Madaxweyne Shariif oo ka digay in dalka dib loogu celiyo burbur
Published on July 19, 2012 by Mowliid · No Comments · 3,183 views
Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka digay in dalka dib loogu celiyo burbur isagoo ugu baaqay shacabka in ay xajistaan dowladnimada.
Sh. Shariif Sh. Axmed madaxweynaha dowlada federaalka KMG ah ee Soomaaliya oo shalay khudbad u jeediyay boqollaal dadweyne taageerayaashiisa ah oo isugu yimid munaasabad ay madaxweynaha ku dhiiri galinayeen inuu dib isku soo sharaxo ayaa waxa uu ka hadlay arimo dhowr ah oo ay ugu muhiimsantahay siyaasadda, caddaaladda iyo arimo kale.
Madaxweyne Shariif Sh. Axmed ayaa tilmaamay inaan dowladnimo la heli karin haddii aysan jirin caddaalad iyo garsoor waxa uuna intaa ku daray inay qorsheynayaan inay hir galiyaan laamaha caddaaladda iyo garsoorka si looga gudbo xadgudubka iyo caddaalad darrada loona helo dowlad si shar ci ah u maamusho shacabkeeda.
dhinaca kale madaxweynaha ayaa ugu baaqay shacabka iyo madaxda Qaranka inay si mideeysan uga shaqeeyaan dowladnimada si dalka uu u helo qaranimo buuxda isagoo farta ku fiiqay mudane Shariif in shacabkan mudada dhibaatada ku jiray ay u baahanyihiin hoggaan wanaagsan oo caadil ah.
dowladda uu hoggaamiyo Sh. Shariif ayaa muddadi ay jirtay ku guuleysatay in ay wax badan ka bedesho xaaladaha amniga, nolosha iyo siyaasadda waxaana ay iminka dowladdu dadaal ugu jirtaa in la helo caddaalad iyo garsoor shaqeeya sida uu sheegay Madaxweynaha dalka taas muhiim ah shacabka Soomaaliyeed.
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hishiis Dhanka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
WAR HABEEN 22.05.2013
Wasiirka Gaashaandhiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane C/xakiin ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
(Muqdisho, 22, May, 2013) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Bandhig dhaqameed ay kasoo qeyb galeen in kabadan ...
Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugan qeybo ka mid ...
WAR DUHUR 22.05.2013
Deeq Raashin gargaar ah ayaa maanta loo qeybiyay ...
Bukaannada ku jira Isbitaalka Keysaney ee duleedka magaalada ...
Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kulmay iyadoo mudanaayal ka ...
Wasiirka gaashandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/xakiin Xaaji ...
War Subax Arbaco 22-05-2013
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Wasiirka beeraha iyo xaanaanada xoolaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ...
Booqashadaan oo ay gudoomiyaha gobolka Hiiraan mudane Cabdi ...
Kulankan oo ay maanta yeelanayaan xubnaha golaha shacabka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Ururka kubada cagta bariga iyo bartamaha Afrika ee ...
War Habeen 21-May-2013
Kulan ay si wada jir ah ugu qeybteen ...
Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ...
WAR DUHUR 21.05.2013
Baarlamanka oo maanta anxisiyay Miisaaniyada Sadexdii bilood ee ...
Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...
Wasiirka ku xigeenka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta Gaadiidka Xukuumadda ...
Dibadbax lagu tageerayay dowladda Soomaaliya loogana soo horjeeday ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineyna ...
Shirka waxaa wada jir u guddoominayay madaxweynaha Soomaaliya ...
WARKA SUBAX 21.5.2013
Maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ...
Ciidamada dowaladda Soomaaliya ayaa xalay iyo saaka howlgalo ...
Odaayasha Dhaqanka ee ku sugan magaalada Garbahaarey ee ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...