Thursday, August 21st, 2014

Madaxweynaha oo waraaqaha safiirnimo ka gudoomay safiirka dowladda Japan ay u soo magacaawday Soomaaliya

Published on February 21, 2013 by   ·   5 Comments  ·   3,329 views

IMG_3843(Muqdisho,Soomaaliya,February 21 2013)Madaxweynaha) Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Villa Soomaaliya ku qaabilay Safiirka cusub ay dowladda Japan u soo magacaawday Soomaaliya.

Kadib markii uu ka gudoomay waraqadaha shaqadda ayuu Madaxweynaha sheegay in dowladda Japan ay ka mid tahay dowladdaha Soomaaliya toos ula xariira. Japan ayaa waxaa ay Soomaaliya ku bixisay ilaa qarash dhan $200 oo milyan si Soomaaliya nabadda dib loogu soo celiyo.

Ugu danbeyntii ayuu Madaxweynaha sheegay in dalal gaaraya 20 dal ay Soomaaliya u soo magacabeen Safiiro, kuwa kalena ay soo magacaabi doonaan. Taasna waxa keenay horumarka xagga amniga ay ka gaareen dhamaan ciidamadda qalabka sida iyo kuwa Midowga Afrika.

IMG_3859

 

IMG_3861

 

Readers Comments (5)

  1. wadani says:

    maasha allaah, waxaa fiicnaan laheyd in safaaradaha dhammaantood hal meel oo magaalada ka baxsan laysugu geeyo, si ammaankooda loo sugo ayagana xaaladooda lugola socdo, weliba waxa ay ku fiicnaan laheyd siligga Mareykanka in deris lagala dhigo. mahadsanidiin

    • Yassin Ade says:

      Wadani, Aad ayaan ula dhacay Taladaada waana wax sax ah in lahello goob gaara oo safaaradaho oo dhami wada dagaan si ay u sahlanaato sugida amaankooda iyo la socoshada dhaqdhaqaaqooda maxaa yeelay waa wada ognahay meesha safaaradi joogto waxaa jooga sirdoon iyo basaas oodhan, sidoo kale waxaa imaan doonta in dadka ajaanibta ee safaaradaha la shaqeeyaan deegaano magaalada kamida oo ay dagaan ama ijaartaan taasina maahan wax hada sidaan filaayo wadankayagu u bisilyahay sidaa daraadeed waxaa lama huraan noqon doonta ama ah in lahelo agency ama waxaa deegana ajaanibta u xilsaaran.

  2. cabduqadir m.xaashi says:

    waa arin wanaagsan oo ay soo hoyeen ciidamad qalabka sida iyo booliska federalka ah ee soomaliya waxaan filaayaa in safaaradaha kale ay wadada ku soo jraan waa adii amaanka wadan uu sidan ku sii socdo mahadsanidiin soomaliya ha noolaato

  3. liibaan cismaan says:

    @wadani sxb
    waa fikrad fiican laakiin u baahan
    Shaqo aad u badan
    iyo fikir aad udheer oo laga fikiro
    Sidaa daraadeed xaal mastuurka hada soomaaliya ku jirto ma awoodo laakiin waa wax wanaagsan sidey ilatahay sxb ama brother

  4. bilal says:

    mashaAllaah ilahayoow dalkena iyo dadkena baa noo xiifdii amiin amiin alahayoow




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

Baarlamaanka-galmudug

Munaasabad lagu xusayay Aas’aaskii maamul goboleedka Galmudug oo muqdisho lagu qabtay

Munaasabadan ayaa  loogu  xusayay sanadguuradda 8aad  ee  aas ...
pp

Ra’isulwasaaraha Soomaaliya oo gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya lana kulmay xildhibaano

Ra’isulwasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/weli Sheekh Axmed ...
1

Warbixin ku saabsan go’aamada kasoo baxay shirka golaha wasiirada ee maanta”Sawirro”

   Ra’iisul Wasaare-ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ahna Wasiirka Diinta ...
unnamed (3)

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Gacanta oo Xaflad Sagootina u sameeyay Xulka Qaranka kubada gacanta Wiilasha iyo gabdhaha+Sawiro

Xafladan oo ahayd mid si heer sare loo ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/WAR-SUBAX-21-8-2014.mp3"][/audio]
unnamed (2)

Dowladda Soomaaliya oo ka qeybgashay kulan looga hadlay maamulidda deeqaha Japan siiso dalka (Sawirro)

Xoghayaha joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ...
vlcsnap-2014-08-21-08h42m44s116

DAAWO VIDEO:- Barnaamij Gaar Ah Oo Ku Saabsan Lurkii 20ka Sano Iyo Ladnaanta 20ka August

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
astaanta.qaranka-300x228

Wargelin Jagooyin Shaqo oo ka bannaan Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya

Dhammaan Shacabka Soomaaliyeed waxaa lagu wargelinayaa in Xafiiska ...
unnamed (1)

Ra’isul Wasaare C/weli Oo Khudbad Jeediyay Shirka Qaxootiga Looga Hadlayo Ee Adis Ababa “Sawirro”

Addis,Ababa, 20, August, 2014….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka  ee ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/WARKA-HABEEN-20.8.2014.mp3"][/audio]
wasiirka warfaafinta

