Thursday, June 20th, 2013

Madaxweynaha oo kulan la qaatay dhigiisa dalka Turkiga “sawirro”

Published on December 5, 2012 by   ·   25 Comments  ·   7,860 views

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Ankara ee xarunta dalka Turkiga kulan kula qaatay madaxweynaha dowladda Turkiga iyagoo ka wada hadlay xaaladaha labada dowladood.

Kulankan maanta dhaxmaray labada madaxweyne ayaa waxaa goob joog ka ahaa wasiiro ka tirsan dowlahada Soomaaliya iyo Turkiga waxaana kulanka looga hadlay xoojinta xiriirka labada dal.

Markii uu soo gaba gaboobay kulanka ayaa waxaa shir jaraa’id si wada jir ah u qabtay madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhigiisa dalka Turkiga Cabdalle Guul oo ay dhinac taagan yihiin wasiirada difaaca labada dowladood.

Madaxweyne Xasan oo la hadlay saxaafadda ayaa sheegay in kulankooda ay uga wada hadleen xaaladaha labada dowladood ee Soomaaliya iyo Turkiga taas oo ay ka mid tahay iskaashiga iyo amaanka.

Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dowladda Turkiga uga mahadceliyay taageerada ay u hayso shacabka Soomaaliya taas oo ay gacan weyn ka geysteen waqtiyadii ay jireen abaarta.

Sidoo kale Madaxweynaha  dalka Turkiga Cabdala Guul ayaa dhankiisa tilmaamay in dowladda Turkiga ay wadeyso taageerada ay u hayso shacabka Soomaaliya.

Wasiirada difaaca dalalka Soomaaliya iyo Turkiga ayaa labada Madaxweyne hortooda ku kala horsaxiixday heshiis ku aadan iskaashiga dhinaca amaanka.

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ku sugan dalka Turkiga kadib markii dowladda Turkiga ay u fidisay casuumaad si ay uga wada hadlaan xaalahada labada wadan.

Readers Comments (25)

  1. maaasha allaaaaaaaah walaaaaaaaalo jira ayaan leeeyahay dowlada iyo shavabka turkiga waa dad aanan waligayn hilmaami doonin

  2. xusni says:

    ilaahay waxa ay rabaan hasiiyo oo muraadka ay leeyihiin ha ufududeeyo cabdala gool iyo rajab orduqaan maal weyn bay nooga yaalaan oo haddaanhay umadda somaliya waligeena mahelmaamidoono insha alaahu cadawgiina cagta kahoos seewada dadaalka soomaaliya somaliana ma /ahan dad iloowo ficilka loogalo oo waa dad dhiig ilaahay siiyay ee wax yar baa sheydaan kaga faa/iidaytay oo dhedoodi isku hurshay waana naga bixi shaydaanka isku kayna diraayo ee toowbada iyo salaada hala basho ilaah waa toowba dhaaf badan yahay adoonkii toobada la yimaado waaka /aqbali aswc

  3. ma'aani says:

    asc maanta waxaa farxad noo ah in markale madaxwayna soomaaliyeed oo hogaaminaayo dowlad fadaraal ah uumaanta dhigiisa reer turkish ay maanta ay wada hadal ku yeeshaan dowlada turkiga dhaxdeeda

  4. somali says:

    Masha Allah ,walaalaha turkigu ciidamo ilaaliya wadankeena ha noo soo direen , ilaa inta soomaaliya awood ka yiilanayso.

  5. ilamos says:

    aad yaan ugu faraxsanahay so dhaweynta madaxweynaheya somaliya mudane xasan sheik waxan kaloo u mahad celinaa madaxda dalka turiga abaal waxaa leh turkia masha allah waa dowlda kaliya somaliya 21sano kadib wax u qabatay aad ayaan ugu mhadcelnaa takuleenta walaheyna turkia ee no fidiyeen

  6. tooxow says:

    Mashaa’alaah, it’s so beutifull walaahi. Madaxweynaheena iyo Calankeen iyo walaalaha Turkiga horjoogahooda oo is agtaagan. CALANKA SOOMAALIYA MARKAAN ARKO OO MEEL KA TAAGAN WALAAHI WAXAAN DAREEMAA INAAN WADAN LEEYAHAY “NIN WALBOO WADANKAA, WAX KUU DHAAMA MALAHEE” SOOMAALIYA HANOOLAATO.

