Published on July 2, 2012 by Jayte · 35 Comments · 30,227 views
Waxaa saaka ka bilaabatay guud ahaanba magaalada Buuhoodle dabaal dega munaasibada 1 Luulyo waxaana dhamaan shacabku isaga kala yimaadeen dhamaan Xaafadaha ku yaala magaalada Buuhoodle.
Ugu danbayna waxay isugu soo biyo shubteen Garoonka Kubda Cagta ee Xabado Stadium halkaasi oo lagu soo bandhigay Gabayo, Dabaaldegyo, Buraaburo Qiiro leh,& Qudbado dhinacyo badan taabanay kana turjumada Xuska Maalintan Qaran.
Waxaa Halkaas ka hadlay Qaar kamida shacabwayna kudhan magaalada Buuhoodle waxay siwayn ucabireen dareenkooda farxadeed ee ku aadan Xuska Maalintan Qaran.
Sidoo kale Waxaa Halkaasi Wacdaro ka muujiyey Xubahadan Haweenka Gobolka Cayn oo soo ban dhigay Buraan buro qiimo leh oo ay kaga qayb qaadaneeyeen munaasibadan siwayna dadku ay ula Dhaceen.
Waxaana halkaas madaxdu ka jeediyey Qudbado ay dhinacyo badan taabanayey oo loogu talagalay Xuska maalinta Qaran ee 1 luulyo oo ah maalin ku wayn dhamaan umada Soomaaliyeed.
Maashaa allaah Buuhoodle, not a part of South Somalia bt it is North, lkn waxaa ku nool oo ku sugan dad qiimo badan, muwaadiniin dhab ah ee Somaliyeed, jecel isku duubnida Somali weyn iyo Qaranimada Umadda Somiyeed, Bar baraarnay Gumeysi daafac…… waabaa baryay bilicsan aroorya baxsan maalin boqran, calan bulugleh ….
asc dhamaan umada somaliyeed iid wanaagsan aniga hadii lay way diilahay magaaladee dadka somalida dagan tee ugu wadani san waxaan dhihilahay buuhoodle aan dhihilahay mana kasoo jeedo magaladaas waxaan ka soo jeeda muqdisho ee yaa ila qaba fikir kaas somaaliyay?
maansha alah, reer buuhoodle waa astaaanta midnimada Somaliya, waxay mar walba u taaganyihiin midnimada somaliwayn waligoodna way usoo dagaalameen, Viva khaatumo state of somalia
Runti Meesha Waxaa iga muuqda Ee Damaashad Aad u weyn Ee sida loo Xusayne Sadankan 1luulyo Cadi ma aheen waxadne mooda is fahan weyn in uu jiro runti Wana markii ugu horeysay Ruux somalinimo sheganaya in ay halmeel iskugu yimadan all waan dawaday Sawiradi Aduunka oo dhami somalida jogta xafladaha ku qabsadeen Caadi maheen masha aalh < sout afrika aan joga Sadankii Hore Rag farabadan oo Ka so horjeday in xaflad la qabtaahi sanadkan iyaga horboodi kkk baraabo all somali viva
ASC dhamaan waad mahadsantihin sida aad u hambalyeyseen reer Buuhoodle. maalin dhoweyd ayay ahayd marki aan ka codsaday TVga qaranka iyo Radiogaba inay wararka gobolada somalia si siman usoo tebiyaan way mahadsanyihin shaqo wacan walalayaal
halakaan waxaan ka salaamayaah dhamaan reer buuhoodle ama reer qaatmo sida aad u xuseen calan kan soomaaliyeed oo waligiin joog oo jira magaciinu kor cadawgiina hoos
Asc walaalaheyga somaliyeed malkastaba aad joogtan ilaahey hanaga dhigo ku wii israaca oo isku naxariista amiin runta Hadaan isku sheegno konfur joog ama waqooyi joog ama gaarisa joog ama jigjiga joog waan isku baahanay cadan madoow markey ku arkaan waxay ku dhihin warya taas micnaheeda your maryooley ama Somalia. Ku dhahayo reer dirac ama r shaati mar walaalaheyga somaaliyeed. Qibil aan iska deeyno dhib waxaan aheey noomatarin qof kunoolada ma aragteen mid dhinta ma ahee iyo qaaraan keen ha israacdo yeesho ha israamsato diido somalia hanoolaato asc
Reer buuhoodle abaalgudkiina waxaa idin siin doona Ilaah iyo Shacabka somaaliyeed ee midnimada jecel.Abtiyaalo waxaad u dul qaadateen cadaadis iyo culeys badan si aad calanka u badbaadisaan.Guul SSC.
