Tuesday, June 18th, 2013

Madaxweynaha Oo Kulan La Qaatay Wafdi Ka Socday Midowga Yurub Iyo IGAD

Published on October 16, 2012 by   ·   No Comments  ·   2,345 views

Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya Prof  Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskisa Madaxtoyada Qaranka kuqaabilay Wafdi kasocda midowga Yurub iyo Urur goboleedka IGAD kuwaas oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho.

Kulanka uu maanta xafiiskiisa kula qaatay Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud xog’hayaha Urur gobaleedka IGAD, safiiro kasocdo midowga Yurub, mas’uuliyiin matalayo dowladaha Kenya iyo Ethopia ayaa waxaa goob joog ka ahaa oo kala qeyb galay safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya iyo mas’uuliyiin kale.

U jeedada kulanka dhex maray madaxweynaha dalka Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxda kasocda IGAD iyo midowga Yurub ayaa waxa ay aheyd in ay u soo gudbiyaan madaxweynaha natiijada shirar magaalda Nairobi ku dhex maray madaxda IGAD, midowga Yurub iyo dowlada Kenya oo looga hadlaayay howlgalka jubbooyinka iyo sidii deegaanadaasi loogu sameyn lahaa maamul la isla ogyahay oo ay dowladda Soomaaliya hor kaceysa iyo arimo kale.

Markii uu soo gabagaboobay wada hadalkii xarunta madaxtooada ku dhex maray madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya iyo madax kasocota Urur goboleedka IGAD midowga Yurub iyo matalayaal kale oo dowladaha deriska ah  ayaa waxaa warbaahinta lahadlay Ambassador Maxamed Cali Nuur “americo” safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya waxa uuna ka warbixiyay kulanka maanta dhacay waxa uuna tilmaamay in kulanka uu mumiimadiisa ay aheyd sidii maamul loogu sameyn lahaa gobolada Jubbooyinka.

Eng Maxbuub Macalim ayaa isaguna  la hadlay warbaahinta waxa uuna sheegay in muhiimada imanshahooda iyo kulankii madaxweynaha ay la qaateen ay tahay mid laagu hambalyeynayo  maadama dowladda Soomaaliya ay ka baxday kumeelgar noqotayna jamhuriyadda Soomaaliyeed loo baahanyahay in ay ogaato shir waliba oo dalka dibadiisa ka dhacaya  oo quseeya arrimaha Soomaaliya sidaasi darteedna ay kala hadlayeen arrimo kusaabsan maamul u sameynta gobaladda jubboyinka oo ay si wadajir ah gacanta ugu hayaan ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Kenya.

Dhawaan ayey dowladda Soomaaliya oo gacan ka heleysa dowladda Kenya wax ay ganacta ku dhigtay gobalka jubbadda hoose waxaana halkaasi loo sameeyay maamul kumeel gaar ah hasayeeshe iminka ayey dowladaha Soomaaliya Kenya iyo kuwa kaleba wax ay wadaan dadaal ah sidii maamul dowladda Soomaaliya ay hor kaceysa loogu sameyn lahaa gobolkaasi.

 

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

wiish

Garsoore Soomaaliyeed oo qabanaya cayaarta furitaanka CECAFA “SAWIRRO”

Garsooraha xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Xasan Wiish ...
12

Soomaalida Malaysiya Oo Markii Ugu Horeysay isugu Yimid Dood Wadaag Kana Dooday Dowlad Wadaaga“Sawirro”

Dadka soomaaliyeed ma yihiin dad la xukumi karo ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
xasan

Madaxweynaha Cusub oo Sheegay in Dowladiisa aysan Joojin Doonin Barnaamijka Nukliyeerka

Madaxweynaha Cusub ee isbedel doonka ah ee Dalka ...
turky

Dowlada Turkiga oo Sheegtay inay Awood Milatari u isticmaaleeyso Mudaharaadayaasha.

Dowlada Turkiga ayaa sheegtay in ay awood milatari ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeenimo ee Radio Muqdisho

WAR HABEEN 17-06-2013
DSC01274

Ardada Jaamacadda Plasma oo Maanta Laga Talaalay Cudurka Dabeysha“Sawirro”

Ardayda jaamacadda Plasma ayaa maanta lagu talaalay xarunta ...
CECAFA Referees at a fitness test Photo By Gishinga Njoroge

Garsoorayaal Soomaaliyeed oo si Weyn uga Dhex Muuqda Tijaabo Laga Qaaday Garsooreyaasha CECAFA

Iyadoo tartanka CECAFA Kagame Club cup lagu wado ...
mahdi

Kulan Wadatashi ah ah oo Looga Hadlayo Nabadda Gobollada Dhexe ee Dalka oo Maanta Muqdisho ka Furmay

Kulankan wadatashiga ahaa oo ay soo qaban qaabisay ...
dubad

Ciidamada XDS iyo kuwa AMISOM oo Al-shabaab kala Wareegay Deegaano ka Tirsan Gobolka Hiiraan“Sawirro”

Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Midowga Afrika ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

war duhur 17.06.2013
Jen.-Cabdi-Xasan-Cawaale-Qeybdiid

Wafdi uu Hogaminayo Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho soo Gaaray

Wafdigan uu hogaaminayay madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi Xasan ...
Gaafoow

Gaafow oo ugu Baaqay Shacabka Soomaaliyed inay Qaataan Baasaboorka Electaroniga ah.