    RadioMuqdisho idinka abaal marintiina malagudi karo, KEEP UP THE GOOD WORK and Insha’alaah one-day we reward you. good team you are.

    Mahadsanidiin.
    tooxowcade UK

  7. yaasin says:

    well done madaxweynaha somalia

  8. Mr: balakii says:

    Masha alh inash alahu Guul ayan karajeyneynaa

  9. Ali Cade says:

    shacabka soomaaliyeed ma ilaabi doono abaalka Turkiga waligii. Vivo Turkish

  10. waxaan u mahad celinayaa anigoo ah liibaan xasan cali canabooro oo joga italy sida ad ka u quruxda badan eed inoo dawasiiseen magaala muqdisho lkn vidio ayaan ka jeclaan laheen

  11. turkiya waa dad fiican.
    waa walaalaheena ilaaheey kheyr ha siiyo
    madaxda turkiya iyo shacabka turkiya
    aniga waxaan ku noolahay wadanka turkiya
    gaar ahaan ankara.

  12. DEQOW XX says:

    WAW WAKA BAX SAYAY MADAX WENAHENA IN SHA ALH WAXAN RAJENA WADAN KA INO SIDA WADAN KO JOGA KA DHIGI DONA

  13. kabtanka says:

    masha waan ku faraxsanahay

  14. cabdirisaa says:

    Nurrso Nuurso soomaaliwayneey

  15. ahmedka says:

    asc dhaman ummada soomaaliyeed maashaalaah aad ayaa ugu faraxsanahay xiriirka wanaagsan ee walaaltinimada ah ee ka dhexeeya dalka aan walaalaha nahay ee turkiya iyo dalkeena hooyo insha allahu tacaalaa waxaa allah ka rajeyneynaa inuu sii weynaado xiriirkaas waxaa leeyahay turkiya GUUUUUUUL SOMALIYANA GUUUUUL

  16. Mo-DK says:

    Maasha allah,..

    Bal fiiriya sharafta ay leedahay dawladnimo iyo sharafxumada ay laheyd dowladnimo-la’aantii hore aan ku jirney!

    Maasha allah ilaahayoow noo siyaadi.. Aamiin.

    Madaxweynahana kistoo qaboowga na nala arko bal kkkkkkkkkkkk

  17. Abdulahi says:

    Masha allah wa gul an garnay

  18. daa uud maxamed cali says:

    maasha allaah madaxda caalamka dhigooda uqalma ayaan leenahay waa inoo sharaf hadaanu somali nahay,nooloow,mudane madax weyne aabahaeynii dalkoow,allaw kudhoowr oo kunawad gali,

  19. hadii aad tahay somaaali leh shaqsiyad waxfahanta taageer nadaba ciidaada iska ilaali qabyaalad 22 yr ayaan isdileynay ogoow qabyaaladi waxeey dishe mooye waxba masoo kordhineys My wadan ilaahow kaa qabo kuwa aaan diinta iyo iimaanka midna laheyn.

  20. Maxamud Cabass says:

    I want to sincerely thank my brothers for accpeting peace and supporting the new government. We wish you the best and may ALLAH guide you to find lasting solution for InshaAllah.

    Illahey haa idiin garab galo.. Madaxweynaha iyo dowlada cusub haa la taagero Insha Allah.

