Thursday, September 18th, 2014

Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud iyo wafdigii uu hogaaminayay oo saaka dalka dib ugu soo laabtay

Published on January 23, 2013 by   ·   7 Comments  ·   3,517 views

Madaaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa oo saaka ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa si diiran usoo dhaweeyay gudoomiyaha Baarlamanka, R/wasaaraha, saraakiisha ciidamada Qalabka sida, iyadoo madaxweynuhu uu salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan ciidamada qalabka sida.

Madaxweynaha ayaa socdaal shaqo oo guul kusoo dhamaaday kusoo maray wadanka Mareykanka oo uu kula soo kulmay madaxweyne Brak Obama iyo xoghayaha arimaha dibada dalkaasi,  taas oo keentay in dowlada Mareykanku si rasmi ah u aqoonsato dowlada Soomaaliya, sidoo kale Madaxweynuhu wuxuu la kulmay Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool dalkaasi,  isagoo Boqortooyada Sacuudiga  kaga soo qeybgalay shir madaxeedka wadamada Jaamacaa Carabta.

Shirka Jaamacada Carbta oo la soo gebagebeeyay gelinkii dambe ee shalay ayaa laga soo saaray warmurtiyed ay ku qeexneyd in Soomaaliya la maalgashado lagana taageero dhinaca dib u dhiska, sidoo kale madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu kulan gaar ah la yeeshay dhaxal sugaha dalka Boqortooyada Sacuuda sida uu Radio Muqdisho u sheegay xoghayaha Labaad ee Safaarada Soomaaliya ee dalkaasi Cali Nuur Macalin Dhaqane.

Readers Comments (7)

  1. wadanI.somali.usa... says:

    Yes he. Can.

  2. Ciise Nuur Guuleed Riddil says:

    booqashada diblumaasiyadeed ee madaxweynaha jamhuuriyada feraalka soomaaliya mudane Xasan Sheeq Maxamuud uu kusoo kala baxiyay dalka mareeykanka oo ah fursad siyaasadeed oo taariiqi ah /

    dowlada ameerikaanka waa dal isteerinka u haya siyaasada caalamka qarnigaan aynu jogno markii uu dhamaaday dagaalki labaad ee aduunyada iyo dagaalki ka danbeeyey ee qaboobaa tan iyo markii ay burburtay midoogii soofiyeeti.

    dalka mareekanka o sida uu sheegtay soomaaliya kasii jeestay 1991 dii ayaa dib ugusoo laabtay 1993dii

    taniyo markii howlgalkii milatari ee mareykanku hogaaminayee unsom marki taageerayaashii Janaar maxamed faarax Caydiid ay dagaal kala horyimaadeen Ciidamadii rajo soo celinta loogu magac daray taaso keentay 24 askari in lagu dilo oo mareykana iyo kumanaan soomaaliya .
    waxii intaasi ka danbeeyay USA waxaa ay go’aansatay inay ka jeestaan soomaaliya.

    Balse haatan waxaa soo ifbaxaysa in Dowlada mareykanku ay Xiriir wanaagsan la yeelanayso Dowlada Federaalka Soomaaliya taasoo guul u ah Shacabka soomaaliyeed oo dowlad a aan la Daaladhacayay muddo labaatan sano ka badan .

    dhinaca kale wadamada Midowga Yurub jaamacada Carabta iyo deeqbixiyayaasha ayaa iyana la filataa inay talaabada bareykanka raacaan sida looga bartayba

  3. axmad says:

    madax weenaha iyo wafdigiisa waxee sooqabteen wanaag maaasha alaah jira oojooga ayaan leeyahay dhamaan inta kaqeebgashay

