Madaxweynaha Jamhuuriyadda “Soomaaliya Waxey Cagaha La Heshay Dhabihii Hormarka”
Published on January 18, 2013 by Jayte · 8 Comments · 2,680 views
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya ay cagaha la heshay dhabihii hormarka kadib kulan uu la qaatay dhigiisa dalka Mareykanka Brack Obama.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo kulammo kala duwan kula qaatay dalka Mareykanka Madaxda ugu sareysa dalkaasi sida Madaxweynaha iyo xogahayaha arrimaha Dibadda ayaa sheegay in Soomaaliya ay hada cagaha ku heyso dhabihii dib u dhiska iyo hormarka islamarkaana ay aduunka wax la qeybsaneyso.
“Soomaaliya waxey cagaha ku heysaa hada dhabaha dib u dhiska waayo Soomaaliya waxey ka guureysaa xaaladaha deganaansha la’aanta,burcad badeedda iyo wixii kale oo la mid ah waxeyna u guureysaa wado cusub oo hormar,iskaashi iyo wax wada qabsi ku dhisan”ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo shirjaraa’id ku qabtay magaalada Washington DC kadib kulan uu la qaatay dhigiisa dalka Mareykanka.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu tilmaamay in Dowladda Soomaaliya ay ka shaqeyn doonto sidii wax looga badali lahaa muuqaalkii hore ee ay caalamku ka aamineen Soomaaliya islamarkaana caalamka lagu ogeysiin lahaa wadada cusub ee ay Soomaaliya gashay ay aduunku wax ula qeybsan lahaayeen.
Ugu dambeyn Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si weyn ugu mahad celiyey madaxda iyo shacabka Mareykanka sida ay usoo dhaweeyeen waxaana uu yiri “Dhammaan waad mahadsantihiin reer Ameerika”.
Socdaalka shaqo ee uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ku joogo dalka Mareykanka ayaa iminka u muuqda mid guul weyn laga gaaray maadaama uu Madaxweynuhu la kulmay madaxda ugu sareysa dalkaasi oo ay ka wada hadleen xiriirka labada dal.
Addis Ababa, 24 May 2013 )Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
Barnaamijka Nasashada Todobaadka waa Barnaamij Todobaadle ah waxaana ...
Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa laga ...
Munaasabad lagu soo dhaweynayay Gudoomiyaha maamulka gobolka Gal-gaduud ...
WAR HABEEN 24.05.2013
Wasaarada ammaanka maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa ...
War Duhur 24-May-2013
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeelada Hoose ayaa ...
Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD oo shir ...
Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ...
WAR SUBAX 24.05.2013
Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obaama ayaa sheegey in awoodii ...
Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya ayaa ka hadashay kororka ...
Maamul gobaledka Galmudug ayaa arrin lagu farxo ku ...
Puntland oo xukun dil ah ku riday dad ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Rabshadahan ayaa dhowrkii cesho ee la soo dhaafay ...
Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku ...
Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane ...
WAR HABEEN 23 05 2013
Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ...
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
Taliyaha Hogaanka Socodaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Soomaaliya Cabdulahi ...
(Muqdisho, Majo 23, 2013). Shirkii golaha wasiirada Xukuumada ...
Munasabad lagu maamuusayay maalinta umulisay aduunka laguna soo ...
WAR DUHUR 23.05.2013
Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed Nuur ...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Dibad bax balaaran oo lagu taageerayay horumarada iyo ...
Maamulka dagmada Hobyo ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee ...
Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Soomaaliya wadaddii cadeed cagta saarnayee
Dowlada Soomaaliya waa inay ka faa,iidesata fursadahha iyo xiriiryada caalamka ee dib uso noqday,Dowlad wanaag iyo wadan u furan caalamka una diyaaar ah hurumar iyo iskaashiga caalamka lana hanaqaadi karto asaageeda,madaxda qaranka waxaan ka sugeenaa inay dhisaan hanaan Dowladnimo iyo Qaranimo lagana hortagaa musuqmaasuqa iyo wax isdaba marinta waxaayno sugnaa waa hurumar Hur u soco nasiibkaa gayaanka waad gaari Forza Soomaaliya
waa guul waa guul aad iyo aad baan ugu farxay walaahi in 21 sano ka dib aan caalmka wax la qeybsano qiima xumadeena meesha aan tagney 21 sano jabhaydeyn ah xaq iyo qaxooti ah.
aad baan u dhibsan jirey maxaa laga dooney dowladii dhexe oo loo doortey duliga jabhada baan isdhihi jirey walaahi balse maanta in aan wadada dowladnimada iyo dadnimada iyo muuqaalka caalmka ka muuqano waa guul waa guul ilaahay ha noo siyaadiyo.awal waan naxay ma idin aqoonsana miyaa baan islahayn mareykanku waayo hadii aqoonsi dhiibo waayo kuwaan kale waa ku daynayaan reer yurub balse meesha mareynku maro bay maraan reer yurub.
tan kale soomali iyada baan la rabaa in ay lumin fursada hada ay heysato dadka ayaanw ax qabsan karo ilaahayna ha aamineen hana talo saarteen dhamaantooda.
