Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo baaq u jeediyay Baarlamaanka
Published on January 24, 2012 by Feysal · No Comments · 1,721 views
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ugu baaqay mudanayaasha Baarlamaanka in ay xal ka gaaraan khilaafka dhexdooda ah si loo illaaliyo Danta ummada Soomaaliyeed.
Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in khilaafka Baarlamaanka uu dhaacwac ku yahay dowladda, isla markaana loo baahan yahay in arrintaasi meesha laga saaro.
Sidoo kale madaxweyne Shariif ayaa tilmaamay in mudanayaasha Baarlamaanka ay yihiin dad saaxiibo ku ah xarumaha ay degan yihiin markii ay xarunta gollaha shacabka yimaadaanna ay col yihiin, hasa yeeshee taasi dowladda Soomaaliyeed ay ku dadaali doonto in la soo afjaro isla markaana ay shaqeyn doonaan midnimada dhammaan hey’adda qaranka.
Madaxweynaha ayaa sheegay in Baarlamaanka looga baahan yahay in dowladda ay ka gacan ka siiyaan sidii meesha looga saari lahaa khilaahka hareeyay mudanayaasha dhexdooda.
Haddal madaxweyne Shariif ayaa ku soo aadaya xilli mudanayaasha Baarlamaanka qaar ay guddoon cusub doorteen isla markaana ay sheegayn in xilka ay ka qaadeen Shariif Xasan Sheekh Aadan.
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-
Yurub +442035190460
USA & CANADA +17124327760
Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhawaan ...
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...