guul somaliyeey ……..INSHA’ALLAAH
reerbuhodle insha allah qaranka hala taagera midnimada adkeya
vivaaaaaaaaaaaaaaa somalia taarikh wlh somaliland and puntland walaalaheyna xaq baa ka gasheeen dadkaan shacabka meesha ku nool balse waa la xisaabtami doona inshaa alaah
inshaa allah
hambalayo somali oo dhan
Maashaa allaah Buuhoodle, not a part of South Somalia bt it is North, lkn waxaa ku nool oo ku sugan dad qiimo badan, muwaadiniin dhab ah ee Somaliyeed, jecel isku duubnida Somali weyn iyo Qaranimada Umadda Somiyeed, Bar baraarnay Gumeysi daafac…… waabaa baryay bilicsan aroorya baxsan maalin boqran, calan bulugleh ….
masha alah ilaahey ha dhowro reer buhoodle viva all somaliweyn
asc dhamaan umada somaliyeed iid wanaagsan aniga hadii lay way diilahay magaaladee dadka somalida dagan tee ugu wadani san waxaan dhihilahay buuhoodle aan dhihilahay mana kasoo jeedo magaladaas waxaan ka soo jeeda muqdisho ee yaa ila qaba fikir kaas somaaliyay?
maasha alaah walaalaheena waqooyi hambalyo ayaan idin lee yahay sanad kaan kiisa kale ilaah haydin garsiiyo
waaaaw habalyo reer buhoodle iyo dhamaan umada soomaaliyeed habalyo ilaaheey colaada iyo dhibka hanaga qaado aamiin sanadka sanadkiisa barwaaqo aamiin iyo doowalad qeer qabto aamiin taanheesano iyo midkasii fiican aamiin aamiin
masha allah dadka taakeero ayee u bahanyihiin hala daageero
mashallah its beautiful/////
waa madsantihii reer buhuutle sidaad somaali nimada eey idiinku weentahay
mashaaa alaaah walaaahi waa farxad ilaah somaaliya hanoo soo celiyo aaan farxada la qeybsanee wadankeena iyo dadkeena
Bulshada ku dhaqab Gobolada SSC, sool, sanaag iyo cayn waaa muwaadiniin dhab ah, waa dad aad u jecel somalinimada, waa dad taageersan midnimada somaliwayn, taariikhda somaliya baal dahab ah ayey kaga jiraan, waa meesha ay kasoojeedaan Daraawiish oo aynu wada garaneyno dagaaladii ba,naa ay kala horyimaadeen gumeystihii dhiiga somalida jaqayey ee ingiriiska iyo talyaaniga, Khaatumo state waxay u taagantahay midnimada Somaliya, ilaahay ha dhawro bulshada ku dhaqan SSC, waanu u hambalyeynaynaa shacab waynaha deegaankaas kudhaqan,
maansha alah, reer buuhoodle waa astaaanta midnimada Somaliya, waxay mar walba u taaganyihiin midnimada somaliwayn waligoodna way usoo dagaalameen, Viva khaatumo state of somalia
maan sha allaah reer buuhoodle waa muwaadiniin dhab ah runtii waa dad jecel calanka soomaalia iyo soomaalia oo dhan aloow dhoowr soomaali meel waliba ay joogto guul in sha allaah
Dhamaan umada soomaaliyeed way salaaman tahay meel kasta oo ay joogto radio muqdisho way ku mahadsan yihiin inay lasocdaan meel walba oo dalka kamid waxa kasoconaya wayna kumadsan yhiiin soo gudbinta haboon ee ay ugu khidmaynayaan umada soomaaliyeed Hambalyo ayaan waxaan Alle karajaynaynaa inuu sanadkan sanadkiisa barwaaqo iyo bashbash iyo nabad lagu waaro nooga yeelo
Walaalayaal khaasatan anaga reer buuhoodle ahaan in collaada deegaanadayada Alle kadulqaado noogu duceeya iyo umad soomaaliyeed oo dhan mar walba midnimada umada soomaaliyeed waa muqadas waxaanu kurajo waynahay inaan soomaaliweyn mar kale isu keeno Insha Allah
reer sool iyo sanaag ayaga ayey soomaali sugeysa anaga reer xamar hadii aan nahay walaalaheyna rer buuhoodle waa u hambalyeyneyna guul guul walaalayaal
Reer buuhoodle walaalkiin from hiiraan somaliweeyn,,,waan idinjeclahay,,,gob yaatihiin
