Madaxweyne Xasan oo gaaray magaalada Istanbuul
Published on December 6, 2012 by Canab · 3 Comments · 2,162 views
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray caasimada labaad ee dalka Turkiga halkaas oo uu kulan kula qaadan doono R/wasaaraha dalka Turkiga.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa magaalada Istanbuul ee caasimada labaad ee dalka Turkiga ku soo dhaweeyay qaar ka mid ah mas’uuliyiinta dowladda Turkiga ee ku sugan Istanbuul.
Madaxweyne Xasan ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu kulan la qaadan doono R/wasaaraha dalka Turkiga Rajab Dayib Urdugan si ay uga wada hadlaan xiriirka labada dalka iyo xoojinta dhanka amaanka maadama shalay wasiirrada difaaca dalalka Soomaaliya iyo Turkiga ay kala saxiixdeen heshiis.
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Rabshadahan ayaa dhowrkii cesho ee la soo dhaafay ...
Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku ...
Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane ...
WAR HABEEN 23 05 2013
Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ...
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
Taliyaha Hogaanka Socodaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Soomaaliya Cabdulahi ...
(Muqdisho, Majo 23, 2013). Shirkii golaha wasiirada Xukuumada ...
Munasabad lagu maamuusayay maalinta umulisay aduunka laguna soo ...
WAR DUHUR 23.05.2013
Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed Nuur ...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Dibad bax balaaran oo lagu taageerayay horumarada iyo ...
Maamulka dagmada Hobyo ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee ...
Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ...
WARKA SUBAX 23.5.2013
Iska hor imaad geystay qasaaro iskugu jira dhimasho ...
Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool dalalka South Africa ...
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hishiis Dhanka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
WAR HABEEN 22.05.2013
Wasiirka Gaashaandhiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane C/xakiin ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
(Muqdisho, 22, May, 2013) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Bandhig dhaqameed ay kasoo qeyb galeen in kabadan ...
Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugan qeybo ka mid ...
WAR DUHUR 22.05.2013
Deeq Raashin gargaar ah ayaa maanta loo qeybiyay ...
Bukaannada ku jira Isbitaalka Keysaney ee duleedka magaalada ...
Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kulmay iyadoo mudanaayal ka ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Waw
Masha alaah wixi an kutamayay waayo badan ayay maanta gaartay dowlada somalia o ahayd inay ciidanka qaranka qalabayn iyo tayayn ba usameyaan o weliba dowlada turkiga ay laheshiiyaan wlh wax badan ayaan is iri yaa hadalkada kugu gudbiya madaxda qaranka somaliya wax kalena kama rabine arinkaan ayaan rabay inay garaan marka guuuuul guuuuul guuuul somalia iyo turkiya viva all
masha alah kor alaha ka dhigo dowlada somalia iyo dowlada turkiga waxan rajeyha mardhaw inan nabad warto heli dono gayiga somaliana laga wayi dono xarakatul sheydaan 22sana ayan dhibato ku jirnay lkn hada nabad ayan rajeyha walagu dimi rabaaa qawarishta shabbab iyo inta jecelba insha alah