Maleeshiyada Shabaab oo dishay sarkaalkii faransiis ahaa
Published on January 17, 2013 by Canab · No Comments · 2,341 views
Maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa sheegtay in ay dishay Denis Allex oo ahaa sarkaal faransiis oo ay heysteen tan iyo sanadkii 2009-ka, ayagoo ka jawaabaya weerarkii ay ciidamada Faransiisku ku qaadeen tuulada Buulo Mareer oo ay ku tuhunsanaayeen.
Kooxda Al-Shabaab ayaa bogga Twitterka ku baahiyay in ay toogteen sarkaalkan oo ka tirsanaa sirdoonka faransiiska maalintii arbacada shalay, ayagoo maalmo ka hor ku goodiyay inay dili doonaan markii uu Faransiisku howlgal ciidan oo uu ku soo furan rabay ka sameeyay gobolka Shabeelaha Hoose.
Dowladda Faransiiska ayaa sheegtay inay rumeysan tahay in Mr Alex la dilay intii uu socday howl galkii todobaad ka hor ay cidiamada Faransiisku ka sameeyeen degaanka Buulo Marer oo ay ku dhinteen laba askari oo ka tirsan ciidamada Faransiiska.
Maalintii Jimcaha ayaa qiyaastii 50 ka tirsan ciidamada kummaandooska Faransiisku weerar loo adeegsaday diyaaradaha qumaatiga u kaca ku qaareen Buulo Mareer oo ay rumeysnaayeen in lagu haayo mr. Allex oo muddo dheer gacanta ugu jiray maleeshiyaadka Shabaab.
Fransiiska ayaa sheegay in howlgalkaas ay ku dileen 17 ka tirsan maleeshiyaadka Al-Shabaab, dagaalkaas oo ay dad goob joogayaal ah ay ku sheegeen in uu socday wax ku dhow hal saac, ayna ku dhinteen dad rayid ah.
Maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa tilmaamay in sarkaalkan uusan ku sugneyn Buulo Mareer xilliga ay howl galka sameynayeen ciidamada Faransiisku. maalintii isniinta ayay maleeshiyaadka Shabaab soo daabaceen sawirka askari ka tirsan ciidamada faransiiska oo ku dhintay howl galka.
Maamul gobaledka Galmudug ayaa arrin lagu farxo ku ...
Puntland oo xukun dil ah ku riday dad ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Rabshadahan ayaa dhowrkii cesho ee la soo dhaafay ...
Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku ...
Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane ...
WAR HABEEN 23 05 2013
Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ...
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
Taliyaha Hogaanka Socodaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Soomaaliya Cabdulahi ...
(Muqdisho, Majo 23, 2013). Shirkii golaha wasiirada Xukuumada ...
Munasabad lagu maamuusayay maalinta umulisay aduunka laguna soo ...
WAR DUHUR 23.05.2013
Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed Nuur ...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Dibad bax balaaran oo lagu taageerayay horumarada iyo ...
Maamulka dagmada Hobyo ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee ...
Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ...
WARKA SUBAX 23.5.2013
Iska hor imaad geystay qasaaro iskugu jira dhimasho ...
Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool dalalka South Africa ...
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hishiis Dhanka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
WAR HABEEN 22.05.2013
Wasiirka Gaashaandhiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane C/xakiin ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
(Muqdisho, 22, May, 2013) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Bandhig dhaqameed ay kasoo qeyb galeen in kabadan ...
Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugan qeybo ka mid ...
WAR DUHUR 22.05.2013
Deeq Raashin gargaar ah ayaa maanta loo qeybiyay ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...