mahadsanidiin reer buuhoodle sida weyn ee wadanidnimada ku jirto oo aad uxusteen
Runti Meesha Waxaa iga muuqda Ee Damaashad Aad u weyn Ee sida loo Xusayne Sadankan 1luulyo Cadi ma aheen waxadne mooda is fahan weyn in uu jiro runti Wana markii ugu horeysay Ruux somalinimo sheganaya in ay halmeel iskugu yimadan all waan dawaday Sawiradi Aduunka oo dhami somalida jogta xafladaha ku qabsadeen Caadi maheen masha aalh < sout afrika aan joga Sadankii Hore Rag farabadan oo Ka so horjeday in xaflad la qabtaahi sanadkan iyaga horboodi kkk baraabo all somali viva
masha ALLAH tan waxey cadeysey in somali kala goeyn hanbalyo
hambalyo reer khaatumo idinkaa dalka kala goyn kara iskuna hayn kara, waxaana noo muuqata in aad dalka isku haysan ee halganka halkaas ka wata, dhawaan ayaa maamulka khaatumo la wareegayaa magaalada laascaanood saan maqlay waayo hada waxay soo dhameeyeen siyaasadii dibada tan gudahana asbuucan ayay dhaymaynayaan oo ay ugu horayso soo celinta magaalada ahna caasumada maamulka khaatumo laascaanood, waligiin wad taageeri jirteen soomaali wayn hadan wad taageeraysaan
ASC dhamaan waad mahadsantihin sida aad u hambalyeyseen reer Buuhoodle. maalin dhoweyd ayay ahayd marki aan ka codsaday TVga qaranka iyo Radiogaba inay wararka gobolada somalia si siman usoo tebiyaan way mahadsanyihin shaqo wacan walalayaal
asc dhaaman dadka soomaaliyeed waxan leenahay sanadka sadkiisa kugaadh barwaaqo iyo bash bash hadaanu nahay gobolada waqooye waxan leenahay dadka soomaaliyeed idinka ayaa umuwaadin san soomaalin waa mid
aad baan idiin salaamahayaa reer cayn gaarahaan reer buuhoodle weligiin waxaad ahaydeen oo laydinku yaqaan gobanimo udirir & midnimo jacayl ilaah waxaan idiinkaga baryahayaa waxii culaysa ee idin haya inuu idinka dulqaado nabad barwaaqo bashbash & badhaahde ayaan alaha awooda leh idiin waydiinahaayaa inuu sanadkaan sanadiisa idinku gaarsiiyo aamiin
hambaliyo hambaliyo ree buuhoodle waxaa tihiin dad wadaniyiin ah madama aad calankii somaliya aad xuseysaan waxaan leyahay ree khaatumo jiroo joga waligiin
masha allaaha allaha idin guleeyo cadawgiinana allaha qabto waxaan idiin rejeynaya farxad iyo wax walba ood jeceshihiin iyo guul somali oo dhan
halakaan waxaan ka salaamayaah dhamaan reer buuhoodle ama reer qaatmo sida aad u xuseen calan kan soomaaliyeed oo waligiin joog oo jira magaciinu kor cadawgiina hoos
Asc walaalaheyga somaliyeed malkastaba aad joogtan ilaahey hanaga dhigo ku wii israaca oo isku naxariista amiin runta Hadaan isku sheegno konfur joog ama waqooyi joog ama gaarisa joog ama jigjiga joog waan isku baahanay cadan madoow markey ku arkaan waxay ku dhihin warya taas micnaheeda your maryooley ama Somalia. Ku dhahayo reer dirac ama r shaati mar walaalaheyga somaaliyeed. Qibil aan iska deeyno dhib waxaan aheey noomatarin qof kunoolada ma aragteen mid dhinta ma ahee iyo qaaraan keen ha israacdo yeesho ha israamsato diido somalia hanoolaato asc
Viva bouhodleh
maasha allah, anaga waa tageesanahay shacabka reer buuhoodle wadanimadooda maasha allah, walee daka dagan buuhood reer hagar waa wadani, koleey xamar waa laga taageersanahay maasha allah guul khatuma state
buuhoodel waa Somali dhab ah
Reer buuhoodle abaalgudkiina waxaa idin siin doona Ilaah iyo Shacabka somaaliyeed ee midnimada jecel.Abtiyaalo waxaad u dul qaadateen cadaadis iyo culeys badan si aad calanka u badbaadisaan.Guul SSC.