Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhawaan ...
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...
Masha Allah aad iyo yaan ugu faraxwanahay
Hormarka aay gaareen CXD hambalyo yaan leeyahay teeda kale waxaan idinka codsanaa inaad noo soo sawirtaan melaha eey ciidamada qabsadaan si aan ula socono waana mahadsantihiin dhamaan bahda warbaahinta
Qaranka somaliyeed
Allow nabad dalkeena hooyo aamin
ilaah garabkiin ha galo cxd guul guul
Wlhi madaxweyne kanoo kale waligey ma arag.. Inuu daacad yahay waxaa dalii u ah sida isdaba jooga ah uu u booqanayo furumaha hore ee dagaalka.. Aqristoow wali ma aragteen madaxweenayaashi soo maray soomaaliya ee booqanaya aagaga hore ee dagaalka ??? I DON’T THINK SO… Lmoa…tani waxay dhiira gelin weyn u tahay CXDS waxayna jab iyo halaag iyo niyad xumo u tahay Alshabaab madaxweeyne noolow….Radiomuqdisho.. Wlhi waad ka baxsateen hadii aan awoodi lahaa waxaan idin siin lahaa NOPEL PRIZE OF JOURNALISM….but d0n’t worry u ‘ll get it soon.. Lol.. Writer by abdirizak nur mamad.. South africa.. PORTELLIZEPETH..
acw waa wax lagu farxo in c x d s ayn eryaan khawaarijta shabaab soona booqdaan madaxda dowladda goobihi laga raacdeeyay waxaana hubaal ah in c x d s ay yihiin har qaboow badan oo shacabka ay harsadaan haddaan ciidan jirin umaddu ma heleyso har qabow guuleysta guuleysta geeridana ka raaga la,aantiin waa abaar iyo mugdi aan iftiin laheyn cadawgiinu ha jabo AMiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
khilaaf ka xali u dhaxeeya madaxda sare/ciidanka hadii mushaar lasiiyo wuu shaqaynaya si adag
ilaah garabkiina hagalo anagana waan idin garab taganahay hiil iyo hooba
madaxweynaha qarankana ad ayan ugu hambalyaynayaa
MAAASHA ALAAH WAAN KU FARAXSANAHAY HADAA NAHAY SHACABKA SOMALIYEED HORUMARKA MAR WALBA SOO IF BAXAAYO IYO RAJADA SHACABKA WAA TAN MUUQANEYSO XILIGAAN ALLA WAXAAN KA BARYEYNAA INUU SOO DA DAJIYO GUUSHA UMADA SOMALIYEED GUUL SOMALIA
Waxaan aragnaa soo laabashada CXD Soomaaliyeed iyo dhamaan Ciidamada kale ee qaranka sida Poliska Asluubta Bada iyo Nabad sugida.CXD Somaaliyeed waa hormuudka Nabad ka dhalata Soomaaliya.Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya waxa uu wax la qeybsadaa CXD ee furimaha dagaalka jooga waana wax lagu farxo in aan aragno Madaxweyne ey ka go’an tahay in Somali Dowladnimadeedii dib ula soo laabato.
Maxaan faraxnaa Waxaa jira niman u shaqeeya Itoobiya oo aan ogolayn hormarka kuwaasi oo uu ugu horeeyo Shariif Sakiin
WAXAAN AD IYO AAD UGUFARAHSANAXAAY GUSHA AY GAREEN CIDAMADA SOMALIEED . WAXAAN LEYHAAY SOMALI MEEL AJOGTABA INAY CIDANKODA AY LAGASTAGAAN TAGARO WALBO . MADAXWEYNA SHARRIF WAAN U HAMBALEYNAA
DOWLADNIMADII SOOMAALIYEED WAXAAN KAKA HARAY IN LAGA GUDBO HAL CAQABAD OO KALIYA INSHA LAAAHU WAANA IMAANAYSAAA:-
ALSHABAAB XAALKOODU WAA SII DHMAANYAA SHACABKU WAA FAHMAY, LAAKIIN KOW IYO LABAATAN JIRADA MARKALE ISKU BAHAYNSANYA IN AY KU CELIYAAN MEESHII LAGA KEENEY IN AAN SHACAB IYO XUKUUMABA ISKU KAALMAYSANO AYAA LOO BAAHAN YAHAY .
INTAAS AYAAN NOOGA HARTEY IFTIINKII DOWLADNIMO.