    Cabas, Wajir

  21. youusse hassan geesey says:

    mashaa allaah walaahi waa arin lagu farxo waxa eey sameeyen walaalaheen turkiga waxaan leeyahy turki ha noolaato i love turki walaahi waxaaan dhihi kara waa walaalaha runta ah ee somalia

    • baando says:

      kkkkkkkkkkk this is wondarful stort somalia has real brothers whom desided helping somali population. i admired turky becouse is excist government

  22. Ahmed Ahmed says:

    ALAH AKBAR ALAH AKBAR WAX LAGU FANO HADAN QURBAHA JOOGNO WAXANO KALE NIYIDANI WAYE SARESA AAD IYO AAD AYAN UGU FARXSAN NAHAY HADAANU SOMALI NAHAY WA GUUL AMIIN

  23. saylici says:

    asc,,,,ilaahow tukish nodaaa,,,,,,,walaahey wa qiiroodey,,,,ilaahow aada mahad leh,rabiyoow,,,,,ilaahow nodaaa qardash

  24. amal iyo maryam says:

    cok guzel aad baan ugu faraxnay imashda madaxweenaha somaliya aad baan usalaamena turkiga baan joogna waxaana halkaan ka dhaheena abdulah guul ve hasan sheekh zise cooooook seviyourus




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

italy-flag

Aabe Walaac Ka Muujiyay Xaaladda Wiilkiisa Oo Ku Xiran Talyaaniga

Aabaha dhalay Xaashi Cumar Xasan oo muddo 15 ...
DSC01675

Daawo Sawirrada Meydadka Dhagarqabayaashii Shalay Galay Xarunta UNDP Oo Saaka Halkaasi Laga Qaaday

Akhristayaasha Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
galgaduud

Shirkii Looga Hadlayay Aayaha G/Dhexe Oo La Soo Gebagebeeyay

Shirkii wadatashiga ahaa ee looga hadlayay aayaha gobolada ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax

WARKA SUBAX 20.6.2013
AL-Shabaab14

Dagaal Culus Oo U Dhaxeeyay Maleeshiyaad Ka Wada tirsan Shabaab Oo Xalay Ka Dhacay Baraawe

Iska horimaad xooggan o u dhaxeeyay maleeshiyaad ka ...
madiina

Xaalada Caafimaad Ee Dhaawacyadii Shalay La Dhigay Cisbitalka Madiina Oo Soo Hagaageysa

Waxaa ka soo reyneysa xaalada Caafimaad ee dadkii ...
mareykanka calan

Mareykanka Oo Cambaareeyay Weerarkii Argagixiso Ee Shalay Lagu Qaaday Xarunta Hey’adda UNDP

Dowladda Mareykanka ayaa si Kulul u cambaareysay weerarkii ...
Boqashada_baarlmaanka_belgium

Gudoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanka Iyo Wafdigiisa Oo Booqday Xarunta Baarlamaanka Dalka Belgium “SAWIRRO”

Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee golaha Baarlamaanka Federaalka ...
IMG_9525

Riwaayad lagu wacyigalinayey dadka Muqdisho oo la soo bandhigay “DAAWO VIDEO+SAWIRRO”

Riwaayada oo magaceedu uu ahaa “qarsataye ma adin ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
sawirka wasiirka

Maamulka Puntland oo Cambaareeyey Weerarkii Argagixisadu ay ka Geysteen Xarunta Hay’adda UNDP

Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo shir ...
DSC04640

Madaxweyne Xasan: Al Shabaab Waxey Dhib ku Hayaan Shacabka Mana Naga Leexin Karaan Howlaha Nabadeynta–WARSAXAAFADEED

Muqdisho, 19 June 2013 – Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka ...
ban-ki-moon

Ban ki Moon oo Cambaareeyay Weerarkii argagaxiso ee Maanta Lagu Qaaday Xarunta Q.M ee Muqdisho

Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay Ban Ki Moon ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeenimo ee Radio Muqdisho

WAR HABEEN 19.06.2013
IMG_7735

DAAWO SAWIRRADA:-Shirweynaha Qaran ee Waxbarashada oo Maanta Galay Maalintiisii Labaad

Shirweynaha qaran ee dib u habeynta waxbarashada dalkeena ...
DSC06099

DAAWO SAWIRRADA:-Weerarkii Argigixisonimo Ee Ay Maanta Fashiliyeen Bartilmaameedkiisa Ciidammada Qalabka Sida

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
IMG_0633

Ra’iisul Wasaare Saacid “Qaraxyada Fulaynimada Ah Nagama Hor Istaagayaan Dib U Soo Celinta Nabadda.”“SAWIRRO”

Muqdisho, 19, June, 2013..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
kay

Qaramada Midoobay oo Cambaareysay Weerarkii Argagixiso oo Maanta Lagu Qaaday Xarunta Q.M ee Muqdisho:-WARSAAFADEED

Mogadishu, 19 June 2013 – Wakiilka gaarka ah ...
Annadif

Midowga Afrika oo Cambaareeyay Weerarkii Argagixiso ee Maanta Lagu Qaaday Xarunta Qaramada Midoobay ee Magaalada Muqdisho.