  4. mudane madaxweyne salaan qaali ah marka hore mita lawaad waxaan ku leeyahay waa inaad ku dashaa xariirka an la lenahay wadamada aduunka .mitakale mudane madaxweyne dowlada talyaaniga waa inaad ka ilaalisaa wadanka sababto ah 22sano wadankena dib uma soo fiirinin maxaa yelay wadamada afrikanka wadamada ay gumesteen reer galbeedka waxee ay gaar siiyeen hormar muuqato lkn dowlada talyaani waxba nooma qawan waa inaad ka ilaalisaa wadanka

  5. waa arin iyo guul usoohoyatay umadda soomaliyeed meelkasta oo ay joogaan booqashada madaxwaynaha soomalia iyo garb istaaga dawlada markaynka

  6. Wadani says:

    Somali weytaktag oy talabsatay




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

RW-Cabdiweli-sheekh-axmed-1245

Ra’iisul wasaaraha oo xaaladda dalka faah-faahiyey (Dhageyso)

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda  Federaalka Soomaaliya oo London ku ...
astanta warka

Dhageyso Warka habeennimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WARKA-HABEEN-18.9.2014.mp3"][/audio]
GG

“Daawo” Guddiyada Barlamaanka oo kulan muhiim ah yeeshay

Guddiga-joogtada ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya kulan ay maanta ...
523141 (1)

“Ciidammada Soomaaliya oo ammaanka waddanka la doonayo in ay la wareegaan”

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka, ayaa sheegay in dowladda ...
10494443_1545862778976816_1766700669839211650_o

Daawo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xariga ka jaray Iskuulka Maxamuud Mire”Sawirro”

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xassan ...
vlcsnap-2014-09-18-16h46m30s63

Daawo Ardey u fariisatay imtixaanka Jaamacadda Umadda Warbixin”Sawirro”

  Halkaan waa xarunta dhexe ee jaamacda umada soomaaliyeed ...
_DSC3037

Daawo Kusimaha Ra’isul wasaaraha oo ka qeybgalay bandhiga tirakoobka dadka Soomaaliyeed”Sawirro”

Munaasabadan lagu daah furayay bilowga sahanka tirakoobka dadka ...
taliyaha asluubta

Daawo Taliyaha ciidanka Asluubta oo dhagax dhigay xarunta agoonta gabdhaha ee ciidanka Asluubta

Taliyaha ciidamada Asluubta Soomaaliyeed oo ay wehliyaan qaar ...
astaanta-warka

Dhageyso warka Duhur ee Radiomuqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WARKA-DUHUR-EE-RADIOMUQDISHO-18-09-2014.mp3"][/audio]
amaan

Ra’isulwasaaraha Soomaaliya yaa maanta furay shir looga hadlayo amaanka oo ka dhacaya UK

Kulankan oo  looga hadlayay dhismaha ciidamada qalabka sida ...
SONY DSC

Soomaaliya oo dalka Turkey uga qeyb-gashay Bandhig Ganacsi ( Sawirro)

Kulankan oo ahaa mid Bandhig carweed ah kana ...
Wanlaweyn+amison4

Kulan lagu taageerayay howlgallada ciidamada oo lagu qabtay Wanlaweyn

Kulan lagu taageeraayay howlgallada Ciidanka XDS ay ka ...
dhuxulow 3

Wasiirka Warfaafinta oo Ammaanay doorka hoggaamineed ee UK

London, 18 September 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WAR-SUBAX-18-9-2014.mp3"][/audio]
jawahir baarqab

Kulan looga hadlayay doorka haweenka oo lagu qabtay Muqdisho

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga caalamiga ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
P1050508

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay xarunta Chatham House ee London(Sawirro)

Warsxaafadeed ....17,09,2014 ... Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa galabta waxaa ...
Rm

Wargelin: Barnaamijka islaamka iyo Bulshada oo berrito marti ku yahay Sheekh Cabdiweli Sheekh Rashiid Ibraahim

Dhammaan Akhristayaasha Radio Muqdisho, waxaa lagu wargelinayaa in ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WAR-HABEEN-17.09.2014.mp3"][/audio]
vlcsnap-2014-09-17-16h40m03s60