WALAAHU YACLAMUL MUSFIDA MINAL MUSLIXI
guul ayaan leeyahay ciidamada qaranka soomaaliyeed oo u taagan habeen iyo maalin kadifaacida wadanka shabaab oo ah kansar aan sinaba uga go ayn wadankeen soomaaliya. guul madaxweyn iyo ra iisul wazaaraha iyo inta wanaaga jecel.
aamiin aamiin ale ha guuleeyo uma soomaaliyeed oo cadowgeeda haka guuleeyo
asc waa farxad iyo guul wada socda inkasta oon somaliya laga waayeyn naxdin waayo markii aad maqasho ciidan ayaa dagaal qaadey oo horumar sameeyey waxaa ku xiga dawlada ku meelgaarka ah oo qilaafkeedii sii xogeystey ma meel leysku qilaafo ayey joogaan waa babarjab iyo jahwareer wixii dhib wada ilaahey ha naga qabto ilaahey xaqa ha guuleeyo somaliya ha nolaato cadawgeeda ha jabo insha allaah
waa guu eey daba joogaan koox qowleeysato ah oo aan la aqoon qola eey mateleen oo sheegta magac xildhibaan ,kama naxan , kama xishoodaan,mana ka yaxyaxan ineey nama qashiiyaan wax naxdin leh ,waxaan rajeeeynaa in caqliga shaqeeyo oo eey fahmaan xaqqa waxa uu yahahy waliba kuwooda sharafta leh oo shacabku u xil hayyo soomaliya maanta kilya ma ahaandoonto weyjiri jirtey weyna jiri doontaa ninkii rajjo ka qabo inuu noqdo qof la ixtiraamo yuusan ka qeeyb qaadan waxa socda oo baarlammaanka qolada sheegaa wadan meey tagaan goboladooda oo eey ka soo xoreeyaan waa kuwa hoteelada qaaliga ah jiifa oo lacagta kumaan kun oo doolar baa bi’inaayo caruuryayar na eey u dhimmanayaan biyo la’aan xasbunnaaallah .
maashaa alaah
GUUL GUUL GUUL ILLAAHOW KAALMADAADAA WAYNEE
NOO KAALMEE ,ALLOOW LA JIR CXDS.DOWLADANA NOO DAA KU MEELGAARKA KA BIXI.AAAAAMMMMM
viva dowlada somaliyed,
madax weynaha dalka somaliya waa mudane shekh shariif shekh axmed waa nin uqalma somaliya inu hogaamiyo nolow weliga cadowga wuu jaway guuuuuuuuuuuul cidanka somaliya
Way jabeen argagixisada ee halagu darro qabqablayaasha si loo gaaro xasilooni iyo dawlad xoogan.
waan ku farxay booqashadan joogtada ah ee lagaga warhaynayo ciidanka qaranka.
guuuuuuuuullaysta geesiyaalka qalabka sida iyo madaxweynahooda masha allah sh shariif hore u soco howshaada ha u joojinin xaasid iyo nin aan wax garan iyo tuug rabbo in uu iftiinka noo soo ifaayo naga hor istaago ilaah hakula jiro anaga duco kuula fadhinaa meel walbo oo aan joogno hadaa nahay shacabka soomaaliyeed ilaah hanaga aqbalo ducadeena <<<<amiiiiiiiiiin;;;amiiiiiin;;;amiiiiiin
ANIGOO KU HADLAYO MAGACA JAALIYADDA BARAAWANI DEGAN UK,WAXAAN TAHNIYAD BALAARAN USOO JEEDINAYAA C XDS.GUUSHA AAY GAAREEN…..INTA DHIMATAY WAA SHAHIID ALLA U RAXMADAY….INTA DHAWACAN CAAFIMAAD ALLA SIIYO,HALGANKA AAD KUJIRTAAN RABI GUUL IDINKA SIIYO..ILMAHEYNI KU GAALOWAYAAN WADAMADAAN QURBAHA AAN KA BAXNO…XOOGA DALKA XAGIINAAN JIRNAA…..GARAB ALLA SIIYO KUWII NOO GARGAARAYEY NAGA DILAY GUMEYSIGA AAMMMMMMMMMMMMMMMMMIN…….././.
Viva Governo Somalia, anche´vivo i militari somalo ” xoogga dalka Soomaaliyeed ha noolaadeen hana guuleesteen weligooda” aamiin. waan in la ciribtiraa cadowga gudaha ee waa Al-Dadqalato Al-Sheeydhaan
madaxweyne sheekh shariif sheekh axmad waan ku salaamy guul ayaan Eebe kaaga baryeynaa inshaa allaah
Anigo kamid ah jaaliyada somaliyed gaar ahan ardada wax kubarato wadanka sudan, waxan tahniyad kal iyo laab ah udiraya dhaman shacabka somaliyed, waxan leyahay dowladena way guulaysatay allahu akbar….
Dhanka kale wan kufaraxsanahay booqashada madax waynaha uu booqday aagaga dagaal e ay kusugan yihin ciidanka xooga.. Waxan u arka in ay tahay wax lagu farxo iyo guul shacabka somaliyed.. Waxan leyahay mar 2aad guul madax wayne shariif
asc ayadoo tv ah soo galiya wallaalayaal
hhhhhhhhhhh viva shariif