Tuesday, May 21st, 2013

Madaxweyne Sheekh Shariif Oo Kulan Kula Qaatay Dagmada Balcad Waxgarada Dagmadaasi

Published on August 1, 2012 by   ·   No Comments  ·   3,557 views

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaan maanta booqday dagmada Balcad ee gobolka Shabeelada Dhexe halkaas oo uu kulan kula qaatay Odayaasha dhaqanka iyo waxgarada ku sugan dagmadaasi.

Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxaa booqashadiisa ku wehliya Wasiiro ka tirsan xukuumadda saraakiil ciidan, Agaasimaha Hay’adda Nabadsugida Qaranka Soomaaliyeed iyo Mas’uuliyiin kale.

Kulanka uu maanta la qaatay Madaxweynaha ayaa waxaa ka hadlay qaar ka mid ah waxgaradii ka qeyb galay kulan iyagoo uga mahadceliyay Booqashada uu maanta ku tagay Dagmada Balcad madaxweyne Shariif iyagoona u balan qaaday in ay dowladda la shaqeynayaan.

Waxgarada ayaa sheegay in amaanka dagmada uu yahay mid wanaagsan uuna xiriir fiican kala dhaxeeyo ciidanka dowaldda waxa ayna sheegeen in ay dhalinyaro badan oo ka tirsanaa shabaab ay ku biiriyeen ciidanka dowladda.

Madaxweynaha oo hadal ka jeediyay kulan uu la qaatay Waxgarada ku dhaqanka dagmada Balcad ayaa waxa uu sheegay in wax lagu farxo ay tahay in cadowgii laga xoreeyay Balcad ay shacabka hal meel uga soo wada jeesteen isagoona Madaxweynaha intaa ku daray in uu aad uga faraxsanyahay amaanka ka jira wadada isku xirta Balcad iyo Muqdisho.

Mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa uga baaqay dadka ku nool dagmada Balcad in ay ka shaqeeyaan amaanka si loo hormariyo adeegyadda Bulshada ay u baahanyihiin.

Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa carabaabay in dhowaan la howlgalin doono warshada Dharka ee dagmada Balcad isagoona uga mahadceliyay muwaadiniintii isku howshay in ay ilaaliyaan hantida Qaranka.

Mar uu ka hadlayay Madaxweynaha ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM dadaalka ay u galeen soo celinta nabadda iyo kala dambeynta in la abaal marin doono dadaalka ay u galeen nabad ku soo dabaalida dalka ay colaada ka jirtay mudada ka badan 20ka sano.

Madaxweynaha ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed in maanta si KMG ah loo ansaxiyay dastuurka dalka waxa uuna tibaaxay in maanta wixii ka dambeeyo laga baxay maraxadii kumeel gaarnimada aheyd loona gudbay dowladda rasmi ah.

Dhanka kale Madaxweyne Shariif ayaa ka tacsiyeeyay dilkii xalay fiidkii loo geystay Majaajiliistihii caanka ahaa ee Cabdi Jaylaani Malaaq “Marshaale” isagoona uga tacsiyeeyay ummadda Soomaaliyeed iyo eheladiisa waxa uuna ALLE uga baryay in uu Janadii Fardowsa ka waraabiyo.

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-

Yurub                                                         +442035190460

USA & CANADA                                      +17124327760

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

afhayeenka amisom

Ciidamada AMISOM oo sheegay iney guri guri u baaridoonaan Muqdisho

Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Duhur

WAR DUHUR 21.05.2013
1

Baarlamanka oo maanta ansixiyay miisanadiyadda Sadexdii Bilood ee ugu dambeeyay sanadkii hore

Baarlamanka oo maanta anxisiyay Miisaaniyada  Sadexdii bilood ee ...
odayaasha-hawiye

Odayaasha dhaqanka ee soo xulay Baarlamanka oo ku baaqay in laga naqdo mowshinka laga keenay xukuumadda

Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...
IMG_0165 2

Wasiir ku xigeenka warfaafinta oo abaalmarinno guddoonsiiyay wariye iyo Cameromanno ka tirsan SNTV”Sawirro”

Wasiirka ku xigeenka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta Gaadiidka Xukuumadda ...
DSC00586

DAAWO SAWIRRADA:- Dibadbax lagu tageerayo waxqabadka ay xukuumaddu muujisay oo maanta ka dhacay Muqdisho.

