Saturday, May 25th, 2013

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Maanta Ka Qeybglay Munaasabad Uu Xilka Kula Wareegayey Ra’isulwasaaraha Dalka

Published on October 18, 2012 by   ·   1 Comment  ·   2,175 views

Madaxweynaha  Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad uu xilkii xukuumadda Federaalka Soomaaliya kula wareegayay R/wasaraha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Munaasabad kooban oo maanta lagu qabtay xarunta madaxtooyada Qaranka oo ay xilalka kula kala wareegayeen R/wasaarihi hore ee xukuumadii KMG aheyd C/weli Maxamed Cali Gaas iyo R/wasaaraha cusub ee xukuumadda federaalka ah Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa waxaa ka qeyb galay madaxweynaha jamhuuriyadda mudane Xasan Sheekh Maxamuud R/wasaaraha cusub oo xilka la wareegayay R/wasaarihi hore ee xilka wareejinayay iyo wasiiro.

Isbarasho golihi wasiirada xukuumadii KMG aheyd iyo R/wasaaraha cusub kadib waxaa la galay khudbadahi munaasabada xil wareejinta ugu horeyntina waxaa ka hadlay goobta C/weli Maxamed Cali R/wasaarihi hore ee xilka wareejinayay waxa uuna ka sheekeeyay wax qabadka xukuumada bad baado Qaran ee uu hor kacayay,

Hadalka R/wasaarihi hore kadib waxa uu si rasmi ah ugu wareejiayay warqadaha xil wareejinta iyo dukumiintiyadii xukuumada la wareejiyay  xil wareejinta kadib  munsaabada ayaa waxaa hadal kajeediyay Mudane Cabdi faarax Shirdoon wasiirka koowaad ee dalka waxa uuna uga mahadceliyay xukuumadi badbaado Qaran ee uu hogaaminayay C/weli “Gaas” hormaarka ay wadanka ka sameeyeen.

Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa ugu dambeynti ka hadlay xafladii uu xilka xukuumada ku wareejinayay R/wasaarihi hore waxa uuna madaxweynuhu bogaadiyay guusha ay wadanka soo gaarsiisay dowladdii KMG aheyd gaar ahaan xukuumadda isagoo balan qaaday madaxweyne Xasan Sheekh in halkii ay keentay dowlada KMG aheyd ay kasii dhaqaajin doonaan siina balaarin doonan hormarka dowladda.

Xafladaasi xil wareejinta ah kadib C/weli Gaas ayaa Cabdi faarax Shirdoon waxa uu kusoo wareejiyay xafiiska shaqo ee R/wasaaraha dalka loogu talagalay isagoo R/wasaaraha cusub islamantaba ka howlgalay xafiiskiisa.

Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” waxa uu madaxweynaha u magacaabay xilka R/wasarnimo Lixdii  Bishan October iyadoo maalinta shalay aheydna si aqlabiyaad leh xubnaha golaha baarlamanka u ansaxiyeen soo jeedinta madaxweynaha ee aheyd in mudane Saacid uu noqdo R/wsaaraha dalka 4 sano ee soo socota.

Readers Comments (1)