Wakiilka gaarka ah ee midowga afrika u qaabilsan ...
DSC05683

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Q.M Uga Tacsiyadeeyey Weerarkii Argigixiso Ee Maanta…. WARSAXAAFADEED

Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

WAR DUHUR 19.06.2013
saacid

Ra,iisulwasaare Saacid oo Cambaareeyay Weerarkii Argagaxisada ahaa ee Maanta Lagu Qaaday Xarunta UNka ee Magaalada Muqdisho

Ra’iisulwasaaraha xukuumadda soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ...
Sequence 06.Still008

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka oo Faahfaahin ka Bixiyay Weerarkii Maleeshiyaadka Shabaab ku Qadeen Xarunta UNka ee Magaalada Muqdisho

Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumadda soomaaliya ...
DSC01626

Mashaariic Ururka Iskaashiga Islaamka uu ku Dhisayo Iskuulo oo Maanta Muqdisho Laga Bilaabay“SAWIRRO”

Mashruuc ururka iskaashiga islaamka ee OIC uu ku ...
war-deg-deg-ah1-150x15011421154

War Deg Deg ah:-Ciidamada Qalabka Sida oo Soo Gabagabeeyay Howlgalkii Xarunta UNka.

Ciidamada qalabka sida ee soomaaliya  ayaa goor dhow ...
war-deg-deg-ah1-150x15011421

War Deg Deg ah:Ciidamada Qalabka sida oo Gudaha u Galay Xarunta UNDP

Ciidamada qalabka sida  ayaa gudaha u galay xarunta ...
war-deg-deg-ah1-150x15011421

War Deg Deg ah:Qarax Goor Dhow ka Dhacay Xarunta ay UNDP ku Leedahay Agagaarka Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Wararka aan ka heleeno xarunra UNDP ay ku ...
Galgaduud

Bulshada Ku Nool G/Galgaduud Oo Soo Dhaweeysay Shirka Looga Hadlayo Aayaha G/Dhexe

Iyadoo uu socdo shirka looga hadlayo aayaha gobolada ...
IMG_7595

DAAWO SAWIRRADA:- Shir-weynaha Qaran Ee Waxbarashada Oo Maalinitii Labaad Ka Socda Muqdisho

Akhristayaasha Sharafta Leh waxan halkan idinkugu soo bandhigeynaa ...
Galmudug-Logo

Mas’uuliyiin Ka Tirsan Galmudug Oo Deeq Lacageed Gaarsiisay Caruur Habeen Ka Hor Aabihii Dhalay Uu Dilay Hooyadood

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa deeq lacageed ...
astaanta-warka1

Dhageyso Warka Subax

WARKA SUBAX 19.6.2013
astaanta_qaranka13

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Qaban-qaabineysa Shir-weyne Qaran Oo Looga Hadlayo Ammaanka Dalka

Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Federaalka ...
Dhalxa5

Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamanka F.S. Oo Qaahira Uga Qeybgalaya Shirka Baarlamaannada Carabta

Guddoomiye ku xigeenka guddiga Baarlamaanka u qaabilsan xiriirka ...
shir qaran

Shir-weynaha Qaran Ee Waxbarashada Oo Galay Maalintiisii Labaad

Shirka heerka Qaran ee looga hadlayo dib u ...

Tubta Toosan

TubtaToosan Logo

Barnaamijka Tubta Toosan Hal-Abuurnimada Soomaalida

 Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
TubtaToosan

Sidee loo heli karaa saxaafad xor ah oo mas’uul ah?

Soomaaiya  sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
TubtaToosan1

Barnaamijka Tubta Toosan talo ka dhiibo-DHAGEYSO

Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...

*