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka oo tababar u soo xiray garsoorayaal “SAWIRRO”

Munaasabadaan tababarka loogu soo xirayay 50 garsoore oo ...
DSC05559

Dhalinyaro loo qabtay tababar kor loogu qaadayo aqoontooda “SAWIRRO”

Tababar kor loogu qaadayo aqoonta dhalinyarada, ayna soo ...
DSC01910

Dhibaatada burcad badeedda oo laga hadlay “SAWIRRO”

Kulankaan looga hadlayay aragtida dhalinyarada Soomaaliyeed ay ka ...
astaanta_qaranka11 ok

Akhriso: Wasaaradda Garsoorka oo soo bandhigtay fursado shaqo

Wasaaradda Garsoorka iyo arrimaha dastuurka ee Xukuumadda Soomaaliya ...
Jawaari

Guddoomiyaha baarlamaanka oo ku baaqay in laga qeyb qaato shirweynaha dib-u-heshiisiinta Koonkur Galbeed “VIDEO”

Guddoomiyaha baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Maxamed ...
astaanta_qaranka11 ok

Muqdisho: In la helo qorsho mideysan oo ay ku shaqeeyaan Wasaaraha oo laga shiray “VIDEO”

Agaasimaha Guud ee Wasaaradaha ee xukuumadda Soomaaliya oo ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WARKA-DUHUR-17.09.2014.mp3"][/audio]
Abaarta_Gedo

Muqdisho: Abaaraha ka taagan deegaannada Maamulka Khaatumo oo laga shiray

Kulan lugu tageraayay hogaanka maamulka cusub ee Khaatumo ...
Shirka Jubbooyinka

Qaramada Midoobay oo soo dhowaysay shirka dib-uheshiisiinta Kismayo

Kismayo, 17 Sebtember 2014 – Ku-xigeenka ergayga-gaarka ah ...
dhalinyaro

Tababar ku saabsan isdhexgalka bulshada oo lagu qabtay degmada Hodan

Tababarkaan oo socon doono muddo labo cisho ah, ...
Muungaab Sawir Hore

Guddoomiyaha gobolka benaadir oo xarigga ka rajay xarunta Waaxda Koowaad ee degmada Shibis

[caption id="attachment_196901" align="aligncenter" width="640"] Muungaab Sawir Hore[/caption] Guddoomiyaha Gobolka ...
Sheekh Nuur Baaruud

Sheekh Nuur Baaruud: Xamaasad iyo Jaahilnimo diineed ayay ku sifoobeen Al-Shabaab

Guddoomiye ku-xigeenka Hay'adda Culimada Soomaaliyeed ahna afhayeenka hay'adda ...
jowhar

Maamulka degmada Jowhar oo walaac ka muujiyay fatahaadda Wabiga (Dhageyso)

Maamulka degmada Jowhar ayaa walaac ka muujiyay fatahaad ...
Maxaas

Ciidamada oo adkeeyay Amaanka degmada Maxaas

Maamulka degmada Maxaas ayaa ka warbixiyay ammaanka iyo ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WAR-SUBAX-17-9-20141.mp3"][/audio]

Tubta Toosan

Sheekh Nuur Baaruud

Sheekh Nuur Baaruud: Xamaasad iyo Jaahilnimo diineed ayay ku sifoobeen Al-Shabaab

Guddoomiye ku-xigeenka Hay'adda Culimada Soomaaliyeed ahna afhayeenka hay'adda ...
Godane-150x150

Maxaa lagu xasuusan doonaa Axmed Godane ? Dhageyso

Toddobaadkii hore waxaa duqeyn diyaaradeed oo Mareykanku fuliyeen ...
Godane

Taariikhda Godane, Dhageyso oo akhriso

Shalay oo Jimco ahayd ayaa si rasmi ah ...