Dibadbax lagu tageerayay dowladda Soomaaliya loogana soo horjeeday ...
IMG_3133

DAAWO SAWIRRADA:- dib u dhis xoog leh oo laga dareemayo Gaalkacyo

akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineyna ...
TubtaToosan1

Shirkii London iyo diidmada Al-Shabaab-DHAGEYSO

Shirka waxaa wada jir u guddoominayay madaxweynaha Soomaaliya ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka Subaxnimo ee radio Muqdisho

WARKA SUBAX 21.5.2013
baladweyne1

Maamulka G/hiiraan oo amar ka soo saaray dadka wata hubka iyo dharka shacabka

Maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ...
images

ciidamada dowladda oo howlgal ka wado qeybo ka mid ah dagmooyinka G/banaadir

Ciidamada dowaladda Soomaaliya ayaa xalay iyo saaka howlgalo ...
BOQASHADA  MAAMULKA GOBOLKA HIIRAAN (1)

Odayaasha dhaqanka gobolka Gedo oo ka soo horjeestay maamulka looga dhawaaqay Kismaayo

Odaayasha Dhaqanka ee ku sugan magaalada Garbahaarey ee ...
shabaab baad

Maleeshiyaadka kooxda shabaab oo sii kordhayo qilaafkooda

Tan iyo markii ay soo shaacbaxday in qilaaf ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
guryaha

Barakacayaal duleedka Bosaaso looga dhisay guryo

qaar ka mid ah barakacayaasha ku dhaqan duleedka ...
DSC00436

DAAWO SAWIRRADA:- Kulankii mudaneyaal ka tirsan Baarlamanka ay Muqdisho ku yesheen

akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkaga soo gudbineyna ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 20.05.2013
DSC00489

Kulan looga soo horjeedo mushinkii laga keenay xukuumadda oo ay Muqdisho ku yesheen mudaneyaal ka tirsan Baarlamanka

Kulan lagu tageerayay horumarka dowladda isla markaana looga ...
hiraan

Maamulka Gobolka Hiiraan oo kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka “sawirro”

kulankan ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhamaan ...
Galmudug-wwww

Maamulka Galmudug oo ku baaqay in la taageero horumarka iyo guulaha ay gaartay dowlada Federaalka

Maamulka Galmudug ayaa sheegay iney muhiim tahay in ...
astaanta-warka1

Dhageyso Warka Duhur

WAR DUHUR 20.05.2013
dowlada hoose 1

Maamulka G/Banaadir oo hey’adaha kala hadlay mashaariicda ay ka wadaan Muqdisho

Maamulka gobolka Banaadir ayaa kala hadlay hay’adaha maashaariicda ...
nn

Baarlamanka oo maanta ansixiyay talo soo jeedintii gudiga Maaliyadda ee Baarlamanka”Sawirro”

Fadhigii Baarlamanka ee maanta oo lagu ansixiyay talo ...
Istakiin

Kulan looga hadlay amaanka oo lagu qabtay degmada Boondheere

Kulan looga hadlayay xoojinta amaanka oo uu soo ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax

Warka Subax 20-05-2013
kuku

DAAWO SAWIRO:- Wasiirka Gaashaandhiga oo Kula kulmay Dhigiisa Dalka Sudan Magaalada Khartoum

  Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
BOQASHADA  MAAMULKA GOBOLKA HIIRAAN (1)

Odayaasha deegaanka Beladul-amiin ee Sh/hoose oo ka cabanaya boob iyo cadaadis ay ku hayaan Al-Shabaab

Dadka kunool deegaanka Beledulamiin ee gobolka Shabeelada Hoose ...
Magaalada-Beledweyne1-300x233

Maamulka gobolka Hiiraan oo sheegay in isbedel amaanka ah laga dareemayo Magaalada Baledweyne

Xili magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ay ...
Fowsiyo Yuusuf

Wasaaradda arimaha dibadda Soomaaliya oo sheegtay in lasoo xareyn doono safiirada dalkeena u fadhiya caalamka.

Kuxigeenka ra’isulwasaaraha ahna wasiirka arimaha dibada Soomaaliya Fowsio ...
mm

Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku nool Koofur afrika oo dowlada ku amaanay isbedelka ay ka dhalisay dalka.

Qaar kamid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee kunool dalka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
DSC00480

Wafdi ka tirsan dowladda Soomaaliya oo ka qeybgalaya Isku-imaatinka 13-aad ee Doha “SAWIRRO”

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
DSC03720

Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga oo Caawa Gaaray Magaalada Khartoum ee Dalka Sudan. Daawo Sawiro

Wafdigan uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
dadka-la-xukumey1-450x342

Maxkamada Gobolka Bari oo Xukunno ku riday dad iskugu jira Soomaali iyo ajaanib

Maxkamada darajada kowaad ee Gobolka Bari ayaa xukuno ...

Tubta Toosan

TubtaToosan1

Diinta Islaamku maxay ka qabtaa Dhagarta?-DHAGEYSO

Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
TubtaToosan1

Macluushii ka dhacday dalka iyo kaalinta Al-Shabaab-DHAGEYSO

Dabayaaqadii 2010 ilaa  bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Fatwo

Horjoogayaasha Shabaab oo Godane Cambaareeyay!

Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...

*