Madaxweynaha iyo wafdigiisi oo soo dhamaystay booqashadii Suudaan
Published on January 3, 2013 by Canab · 2 Comments · 1,779 views
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa soo gaba gabeeyay safarkii ay ku joogeen dalka Suudaan iyadoona kulamadii ay la qaateen mas’uuliyiinta dowladda Suudaan uu ku soo dhamaaday guul.
Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo mudo laba maalin ah ku sugnaa dalka Suudaan isago iyo mas’uuliyiin ka tirsan dowladda ayaa maanta xaflad sagootin ah loogu sameeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Khartuum.
Madaxweynaha ayaa kulan xalay kula qaatay madaxtooyada Qaranka dalka Suudaan dhigiisa dalkaasi waxeyna labada Madaxweyne ay kulankooda waxyaabihii looga hadlay ayaa waxaa ka mid ahaa dib u dhiska dalka iyo ka qeyb qaadashada tababarada ciidamada dowladda Soomaaliya.
Sidoo kale Madaxweynaha iyo wafdigii la socday ay booqdeen intii ay ku sugnaayeen dalkaasi warshada daabaceysa lacagta Shilinka Soomaaliga ah oo haatan ka socota dalkaasi, madaxweynaha oo hadal ka jeediyay goobta ayaa sheegay in dib loo dhigo daabicida lacagta loogu talagalay dalka si loo dajiyo dalka si ay saameyn ugu yeelan dadka Soomaaliyeed.
Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ay soo gaaraan magaalada Muqdisho iyadoo soo dhaweynta Madaxweynaha iyo xubnaha la socda ay si toos ah uga socota garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.
WAR HABEEN 24.05.2013
Wasaarada ammaanka maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa ...
War Duhur 24-May-2013
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeelada Hoose ayaa ...
Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD oo shir ...
Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ...
WAR SUBAX 24.05.2013
Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obaama ayaa sheegey in awoodii ...
Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya ayaa ka hadashay kororka ...
Maamul gobaledka Galmudug ayaa arrin lagu farxo ku ...
Puntland oo xukun dil ah ku riday dad ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Rabshadahan ayaa dhowrkii cesho ee la soo dhaafay ...
Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku ...
Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane ...
WAR HABEEN 23 05 2013
Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ...
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
Taliyaha Hogaanka Socodaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Soomaaliya Cabdulahi ...
(Muqdisho, Majo 23, 2013). Shirkii golaha wasiirada Xukuumada ...
Munasabad lagu maamuusayay maalinta umulisay aduunka laguna soo ...
WAR DUHUR 23.05.2013
Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed Nuur ...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Dibad bax balaaran oo lagu taageerayay horumarada iyo ...
Maamulka dagmada Hobyo ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee ...
Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ...
WARKA SUBAX 23.5.2013
Iska hor imaad geystay qasaaro iskugu jira dhimasho ...
Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool dalalka South Africa ...
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hishiis Dhanka ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Madaxwenaha waxuu yihid daldalbadan oo kamid ah africa marka waxuu uyimaadanweesanyahay sod arfica oo kudhibaateesan dad badan oomuwaadin soomali ah marka mudanaha waxaa laku fadhiyaaa in uu wax kaqabto
Maashaa’Allaah waa arin guul ah Madaxweynaheyna iyo mas’uuliyiinta aad ayay idin jecelyihiin Umadda Soomaliyeed shaqada wacan horay u sii wada hambalyo, hambalyo. tan kale, madaxweynaheena waxaan ka sugaynaa in uu booqdo Koonfur Africa; halkaasi oo Soomaalida badan tacadiyo loogu geesto gaar ahaan ganacsatada ok .