DAAWO VIDEO: Warbixin ka hadlaysa waxqabadka Wasiirka Warfaafinta 6dii bil ee la soo dhaafay

Akhristayaasheena sharafta leh waxaa halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
SAWI

Guddiga dib u eegista xeerka saxaafadda oo soo gabo gabeeyay hindise sharciyeedka xeerka “SAWIRRO”

Wasiirka Warfaafinta iyo Hunuuninta Dadweynaha Mudane Mustaf Sheekh ...
Xeer ilaaliyaha Qaranka

Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo ka hadlay dadka hay’adaha amniga gacantooda ku jira “War-saxaafadeed”

Muqdisho 20 Agoosto 2014: Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ...
Ebola-death-rate

Arday soo bandhigtay wacyi gelin ku saabsan qatarta cudurka EBOLA

Jamaacadda Hope oo ka mid ah Jaamacadaha Muqdisho ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/WARKA-DUHUR-20.8.2014.mp3"][/audio]
DSC09330

Dhageyso barnaamij gaar ah oo kahadlaya sugidda amniga “SAWIRRO”

Saraakiisha ciidamada booliska Soomaaliyeed, iyo kuwa AMISOM ayaa ...
DSC09381

DAAWO: Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo maleeshiyaad ku xakuntay dil iyo xabsi daa’in

Maxkamadda darajada koowaad  ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ...
RIDWAAN

Guddiga sharuucda ee Xukuumadda iyo safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya oo kulmay

Guddoomiyaha guddiga sharuucda ee Xukuumadda ahna ku-simaha Ra’iisul ...
caruur

Kulan looga hadlayay sameynta qorshe lagu difaacayo carruurta oo ka furmay Muqdisho

Kulankan looga hadlayay dhismaha qorsho lagu difaacayo dhibaatooyinka ...
DSC09247

Cayaartooyda Degmooyinka Kaaraan iyo C/casiis oo bar bar dhac ku kala tegay iyo kuwa degmada Shibis oo badiyay “SAWIRRO”

Tartanka kubadda cagta ee Degmooyinka Gobolka Benaadir oo ...
unnamed-37

Shir Looga Hadlayo Arrimaha Qaxootiga Oo Ka Furmay Adis ababa

Shir looga hadlayo arrimaha barakacayaasha ayna ka qeybgalayaan ...
DSC_0791

Ciidamada XDS Oo La Wareegay Deegaano Ka Tirsan G/Hiiraan Kuna Sii Wajahan Jalalaqsi (Sawirro)

Ciidamada XDS iyo kuwa AMISOM, ayaa sii dar ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/WAR-SUBAX-20-8-2014.mp3"][/audio]
unnamed (1)

Ra’iisul Wasaare Cabdiwali iyo Wafti uu hogaaminayo oo galabta gaaray magaalada Addis-Ababa

Ra’iisul Wasaaraha Xuuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheikh ...
3

Shir looga hadlayey doorka Qurbojoogta ay ku leeyihiin dib u dhiska iyo Horumarka dalka oo Canada lagu qabtay (Sawirro)

Waxaa sharaf weyn ii ah in aan idin ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150 (1)

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
DSC09526

Tababar ku saabsanaa Haweenka iyo xuquuqda ay leeyihiin oo maanta ka furmay Muqdisho (Sawirro)

Tababar lagu xoojinayo Haweenka iyo xuquuqda ay leeyihiin ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka habeennimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/War-Habeen-Tabiye-Irshaad-19.08.2014.mp3"][/audio]
3

R.W Cabdiweli oo ka Qeyb Galay Daahfurka Ololaha Dardargalinta Yareynta Halista dhimashada Hooyada iyo Dhallaanka Soomaaliyeed Xiliga Umusha “SAWIRRO”

Muqdisho, Augsut, 19 ,2014-----Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
cabdiweli1

Ra’iisul wasaare Cabdiweli iyo wafdi uu hogaaminayo oo Shir uga Qeyb Galaya Addis Ababa

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo ...
Kismayo1

Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo Kismaayo kula kulmay Maamulka KMG ah ee Jubba

Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo gaaray magaalada ...
DSCF6243

Howlgallo dad iyo hub lagu soo qabtay oo laga sameeyay Suuqa Bakaaraha “DAAWO”

Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa gacanta ku ...
DSC09130

DAAWO VIDEO: Wasiiro xarigga ka jaray qeyb cusub oo qaliinka ah oo lagu soo kordhiyay Jaamacadda SIU

Wasiirka Hidaha iyo Tacliinta sare iyo Wasiirka Warfaafinta ...

Tubta Toosan

Dhallinnyaro

Maalinta Caalamiga ah ee dhallinyarada, Waa side xaaladda dhallinyarada Soomaaliyeed?

  Maanta oo ay taariikhdu tahay 12 August waa ...
Ammaan

Mas’uuliyadda Bulshada & Ammaanka Dalka Dhageyso

  Maalmihii u dambeeyay waxaa magaalada Muqdisho ku soo ...
Dumar

Alshabaab iyo Laynta haweenka

Maleeshiyada Alshabaab ee xag jirka ahi, waxay gabood ...