Soomaaliya waa qaran jira oo caalamku aqoonsaday sanadkii 1960-kii waana dal xor ah hase ahaatee markii aan dalkeenii burburinay oo qaranimadeenii iibsanay, oo waddankeenii udgoonaa qabiil iyo dano gaar ah u baabi’inay ayaa waxay taasi na dhaxalsiisay inaan maantay aqoonsi dunida ka raadsano waxaase ilaahay mahaddiis ah haddiiba aan wali fursad haysano sidaas darteed waxaan qofkasta oo soomaaliya ka codsan lahaa inuu ka qeyb qaato baadigoobka xorriyadda iyo soocelinta qaranimada intaan sida falastiin dhulkeena loo qaadan
MADAXWENAHA WAXAANU LEYAHAY MADAXWENE AAD AYAA UMAHADSANTAHAY WAA DADAASHAY WAANA MUJINESAA DADAALKAAGA SIDAWACAN OO UWADO HOWSHA WAAN KUGU TAAGERSANAHAY HADAANUNAHAY SHACABKAAGA MADAXWENE WAXAA LAGA RABAA UGU HOREEN AMNIGA AMNIGA AMNIGA IYO CADAALADA IN XOOKA SAARTO SOMALIYA WAXAY U BAAHANTAHAY MADAX DAACAD AH WAXAY U BAAHANTAHAY XUKUN ADAG
MADAXWENE SOMALIYA WAA QANI WAA QANI MAHAN SOMALIYA DHAQLI DOON SOMALIYA WAXAA KU FILAN DHAQAALAHEEDA SOMALIYA SOMOGID IN AY EHEED AFRIGA IYO WADAMADA CALAMKA QEB KAMID AH IN AY XAKA CIIDANKA IYO MILATARIGA UGU XOOKA BADNEED SOMALIYA WALI WAA DHAQANTAHAY WAXAYNA U BAHANTAHAY XUKU IYO MAAMUL CADAALAD AH
EE MAXADWENE ISKU TAY IN SOMALIYA CIIDANKEDI AAD ARUURISO OO TIRA KOBTO OO KUWIISHAQENKARAYA OO WALI XOGLEH SHAQEYAAN KUWII HOWL KAB AH TALIYAAN DHAMAAN WAA IN AAD ISKU ARUURISA
AMNIDARADA AAD SHEEGANESO MA AHAN WAX KALE WAA UMADA OO LAWACYI KALIYO WAA UMADA OO HESHA CADAALAD DHALIN YARADU DHAMAAN WAXAY U BAHAN YIHIIN NOLOL WAXAY RABAAN HORMAR SIDA LOO QALDAY OO MATOORKA LOSARAY AYAA MATOOR LOSARAYA WALI KACANTA KAMA BIXIN AYAAN QABAA EE MADAXWENE ISKU TAY IN SOMALIYA AY ISKU FILAATO KATIGTOONAAW WAXA QABIIILNA ALAHA KADHIGE WAXA KICINAYA KA TIGTONOOW MADAXWENA WAX YAABAHA SOMALIYA IN AY DOLADNIMADEEDU U SOCONWESO KALIFI KARAYA
WAXAAN RAJENAYA INSHA ALAAH IN SOMALIYA AY NOQOTO WADANKA ADUUNKA UGU AMNIGA BADAN WADANKA ADUUNKU DHEEMANKA IYO SHIDAALKU LOGU BEEC IMAADO ILAAH WAXAAN KA RAJENAYA IN SOMALIYA AY NOQOTO WADAMADA CAALAMKA OO IDIL MULIM IYO KAAL MELKULMISA
ILAAH WAXAAN KA RAJENAYA IN SOMALIYA AYNOQONDOONDO CAALAMKA OO IDIL FURAHEDA IN AYNOQOTO INSHA ALAAAH RAJADA SOMALIYA ANIGU AAAD AYAAN URAJENAYA IN AY UWANAAGSANAATO INSHA ALAAAH ILAAHOW NABAD IYO HORMAR INSHA ALAAAH AAMIN AAMIN AAMIN YAARABI
mudane madaxweynw waxbada ayaan kaa sugeena tasine waxeey ififaalo utahay inta kabada ee aan kaa sugeeno
ceeynaanka haay waligaa hurmarka ka shaqeey
Musoq maa suqane la dagaal abidkaa
Xogga dalkane ilguuni ah ku eeg mudane madxwene waa waxa kaliyaha ee dowladkasta ku faantee hanbaly mudane (aacad)(xilkas nemo) (eex la aan) (wada jr xaga gubolada)(iyo isku furka waduuyinka gubolada)
thanks muaane madaxweyne thnks ulout
Madaxweynaha iyo dowlada federalka aad ayeey u dadaaleen in somaliya masraxa caalamka kuso celiyaan waana guul aqoonsiga buuxa ee mareykanka wadooyin badan ayaaa furmaya halkaas halga sii wado ayaan dhihi lahaa howsha
maansha alaah mudane madaxaweyne aad ayaan kuu salaamayaa waana ku mahadsanthay sida howsha uwado guuleyso waligaa amiin