Sunday, October 26th, 2014

Madaxweynaha oo shaaca ka qaaday in dowladu bilaabi doonto mashaariic lagu horumarinayo gobolada dalka”Dhageyso”

Published on February 2, 2013 by   ·   7 Comments  ·   11,682 views

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaca ka qaaday in dhowaan ay Dowladdu bilaabi doonto mashaariic lagu hormariayo gobollada Dalka ayadoo degmo kastana laga hirgelin doono shan mashruuc oo hormarineed.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo wareysi siiyay Telefishinka Qaranka ayaa ka warbixiyay booqashadii uu ku tagay dalka Biljimka isagoo sheegay in mudo Laba maalmood ah ay joogeen magaalada Brusselis iyagoo marti u ahaa Midowga Yurub.

Madaxweynaha ayaa sheegay in uu la kulmay madaxda ugu sareeysa Midowga Yurub islamarkaana uu la gaareen heshiis iyo faham iyagoo sameeyay balanqaadyo,  wuxuuna guul ku tilmaamay in 22 sano kadib in dowlad Soomaaliyeed ay toos ula macaamiisho Midowga Yurub.

Sidoo kale madaxweynaha ayaa soo hadalqaaday in uu jiro shir lagu balansanyaha oo looga hadlayo dib u dhiska Soomaaliya mustaqbalka fog kaasoo dhici doona dabayaaqada Sanadkan, isagoo rajo wanaagsan ka muujiyay in shirkaasi uu noqdo mid dhaqaale badan loogu ururriyo Soomaaliya.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tilmaamay in uu kulamo la yeeshay madaxda dowlada Biljimka,  islamarkaana ay ku heshiiyeen barnaamijyo ku saabsan kor u qaadida awooda hey’adaha dowlada iyo horumarinta degmooyinka dalka oo u sheegay in degma kasta laga horgelinayo Shan mashruuc oo kala ah Dugsi waxbarasho, xarun caafimaad, Ceel biyood, saldhig booliis iyo xarunta maamulka, arintaasina dowlada Biljimka ayaa gacan ka geysanaysa sida uu xusay madaxweynaha.

Madaxweynaha ayaa wareysigan siiyay warbaahinta Qaranka ka hor inta uu ku gudajiray safarkii uu ku marayay dalka Biljimka, isagoo hada ku sugan dalka Ingiriiska isla markaana madaxda dalkaasi kulamo kula leh magaalada London.

Halkan ka dhageyso Wareysiga Madaxweynaha

 

 

Readers Comments (7)

  1. Maxamed cabdi abdulahi says:

    Aad iyo aad baan ugu faraxsanahay gusha diblumasiyadeed e maalinba malinka ka danbeya ee garayaan madaxda cusub e dalku yeshay shaqaduna wili waa faanole fari kama qodna hala xarbiya shaqada dalkaan burburay shacabkuna waa uu iin duceynaya

  2. yaska says:

    Wwwww masha allh mudane madax weyne. Gooool wacan

  3. dr. Farah says:

    waa guul iyo farxad uu soo hoyatay dowlaadda soomaaliyeed iyo shacbkeeda. Aqoonsigi nasiyeen maryanka iyo midowga yurub. Hambalyo!

  4. Dr. Farah says:

    waa guul iyo farxad uu soo hoyatay dowlaadda soomaaliyeed iyo shacabkeeda aqoonsigi nasiyeen dowlaadda mareynkaanka 17-01-2013 iyo dowladdaha ururka midowga yurub 31-01-2013. Hambalyo ummada soomaaliyeed oo dhaan iyo madaxda dowladda

  5. masha,laah wa wax lagu farxo dowladasa waxan ka codsaneyna hadi an shacanka nahay gobalada ku dhow gobalka banadir waxan rajeyna in ay si dagdag ah ay dowlada ula waregto sida shabelada dhexe iyo shabelaha hose ay dowlada ay dagdag ula waregan si amniga u si balarto insha,laah

  6. mashaa allaah wan ku faraxsanahay madexwenynaha guulaha uu qabtay alle ha la qabto mashaa allaaah madaxwene dalka u dadaal waad ku guulaysanaysaa runtii

  7. wadaad yare says:

    Waan arain faraxad leh hididiilana uma galinaydo waana soo dhawaynaynaa waana idin garan taagaanahay




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

astaanta-warka

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-SUBAX-26-10-2014.mp3"][/audio]
vlcsnap-2014-10-26-09h01m18s82

Gacan ku dhiiglayaalki dilay wariye Timacadde oo saaka la toogtay (Sawirro)

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa saaka dil toogasho ...
Mahad Mohamed Salad

Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda Mahad Salad oo booqasho shaqo ku jooga dalka Finland

Helsinki, October 26, 2014- Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-HABEENIMO-25.10.2014.mp3"][/audio]
xasan

Madaxweynaha oo war ka soo saaray isku shaandheynta Golaha Wasiiradda

WAR KA SOO BAXAY XAFIISKA MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA FEDRAALKA ...
IMG_7746

Madaxweyne Xasan oo waraaqaha safiirnimo ka guddoomay danjiraha Sudan ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Kulanka Baarlamaanka Maanta (38)

Xildhibaannada oo ansixiyay Hindise sharciyeedka kalluumeysiga dalka. (DAAWO VIDEO)

Mudaneyaasha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-DUHUR-25.10.2014.mp3"][/audio]
dagaal