  1. Kulmiye says:

    Waxaan salaan udirayaa dhamaan madaxada somaaliya salan kadib waxaan wada fikrad aan isleyahay xukuumada cusub xaga amaanka weey kaga guuleesan kartaa)waxaan kulatalin lahaa madaxda qaranka anigoo ku hadlaya dareenkeega wadniyad nimo iyo kanshacabkaba.. Hadii aan guda galo fikirkeega waxaan leeyahay muqdisho waa magaalo ween waana caasimadeena waxaan jeclaan lahaa in latira koobo gurayaha loona sameeyo nambaro la ogyahay lakuna xafido kumabiirada wax lagu seef gareeyo kadib lagu xijiyo in latira koobo caalaa guri saqiir iyo kabiir lana siiyo aqoonsi ku rajiistareesan xaafada iyo guri nabrka lana siiyo wixii qaangaar ah buuga ID ga loyaqaan kan saqiirka ah lasiiyo warqad dhalasho si uu haduu qaan gaaro uqaato ID waxaa aritaas sahli kara maamulka gobalka banaadir waxeey wada shaqqn buuxda layeelan karaan dhamaan waxyaabaha quseeya gobalka banaadir iyo gobalada dalka oodhan sida ganacsiga iyo isbitaalada xitaa uu qaadan kari wayo leesin qof aan ID leheen waxyaabaha la mid ah waxaan ulajeeda qofkii ka madax adeegaa in uu qaataa buuga IDga waxuu weenaa in uugato guri ama uu tago isbiltaal ama uu ganacsado wax walbana lagu xero buuga IDga si hadii qof dambile ah laqabto loo ogaado dagmada uu daganyahay iyo gurigiisa hadii lagu qabto soomaliya gudeheeda haduusan wadan markaa loo fahmo in uuyahay dimbilaha saxda eleen wuxuu u hugaansami waayay dowladiisa waa dambile ninkii qan gaar ah ee laga waayo buuga ID ama wuxuu sheegayaa sababta ku kalitay in uuqaadan waayo boogaas waxaan ka codsanaa dooladeena in ay sahasho boogaas lagana dhigo lacag la aan si qiil aay u waayaan kooxaha aan nabada rabin waxaan ka cod sanaa saxafiyiinteena qaranka in ay u gudbiyaan qoraal keega gobalka banaadir waxaad kumahadsan tihiin bahada reedi o muqdisho waxuqabashada umada soomaliyeed




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

Kismaayo

Odayaasha ku dhaqan Kismaayo oo soo dhaweeyay go’aankii ka soo baxay shirkii urur goboleedka IGAD

Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka ku dhaqan magaalada Kismaayo ...
astaanta-warka1

Dhageeyso warka duhurnimo ee radio muqdisho

War Duhur 25-05-2013
Safiirka

Safaarada Soomaaliya ee Dalka Kuwait oo Qabanqaabo ugu Jirta Xuska Maalinta Afrika ee African Day

Waxaa ka socda caasimada dalka Kuwait qabanqaabada loogu ...
astaanta_qaranka13

Tababar maanta loo furay shaqaalaha wasaarada arrimaha gudaha iyo aminga qaranka.

Wasaarada arrimaga gudaha iyo amaanka qaranka ayaa maanta ...
janaale

Hay,adda maareeynta masiibooyinka qaranka oo deeq raashin ah maanta gaarsiisay janaale.

Hay,adda maaeaynta  musiibooyinka  qaranka  ayaa maanta deeq raashin ...
simad

Bandhig dhaqameed todobaad socon doono oo maanta ka furmay jaamacada SIMAD.

Ciyaaraha Hidaha iyo dhaqanka, Raashinka ay Soomaalidu dhaqanka ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka Subax

WAR SUBAX I 25 05 13
Bilicda Magaalo Xeebeedka Boosaaso (45)

Magaalada Boosaaso oo xilligan ay dadku ka xagaa baxayaan

Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa ...
DSC01079

Deeq xoola ah oo loo qeybiyay dad ku xoola beelay abaartii ugu dambeeysay ee dalka ka dhacday.”sawirro”

Dadka xoolo dhaqatada ah ee  ku nool deegaanno ...
sweeden

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Stockholm oo xalay dhigay dibadbax

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Stockholm ee ...
kenya-flag

Shir Looga Hadlayo Ganacsiga iyo Maalgashiga Soomaaliya Oo Dhawan Ka Furmaya Kenya.

Shir looga looga hadlayo ganacsiga iyo maalgashiga waddankan ...
haween

Kulan looga hadlayay dhibaatooyinka soo wajaha haweenka uurka leh oo lagu qabtay dalka koonfur Africa.