Taliayah hogaanka socdaalka iyo jinsiyadaha ee dowlada Soomaaliya ...
DSC05726

Mas’uuliyiin ka Tirsan Maamulka Gobolka Banaadir oo Maanta Kormeeray Goobo ay Socdaan Howlo Nadaafadeed“Sawirro”

Mas’uuliyiin ka titsan maamulka   Gobolka  Banaadir ayaa maanta  ...
safar imaasho

Wafdigii uu Hogaaminayay Madaxweynaha Soomaaliya oo Dalka Dib ugu soo Laabtay.

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee soomaaliya ...
G8

Shirka Wadamada G8ka oo Furmay Diiraddana lagu Saari Doono Xiisadaha ka Taagan Dalka Suuriya.

Shirkii Hogaamiyaaha wadamada G8ka oo maanta ka furmay ...
South-Africa

Danjiraha Soomaaliya Ee Koofurta Afrika Oo Kulan La Qaatay Ururka Haweenka Soomaaliyeed ee dalkaasi

Safiirka Soomaaliya ee dalka Koonfur Afrika iyo Haweenka ...
Maryan qaasin

Drs. Maryan Qaasin ”Si Loo Helo Road-Map Laga Ambaqaado Dib u Habeynta Waxbarashada Waxaan Go’aansannay Inan Qabanno Shirweyne Qaran”

Wasaaradda Horumarinta iyo Adeegga Bulshada Xukuumadda Soomaaliya oo ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax

WARKA SUBAX 17.6.2013
xasan sheekh

Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud Oo Soo Gebagebeeyay Xalay Booqashadiisii Britain

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
baaritaano

Ciidamada ammaanka Oo Saaka Howlgallo Dad Lagu Soo Qabqabtay Ka Wada Degmada Hodan

Ciimada ammaanka ee dowlada ayaa saaka howlgalo dad ...
goodax-1

Mudanayaal Ka TIrsan Baarlamanka F.Soomaaliya Oo Xalay Lagu Weeraray Nairobi

Mudanayaal ka tirsan Baarlamanka Federaalka Soomaaliya oo ku ...
taji1

Xaflada Lagu taageeraayey Wax Qabadka Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya oo Holland lagu Qabtay ” SAWIRO ”

Waxaa Xalay Magaalada Denhaag ee wadanka Holland lagu ...
Somali NOC president Abdullahi Ahmed Tarabi and Secretary General Duran Ahmed Farah at the meeting

Soomaaliya oo Soo Dhaweysay Natiijada Kulanka Ururka ay ku Mideysanyihiin Guddiyada Olombikada Wadamada Caalamka(ANOC)“Sawirro”

Ururka ay ku mideysan yihiin guddiyada Olombikada wadamada ...
ciraaq

Dad ku Dhintay Qaraxyo Maanta ka Dhacay Dalka Ciraaq

Qaraxyo ah oo loo adeegsaday gawaari laga soo ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
kk

Rabshado Cusub oo ka Biloowday Dalka Turkiga Xili Ra’iisulwasaaraha Dalkaasi uu la Hadlay Taageerayashiisa“Sawirro”

Rabshado cusub ayaa ka qarxay magaalooyinka Ankara iyo ...
astaanta-warka1

Dhageyso Warka Habeenimo ee Radio Muqdisho

WAR HABEEN 16.06.2013
DSC05561

Kusimaha Madaxweynaha Oo Maanta Ka Qeybgalay Geedi Socodka La Tashiga Dadweynaha Ee Dastuurka Oo Lagu Marti Qaaday Qeybaha Bulshada “Dhageyso+Sawirro”

Ardayda iyo macalimiinta Jaamacadaha Dalka, Cuuryaamiin,Haweenka Soomaaliyeed,Ururrada Bulshada ...
DSC09404

Ergada ka Qeyb Galeysa Shirweynaha Qaran ee Dib u Habeynta Waxbarashada Dalka oo Muqdisho ku soo Qulqulaya“Sawirro”

Wafuud isugu jirto wasiirro iyo aqoonyahano ka kala ...
DSC09383

Wasiirro Maanta Kormeeray Machadka Tababarka Xirfadaha oo ku Yaalla Degmada Dayniile“SAWIRRO”

Wasiirka horumarinta adeegga bulshada Drs Maryam Qaasim Axmed ...
1

Booliska ka Hortaga Rabshadaha oo La Soo Dhoobay Istanbul“SAWIRRO”

Booliska ka hortaga rabshadaha oo laga kala keenay ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

WAR DUHUR 16.06.2013
Ciidamo_Tababar-300x224

Ciidamo ka Tirsan XDS oo Maanta Tababar ugu soo Dhamaaday Xerada Jaziira

Tirada askartan uu maanta tababarka u soo dhamaaday ...

Tubta Toosan

TubtaToosan

Sidee loo heli karaa saxaafad xor ah oo mas’uul ah?

Soomaaiya  sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
TubtaToosan1

Barnaamijka Tubta Toosan talo ka dhiibo-DHAGEYSO

Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...
TubtaToosan1

Maxaad ka taqaan Afrika iyo Midowga Afrika?-DHAGEYSO

Sanadkii 1963 ayaa magaalada Addis Ababa ee xarunta ...

*