Madaxweyne Shariif oo xalay gaaray magaalada London
Published on February 22, 2012 by Feysal · 1 Comment · 1,815 views
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada London ee xarunta dalka Britain, iyadoo halkaasi ay si weyn ugu soo dhaweeyeen masuuliyiin ka tirsan dowladda Ingiriiska xubnaha golaha wasiirrada iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Uk.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed markii uu gaaray magaalada London ayaa waxaa diriisan u soo dhaweeyay xunbaha gobollaha wasiirrada oo uu ka mid yahay wasiirka Warfaafinta, Boosta iyo Isgaarsiinta mudane C/qaaadir Xuseen Maxamed “Jahweyn, guddoomiyaha gobolka Banaadir Tarsan iyo masuuliyiin ka tirsan dowladda Ingiriiska.
Madaxweyne Sheekh Shariif ayaa waxaa loo galbiyay xarunta loogu talo galay in uu ka dago magaalada London, sidoo kale madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa la filayaa in maanta uu kulammo gaar gaar ah la qaato madaxda dalka Britain.
Maalinta berrito ah ayuu madaxweyne Shariif ka qeyb galayaa shirka dowladda Ingiriiska ay sida weyn u qaban qaabisay, kaasi oo xal looga raadinayo arrimaha Soomaaliy iyo taareerada caalamka.
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-
Yurub +442035190460
USA & CANADA +17124327760
Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhawaan ...
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...
Asc ka qeebgcalka shirka lodan ee koxaha somalia waa muhiim