Maleeshiyaad Ka Tirsanaa Shabaab Oo ku dhawaaqay Urur Cusub ‘Dhageeyso’
Published on September 30, 2011 by Mowliid · 11 Comments · 4,563 views
Ku dhawaad 300 oo dhalinyaro ah oo ka tirsanaa maleeshiyada alshabaab ayaa Maanta ku dhawaaqay in ay ka go’een kooxdaasi iyagoo sameeystay urur siyaasadeed oo ay ku mideysanyihiin, xilli uu cirka isku sii shareerayo khilaafaadka ka dhaxeeya horjoogyaasha alshabaab.
Wixii ka dambeeyay markii Maleeshiyaadka Shabaab ciidamada XDS ay ka saareen Magaalada Muqdisho isla markaana ay awoodoodii wiiqantay ayaa waxaa sii kordhayay Khilaafka iyo tafaraaruqa u dhaxeeya maleeshiyaadkaasi iyo horjoogayaashooda.
Haddaba maanta ayaa maleeshiyaad ka tirsanaa shabaab oo tiradoodu gaareeyso ilaa 300 waxa ay ku dhawaaqeen in ay ka go’een maleeshiyaadkaasi isla markaana ay ku dhawaaqeen urur ay ku magacaabeen samata bixinta dhalinyarada ka tirsan Shabaab.
Guddoomiyaha ururkaasi Maxamed Axmed Faarax oo la soo xiriiray Radio Muqdisho ayaa sheegay in ujeedada ay ururkaasi u sameeyeen ay tahay sidii loo badbaadin lahaa dhalinyarada ka tirsan shabaab oo ay marin habaabiyeen horjoogayaasha shabaab isagoo ku gooddiyay in ay iska difaaci doonaan haddi ay soo weeraraan maleeshiyaadka u daacadda horjoogayaasha ambadka iyo habowga ah ee u adeega Alqaacoddo.
Mar uu ka jawaabayay su’aal ku saabsaneyd in ay dowlada la soo xiriireen ayuu yiri dowladdu waa dowladdeenna waana rajeeyneeynaa in aan la hadalno Adeecno una hogaansanaanno maanta wixii ka dambeeyana aan si wadaniyad ah ugu shaqeeyno dalkeenna.
Halkan hoose ka dhageeyso warbixinta oo dhan
Dhageeyso Warbixinta oo Dhameystiran
Tartan kor loogu qaaday aqoonta Ardayda wax ka ...
Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhawaan ...
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...
manta walin wen waxan kacodsanayaa dhalinyarada soomaaliyed hagartan dalku iney leyihin malahan dalkenu alqacida somalibaaleh masuliyada wadankana dhaliyarada ayaa wajibkasaranyahay allow dalkega oo nabad ah itus allow somaliya oo midesan itus
Caajiib unuka cibaaro aragnay balse ha la yabina eebbaa so hanuniye dowladuna ha u furto wado wa fursad gaad o wey fa ideysanaye wad mahadsantihin
allahu akbar,shabaab wey u dhamaate waxa bilowdey waa dhamaadkoodii somali hanoolaato
war umadeey waa shaati cusub la rabo in umada lagu gumaado yaan laga yeelin.
Allahu Akbar
Waa billawgii dhammaadkii Al Shabaab mar haddii tiro intan la eg ay garteen in la qalday.
Waxaa kaloo guul ah in ay garteen dhallinyaradan danta shacbiga Somaalida in ay ku jirto in loo hoggaansamo dawlada laguna gacan seyro Al-Qaaciddaa oo dadkeena, dallkeena iyo diinteenaba aan dan u ahayen.
Waan soo dhaweyneynaa dhallinyaradeena annagoo ka rajeyneyno in ay ka qeyb qaataan nabadeynta dalka iyo u gargaarka shicbiga oo ay maanta ku habsatay abaar iyo colaad.
Waxaan kaloo ku guubabineynaa dhallinyarada in ay badiyaan fahamka diinta Islaamka aysan mar dambana dhicin rag danno gaar ah leh ee aanan aqoon u laheyn diint Islaamka u fatwoodaan ka dibna wixii la amro ay ku dhaqaaqaan.
Wa Billaai Towfiiq.
walahi al shabab waa u dhamatay lkn cidamada xooga dalka somalia waa in aay sii wadaan howl galka aay ku nadiifinayaan haraga al shabaab ee somalia u dhamyey tan kalle waxaan ku amanayaa ciidamada xoga dalka somalia gesinimada aay sameyeen
wagul iyo farxad uso hoyaday umada soomaliyed iyo qaran wana dhabarjab guyimid qawarijta dinta bedeshay alaha doriye
aad baan ugu faraxsanahay qeeb shabaabka kamidah in ay fahantay xaqa iyo bibaatada ay leedahay figrada qaldan ee haboowga ah ama qariska tuurka,ah ee aas sal iyo baar toona ku laheen diinta islaamka sidookale gudoomiyaha kookda cusub mudane maxamad axmad faarax waxaan lee yahay halkaa kawad dadaalka aad ku bad baadinayso dhalin yarada somaliyee ay matin habaabiyee xooda halaaga ka wada somaliya ee alshabaab wabilaahi toow fiiq
runti wa arin farxaded allshbab mantey u dhamatay mar hadi dhalinti wadankena ay garen wadadoda viva dhalinyarada somaliyed viv dowlada midnimada qaran robow godane iyo xasan dahir gagsada o warmaga hau nuglan koley geri wey imane
Wlhi maanta dhagaheyga waxey maqleen warey ku farxaan ilaahow inta dhimaneh soo hanuuni oo tusi wadada xaqaa somaliya haisraacdo alaan ka baryee gulgul
Wa guul lagaray tasi alah aya ku amaanan