddoomay danjiraha Sudan ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Kulanka Baarlamaanka Maanta (38)

Xildhibaannada oo ansixiyay Hindise sharciyeedka kalluumeysiga dalka. (DAAWO VIDEO)

Mudaneyaasha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-DUHUR-25.10.2014.mp3"][/audio]
dagaal

Ciidamada oo la wareegay deegaanka Kudhaa iyo deegaanno kale

Ciidamada maamulka KMG ah ee Jubba iyo kuwa ...
Dibadbax-Muqdisho

Dibad bax nabadeed oo ka dhacay Beledweyne

Banaan bax lagaga soo horjeeday rabshado dhawaan ka ...
DSC07842

Qof ku dhintay gaari ku qarxay goob baabuurta la dhigto “SAWIRRO+VIDEO”

Hal qof ayaa dhintay midkale dhaawac ayaa ka ...
DSC00108

Cayaartooyda Degmooyinka C/waaq iyo Cadaado oo kulan adag dhexmaray “SAWIRRO”

Munaasabad lagu furayay goroonka kubadda cagta ee magaalada ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Subaxnimo

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-SUBAX-5-10-20141.mp3"][/audio]
beyle 2

Wasaaradda arrimaha dibadda oo sheegtay in maalgashi lagu sameyn doono waddanka

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiiragelinta Maalgashiga Soomaaliya ayaa ...
Mustaf-Dhuxulow

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay.(DAAWO VIDEO)

Mogadishu, 25 October 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane ...
baarlamaanka2_large

Baarlamaanka oo maanta shiraya

Xildhibaannada baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa saakay magaalada Muqdisho ...
wasirka boostada

Dawladda Soomaaliya oo ka qeyb gashay Codeynta shirka Isgaarsiinta Caalamka

Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Maxamed Aadan ...
golaha ammaanka

Golaha ammaanka oo oggolaaday in la baaro maraakiibta maraya biyaha Soomaaliya

Shan iyo tobanka dal oo ku jira golaha ...
war-deg-deg-ah1-150x15011421154

DEG-DEG: Isku-shaandhayn lagu sameeyay golaha wasiirada-DHAGEYSO+AKHRISO

Isku-shaandhayn ayaa lagu sameeyay golaha xukuumadda ayadoo dhowr ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Habeennimo

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-HABEEN-24.10.2014.mp3"][/audio]
10557324_1511228629115891_5934649784209096446_n

“Muungaab” oo tababar u furay howlwadeennada mashruuca tirakoobka iyo deriseeynta G/Banaadir+Sawirro

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahana Duqa magaalada Muqdisho mudane ...
IMG_08431

Qaar kamid Ah Ardayda Soomaaliyeed ee Wax ka Barta Jaamacada Mount Kenya Ee Nairobi Oo Cabashooyin u soo Gudbiyey Danjire Cali Ameriko“SAWIRRO”

Qaar kamida ardayda soomaaliyeed ee waxka barata jaamacada ...
MENG9832

Agaasiamaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta oo Maanta Booqday Xarunta Wakaalada Wararka ee Shiinaha ee Xinhua ee Nairobi “SAWIRRO”

Agaasimaha guud ee wasaarada warfaafinta iyo hanuuninta dadweynaha ...
astaanta-warka16

Dhegeyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

  [audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-DUHUR-24.10.2014-sax.mp3"][/audio]
EBOLA

Siminaar Ebola ku saabsan oo Muqdisho lagu qabtay. (DAAWO VIDEO)

Siminaarkaani oo bulshada looga wacyi gelinaayay y sida ...
DSCN1393

Dhallinyaro tababar Sports loogu furey Muqdisho”sawiro”

Akademiyadda kooxda Banaadir  Sports Club ayaa tababar ciyaarta  ...
20141023_122822

“Daawo Sawirrada”Qeybta Labaad booqashada madaxweynaha ee gobollada Galguduud iyo Hiiraan

             
download

Tababar loo soo xiray askar ka tirsan ciidanka ilaalinta deegaanka Xamar.(DAAWO VIDEO)

Tababar loo soo xiray askar ka tirsan ciidanka ...
DSC07790

Barnaamijka kulanka todobaadka oo looga hadlay mashruuca deriseynta (Dhageyso+Sawirro + DAAWO)

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho ...
IMG_0385

Shaqaale ka tirsan SNTV UK oo tababar wariyenimo ka qeybgalay+Sawirro

Qaar ka mid ah shaqaalaha taleefishanka qaranka laantiisa ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-SUBAX-24-10-2014.mp3"][/audio]
10347248_1473634609548763_3356529823124609855_n

Wasiir Beyle “waxaad arkeysaa dalal badan oo daneeynaya iney wadankan maalgashadaan” (DAWO VIDEO)

Wasiirka arrimaha dibadda iyo maalgashiga ee xukuumada federaalka ...
20141023_111411

“Sawirro + VIDEO”Madaxweynaha oo booqasho taariikhi ah ku tagey Ceelbuur iyo Beledweyne

Madaxweynaha oo ay wehliyaan wasiirka warfaafinta Mustaf Sheekh ...
calanka qaramada midoobay1

FARRIIN KU AADAN MUNAASABADDA MAALINTA QARAMADA MIDOOBAY  24 Oktoobar 2014

Qaramada Midoobay ayaa loogu baahanyahay si ka badan ...
vlcsnap-2014-10-23-14h07m34s90

Ciidamada Amaanka Galmudug oo gacanta ku soo bandhigay  walxo qaraxyada loo adeegsado

Saraakiisha ciidamada Booliiska iyo Nabad Sugida Galmudug Maamulka ...

Ganacsatada Jubbooyinka oo beeniyay eedeynta ay u soo jeedisay Monitoring Group

Iyadoo dhowaan kooxda la socodka xayiraada hubka ee ...
Waajid

Wefdi Xildhibaano ah oo maanta gaaray degmada Waajid ee gobolka Bakool

Wefdigan oo ay kamid ahaayeen Xildhibaano ka tirsan ...

Tubta Toosan

Qarac

Dilka Rayidka Diintu maxay ka qabtaa?

Maleeshiyada Alshabaab tan iyo markii la dilay hoggaamiyahoodii ...
Tadaruf

Xag-jirnimada maxaa laga dhaxlay? Dhageyso

Xag-jirnimada aad ayay uga digtay Shareecada Islaamku, waxa ...
Jihaad

Jihaadku ma dagaal oo kaliyaa? Dhageyso

Qur’aanka iyo Sunnaha waxaa ku soo arooray JIhaad, ...