Maleeshiyada Shabaab oo dhalinyaro ku xir xirtay dagmada Jilib
Published on February 3, 2013 by Canab · 1 Comment · 785 views
Dad goobjoogayaal ah oo kusugan degmada Jilib ee gobolka Jubada Dhexe ayaa Radio Muqdisho usheegay in kooxda Al-Shabaab ee haraadiga ku ah weli qeybo kamid ah gobolkaasi ay bilaabeen Qabqabashada dhalinyarada raga ah iyagoo ku andacoonaya in ay la shaqeeyaan ciidamada dowladda Soomaaliya oo xiligan kaabiga kuhaya degmadaasi.
Wararka ayaa sheegaya in inkabadan 20 ruux oo deegaanka ah ay todobaadkan kooxdu xabsiga dhigeen Iyagoo ku eedeeyay inay yihiin dadka taageersan dowladda islamarkaana u gogolxaaraya in ciidamada Qaranku ay degmada gudaha usoo galaan.
Nin kamid ah ehelada dadka laxiray ayaa Radio Muqdisho usheegay in 20 ka ruux ee laxiray uu Kamidyahay nin madaxa looga jiro oo ay kooxdu tilmaameen inuu aad ula dhacsanyahay dowladda kadib markii ay cabsi xoogani soowajahday maleeshiyaadka weli halkaasi kusugan
Waxa uu ninkani intaa raaciyay in laga cabsi qabo in kooxdu ay toogato dadkan muwaadiniinta ah Maadama ay geysteen xabsi gaar ah oo ay kuleeyihiin goob magaalada kabaxsan islamrkaan dhowr jeer ay horay sidan oo kale dil ugu geysteen dad deegaanka ah oo ay ku eedeeyeen inay taageersanyihiin Dowladda Soomaaliya.
Maleeshiyada Al-Shabaab ee kusugan tuulooyin katirsan gobolka Jubada Dhexe ayaa waxaa xiligan soo wajahay cabsidii ugu xooganeyd kadib markii ay ciidamada dowladdu gacanta uga dhigeen Magaalooyinkii muhiimka ahaa iyadoo ay weli raacdo ugu jiraan sidii loo soo afjarilahaa maleeshiyaadka Weli ku dhuumaaleysanaya dhulka howdka ah si eysan usii wadin dhibaatada ay kuhayaan dadka Shacabka ah ee ay dowladu mas’uulka katahay.
War Habeen 21-May-2013
Kulan ay si wada jir ah ugu qeybteen ...
Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ...
WAR DUHUR 21.05.2013
Baarlamanka oo maanta anxisiyay Miisaaniyada Sadexdii bilood ee ...
Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...
Wasiirka ku xigeenka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta Gaadiidka Xukuumadda ...
Dibadbax lagu tageerayay dowladda Soomaaliya loogana soo horjeeday ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineyna ...
Shirka waxaa wada jir u guddoominayay madaxweynaha Soomaaliya ...
WARKA SUBAX 21.5.2013
Maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ...
Ciidamada dowaladda Soomaaliya ayaa xalay iyo saaka howlgalo ...
Odaayasha Dhaqanka ee ku sugan magaalada Garbahaarey ee ...
Tan iyo markii ay soo shaacbaxday in qilaaf ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
qaar ka mid ah barakacayaasha ku dhaqan duleedka ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkaga soo gudbineyna ...
WAR HABEEN 20.05.2013
Kulan lagu tageerayay horumarka dowladda isla markaana looga ...
kulankan ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhamaan ...
Maamulka Galmudug ayaa sheegay iney muhiim tahay in ...
WAR DUHUR 20.05.2013
Maamulka gobolka Banaadir ayaa kala hadlay hay’adaha maashaariicda ...
Fadhigii Baarlamanka ee maanta oo lagu ansixiyay talo ...
Kulan looga hadlayay xoojinta amaanka oo uu soo ...
Warka Subax 20-05-2013
Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
Dadka kunool deegaanka Beledulamiin ee gobolka Shabeelada Hoose ...
Xili magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ay ...
Kuxigeenka ra’isulwasaaraha ahna wasiirka arimaha dibada Soomaaliya Fowsio ...
Qaar kamid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee kunool dalka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...
Asc bahda radio mogadisho waa idiin salaamey marka hore marka xigtana waan ka xumahay waxa ay alshabaab ku kaceyso muwadinin somali ah in loo xera maxad dowlada utaageerten waxan ka codsanaya madaxada dowlada in ay xil iska saaran sida loo socelin laha sharaftii iyo sumcadii ay laheyd somaliya lagana xureyn lahaa koo xahan argagixisada ah ciidamada dowlada talaabada ay qaadayaan wey yartahay waayo jubooyin alshabaab sidaa ubadan majoogan ee fadhiga ka kaca hore uso durqa kaca qaada culeyska saaran dadka miskiinka ah oo waxba aan galabsan oo la iska xero ama ladilo waad mahadsan tihiin