Madaxweyne Sh. Shariif oo sheegay in Somaliya ay ka soo kabandoonto burburka
Published on August 8, 2012 by Mowliid · No Comments · 2,023 views
Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Sheeekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in Afarta sano ee soo socota ay Soomaaliya ka soo kabandoonto dhibaatooyinkii ay muddada dheer ku soo jirtay.
Mudane Sheekh Shariif oo ka jawaabayay su’aallo ay weeydiiyeen Warfidiyeenno ka socday caalamka ayaa ka hadlay waxyaabaha ay tahay in ay wax ka qabato xukuumadda soo socota, isagoo rajo wanaagsan ka muujiyay in Awoodda dowladdu ay ku fiddo dalka oo dhan.
Sidoo kale maadaxweynaha ayaa tilmaamay in xukuumadda dhalan doonta looga fadhiyo in ay dalka gaarsiiso nidaamka axsaabta, isla markaana ay wax ka bedesho nolosha dadka Soomaaliyeed ee dhibaatadu ku raagtay.
Madaxweynaaha ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in Afarta sano ee socota Soomaaliya ay ka soo kabandoonto burburka ku dhacay, Arrimaha siyaasadda, Ammaanka iyo dhaqaalaha, wuxuuna intaa ku daray in dalku uu leeyahay Kheyraad farabadan oo ku filan ummadda Soomaaliyeed.
Sheekh Shariif madaxweynaha Soomaaliya ayaa ugu baaqay dhallinyarada ay marin habaabiyeen malleeshiyaadka shabaab in ay ka soo haraan dhhibaaatooyinka ay ku hayaan shacabka Soomaaliyeed, isagoo muujiyay rajada uu ka qabo in kooxdaasi waqti dhow dalka oo dhan laga sifeyndoono.
Madaxweynaha dalka Kenya Uhura Kenyata ayaa sheegay in ...
Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Shiiq Maxamuud ayaa ...
Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka ku dhaqan magaalada Kismaayo ...
War Duhur 25-05-2013
Waxaa ka socda caasimada dalka Kuwait qabanqaabada loogu ...
Wasaarada arrimaga gudaha iyo amaanka qaranka ayaa maanta ...
Hay,adda maaeaynta musiibooyinka qaranka ayaa maanta deeq raashin ...
Ciyaaraha Hidaha iyo dhaqanka, Raashinka ay Soomaalidu dhaqanka ...
WAR SUBAX I 25 05 13
Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa ...
Dadka xoolo dhaqatada ah ee ku nool deegaanno ...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Stockholm ee ...
Shir looga looga hadlayo ganacsiga iyo maalgashiga waddankan ...
Kulan looga hadlayay dhibaatooyinkna soo wajaha haweenka soomaliyeed ...
Addis Ababa, 24 May 2013 )Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
Barnaamijka Nasashada Todobaadka waa Barnaamij Todobaadle ah waxaana ...
Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa laga ...
Munaasabad lagu soo dhaweynayay Gudoomiyaha maamulka gobolka Gal-gaduud ...
WAR HABEEN 24.05.2013
Wasaarada ammaanka maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa ...
War Duhur 24-May-2013
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeelada Hoose ayaa ...
Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD oo shir ...
Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ...
WAR SUBAX 24.05.2013
Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obaama ayaa sheegey in awoodii ...
Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya ayaa ka hadashay kororka ...
Maamul gobaledka Galmudug ayaa arrin lagu farxo ku ...
Puntland oo xukun dil ah ku riday dad ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Rabshadahan ayaa dhowrkii cesho ee la soo dhaafay ...
Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku ...
Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane ...
WAR HABEEN 23 05 2013
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...