Ciidamada oo la wareegay deegaanka Kudhaa iyo deegaanno kale

Ciidamada maamulka KMG ah ee Jubba iyo kuwa ...
Dibadbax-Muqdisho

Dibad bax nabadeed oo ka dhacay Beledweyne

Banaan bax lagaga soo horjeeday rabshado dhawaan ka ...
DSC07842

Qof ku dhintay gaari ku qarxay goob baabuurta la dhigto “SAWIRRO+VIDEO”

Hal qof ayaa dhintay midkale dhaawac ayaa ka ...
DSC00108

Cayaartooyda Degmooyinka C/waaq iyo Cadaado oo kulan adag dhexmaray “SAWIRRO”

Munaasabad lagu furayay goroonka kubadda cagta ee magaalada ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Subaxnimo

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-SUBAX-5-10-20141.mp3"][/audio]
beyle 2

Wasaaradda arrimaha dibadda oo sheegtay in maalgashi lagu sameyn doono waddanka

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiiragelinta Maalgashiga Soomaaliya ayaa ...
Mustaf-Dhuxulow

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay.(DAAWO VIDEO)

Mogadishu, 25 October 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane ...
baarlamaanka2_large

Baarlamaanka oo maanta shiraya

Xildhibaannada baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa saakay magaalada Muqdisho ...
wasirka boostada

Dawladda Soomaaliya oo ka qeyb gashay Codeynta shirka Isgaarsiinta Caalamka

Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Maxamed Aadan ...
golaha ammaanka

Golaha ammaanka oo oggolaaday in la baaro maraakiibta maraya biyaha Soomaaliya

Shan iyo tobanka dal oo ku jira golaha ...
war-deg-deg-ah1-150x15011421154

DEG-DEG: Isku-shaandhayn lagu sameeyay golaha wasiirada-DHAGEYSO+AKHRISO

Isku-shaandhayn ayaa lagu sameeyay golaha xukuumadda ayadoo dhowr ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Habeennimo

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-HABEEN-24.10.2014.mp3"][/audio]
10557324_1511228629115891_5934649784209096446_n

“Muungaab” oo tababar u furay howlwadeennada mashruuca tirakoobka iyo deriseeynta G/Banaadir+Sawirro

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahana Duqa magaalada Muqdisho mudane ...
IMG_08431

Qaar kamid Ah Ardayda Soomaaliyeed ee Wax ka Barta Jaamacada Mount Kenya Ee Nairobi Oo Cabashooyin u soo Gudbiyey Danjire Cali Ameriko“SAWIRRO”

Qaar kamida ardayda soomaaliyeed ee waxka barata jaamacada ...
MENG9832

Agaasiamaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta oo Maanta Booqday Xarunta Wakaalada Wararka ee Shiinaha ee Xinhua ee Nairobi “SAWIRRO”

Agaasimaha guud ee wasaarada warfaafinta iyo hanuuninta dadweynaha ...
astaanta-warka16

Dhegeyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

  [audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-DUHUR-24.10.2014-sax.mp3"][/audio]
EBOLA

Siminaar Ebola ku saabsan oo Muqdisho lagu qabtay. (DAAWO VIDEO)

Siminaarkaani oo bulshada looga wacyi gelinaayay y sida ...
DSCN1393

Dhallinyaro tababar Sports loogu furey Muqdisho”sawiro”

Akademiyadda kooxda Banaadir  Sports Club ayaa tababar ciyaarta  ...
20141023_122822

“Daawo Sawirrada”Qeybta Labaad booqashada madaxweynaha ee gobollada Galguduud iyo Hiiraan

             
download

Tababar loo soo xiray askar ka tirsan ciidanka ilaalinta deegaanka Xamar.(DAAWO VIDEO)

Tababar loo soo xiray askar ka tirsan ciidanka ...
DSC07790

Barnaamijka kulanka todobaadka oo looga hadlay mashruuca deriseynta (Dhageyso+Sawirro + DAAWO)

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho ...
IMG_0385

Shaqaale ka tirsan SNTV UK oo tababar wariyenimo ka qeybgalay+Sawirro

Qaar ka mid ah shaqaalaha taleefishanka qaranka laantiisa ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-SUBAX-24-10-2014.mp3"][/audio]
10347248_1473634609548763_3356529823124609855_n

Wasiir Beyle “waxaad arkeysaa dalal badan oo daneeynaya iney wadankan maalgashadaan” (DAWO VIDEO)

Wasiirka arrimaha dibadda iyo maalgashiga ee xukuumada federaalka ...
20141023_111411

“Sawirro + VIDEO”Madaxweynaha oo booqasho taariikhi ah ku tagey Ceelbuur iyo Beledweyne

Madaxweynaha oo ay wehliyaan wasiirka warfaafinta Mustaf Sheekh ...

Tubta Toosan

Qarac

Dilka Rayidka Diintu maxay ka qabtaa?

Maleeshiyada Alshabaab tan iyo markii la dilay hoggaamiyahoodii ...
Tadaruf

Xag-jirnimada maxaa laga dhaxlay? Dhageyso

Xag-jirnimada aad ayay uga digtay Shareecada Islaamku, waxa ...
Jihaad

Jihaadku ma dagaal oo kaliyaa? Dhageyso

Qur’aanka iyo Sunnaha waxaa ku soo arooray JIhaad, ...