Kulan looga hadlayay dhibaatooyinkna  soo wajaha haweenka soomaliyeed ...
IMG_3804

Shirkii Madaxda IGAD oo lagu heshiiyey in Dowladda Soomaaliya ay qabato shir lagu dhisayo maamulada Jubooyinka. SAWIRO

Addis Ababa, 24 May 2013 )Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
Astaanta_Barnaamijka_Nasashada

Dhageyso Barnaamijka Nasashada Todobaadka Radio Muqdisho

Barnaamijka Nasashada Todobaadka waa Barnaamij Todobaadle ah waxaana ...
DSC00223

Ganacsiga iyo isku socodka gaadiidka wadooyinka muqdisho habeenkii oo sii kordhaya iyo ciidamada oo adkeeynaya amaanka,”sawirro”

Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa laga ...
gud (5)

Gudoomiyaha gobolka Gal-gaduud oo munaasada soo dhaweyn ah loogu sameyay magaalada Juba ee wadanka Koofurta Sudan “Sawirro”

Munaasabad lagu soo dhaweynayay Gudoomiyaha maamulka gobolka Gal-gaduud ...
astaanta-warka

Dhageyso warka Habeennimo ee radio muqdisho

WAR HABEEN 24.05.2013
S2170021

Wasaarada amniga Ximan iyo Xeeb oo sugaysa nabadgalyada xilliga doorashada”Sawirro”

  Wasaarada ammaanka maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

War Duhur 24-May-2013
janaale

Mas’uuliyiin Ka Tirsan Maamulka Gobolka Shabeelada Hoose Oo Kormeeraya Degmooyin Ka Tirsan Gobolkaasi

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeelada Hoose ayaa ...
Bole Road Addis Ababa

Wasiirrada Arrimaha Dibadda IGAD Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Maamulkii Kismaayo Looga Dhawaaqay “Dhageyso”

Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD oo shir ...
DSC00154

Gudoomiyaha Baarlamanka oo marti ku ahaa Barnamijka kulanka Jimcaha,Su’aallana Uga Jawaabay Shacabka Gudaha Iyo Dibadda “Dhageyso+Sawirro”

Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka Subax

WAR SUBAX 24.05.2013
Obama

Madaxweyne Obaama oo sheegay in la wiiqay awoodii ururka Al qaacidda

Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obaama ayaa sheegey in awoodii ...
R.W Saacid

R/wasaare Saacid oo sheegay in isbedel uu ku yimid daqliga dowlada

Xukuumada Federaalka  ee Soomaaliya ayaa ka hadashay kororka ...
Cabdi-Qeybdiid

Madaxweynaha Galmudug oo soo dhaweeyay dib uga laabashada mowshinki laga keenay xukuumada

Maamul gobaledka Galmudug ayaa arrin lagu farxo ku ...
xukun1

Maxkamada ciidamada ee Puntland oo xukun dil ah ku radday gacan ku dhiiglayaal

Puntland oo xukun dil ah ku riday dad ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
rinkesc1

Rabshado ayaa ka socdo Magaalada Stockholm ka dib markii gaadiid iyo goobo ganacsi lagu gubay xaafadaha ay u badan yihiin Soomaalida SAWIRO

Rabshadahan ayaa dhowrkii cesho ee la soo dhaafay ...
LUULIYO

OGEYSIIS: Kulan loogu arinsanayo qaban-qaabada Xuska 1 Luulyo Ee Magaalada Munich ee dalka Germany.

Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku ...
DSC_0376

DAAWO SAWIRADA:- Wasiirka gaashaandhiga Xarumihii uu tagay iyo Madaxdii uu la kulmay intii uu Sudan joogay oo dhamaystiran.

Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 23 05 2013
IMG_8547

Madaxweynaha oo qado sharaf u sameeyay mudaneyaasha Baarlamanka “sawirro”

Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ...
safar bye bye

Madaxweynaha iyo wafdi uu hoggaaminaya oo Addis Ababa u dhoofay

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi ...

Tubta Toosan

TubtaToosan1

Khilaafka Al-Shabaab iyo waxa uu salka ku haayo-DHAGEYSO

Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
TubtaToosan1

Diinta Islaamku maxay ka qabtaa Dhagarta?-DHAGEYSO

Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
TubtaToosan1

Macluushii ka dhacday dalka iyo kaalinta Al-Shabaab-DHAGEYSO

Dabayaaqadii 2010 ilaa  bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...

*