Maleeshiyada Al-Shabaab Oo Dad Xoolo Dhaqato Ah Ku Dilay Deegaanka Jiracle Ee Gobolka Hiiraan
Published on October 19, 2012 by Jayte · 2 Comments · 1,022 views
Maleeshiyo ka tirsan firxadka kooxda Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday dad xoolo dhaqato ah oo ku nool deegaanka Jiracle ee gobolka Hiiraan halkaasi oo dad rayid ah dil ugu geysteen.
Wararka aynu deegaanka Jiracle oo qiyaastii 40 KM dhanka Waqooyi kaga beegan magaalada Beledweyn ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in gelinkii dambe ee xalay deegaankaasi ay weerar u qaadeen Maleeshiyo ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo iyagu doonayey in dadka deegaanka oo xoolo dhaqato ah xoolahooda dhac u geystaan.
Dad goobjoogayaal ah oo ku sugan deegaanka Jiracle ayaa u sheegay Radio Muqdisho in Maleeshiyadaasi ay dil u geysteen laba ruux oo ka mid ah dadka deegaanka ayagoo sidoo kalena dhaawacay tiro intaasi ka badan waxaana dadka ay dileen iyo kuwa ay dhaawaceenba la sheegayaa iney u diideen xoolahooda.
Maleeshiyaadkii weerarka soo qaaday ayaa deegaankaasi ka cararay ayadoo dhacdadanna ay qeyb ka tahay tacadiyada ay kooxda galabkeedu sii dhacayo ee Al-Shabaab u geysteen dadka Soomaaliyeed.
Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa laga ...
Munaasabad lagu soo dhaweynayay Gudoomiyaha maamulka gobolka Gal-gaduud ...
WAR HABEEN 24.05.2013
Wasaarada ammaanka maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa ...
War Duhur 24-May-2013
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeelada Hoose ayaa ...
Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD oo shir ...
Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ...
WAR SUBAX 24.05.2013
Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obaama ayaa sheegey in awoodii ...
Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya ayaa ka hadashay kororka ...
Maamul gobaledka Galmudug ayaa arrin lagu farxo ku ...
Puntland oo xukun dil ah ku riday dad ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Rabshadahan ayaa dhowrkii cesho ee la soo dhaafay ...
Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku ...
Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane ...
WAR HABEEN 23 05 2013
Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ...
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
Taliyaha Hogaanka Socodaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Soomaaliya Cabdulahi ...
(Muqdisho, Majo 23, 2013). Shirkii golaha wasiirada Xukuumada ...
Munasabad lagu maamuusayay maalinta umulisay aduunka laguna soo ...
WAR DUHUR 23.05.2013
Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed Nuur ...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Dibad bax balaaran oo lagu taageerayay horumarada iyo ...
Maamulka dagmada Hobyo ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee ...
Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ...
WARKA SUBAX 23.5.2013
Iska hor imaad geystay qasaaro iskugu jira dhimasho ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw soomalaiyey maxanihelay war ilahey kacabsada san nodhama wadan kena wan ubahanahay ilahey kacab sada soomaliyey
afka kaga alaha naga kiin qabto waaba idin nacane somaliyana alaha idinka cirib tiro