Madaxweynaha jamhuuriyada oo wareysi gaar ah siiyey Tv-ga Qaranka DAAWO VIDEO
Published on February 2, 2013 by Xudeyfi · 6 Comments · 5,416 views
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sh. Maxamuud ayaa wareysi gaar ah siiyey Warbaahinta qaranka gaar ahaan Tv-ga Qaranka, waxa uuna wareysigaasi kaga hadlay arimo badan sida kulamadii madaxda Midowga Yurub iyo guulihii laga gaaray, iyo arimo kale oo ku saabsan shanta mashruuc ee sanadkan dalka laga hirgalin doono.
HALKAN HOOSE KA DAAWO
Munaasabad Shaahaadooyin Lagu Gudoon siinayay arday Dhameysatay Barashada ...
Saraakiil sar sare oo ka tirsan aqalka cad ...
Waxaan ku wargelineynaa Akhristayaasha sharafta leh ee Websiteka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan halkan idinkugu soo gudbineenaa ...
WAR HABEEN 18-06-2013
Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ...
Kulanka uu wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ...
Xaflad SI heer sare ah loosoo agaasimay oo ...
Hay’adda wada Hadalka Bulshada ee CCD ayaa xarunta ...
Kulankan oo ay ka soo qeyb galeen waxgarad,siyaasiyiin,aqoonyahano,haween ...
WAR DUHUR 18.06.2013
Ciidmada booliska Kenya ayaa magaalada Mombasa ku toogtay ...
Muqdisho, 18, June 20133…Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Waxaa 10:30 Barqonimo ee maanta magaalada Muqdisho ka ...
Waxaa goor dhow maanta magaalada Muqdisho ka furmay ...
WARKA SUBAX 18.6.2013
Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa boob u ...
Taliska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa muddo Bil ah ...
Shirka dib u habeeynta waxbarshada dalka oo socon ...
Garsooraha xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Xasan Wiish ...
Dadka soomaaliyeed ma yihiin dad la xukumi karo ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Madaxweynaha Cusub ee isbedel doonka ah ee Dalka ...
Dowlada Turkiga ayaa sheegtay in ay awood milatari ...
WAR HABEEN 17-06-2013
Ardayda jaamacadda Plasma ayaa maanta lagu talaalay xarunta ...
Iyadoo tartanka CECAFA Kagame Club cup lagu wado ...
Kulankan wadatashiga ahaa oo ay soo qaban qaabisay ...
Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Midowga Afrika ...
war duhur 17.06.2013
Wafdigan uu hogaaminayay madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi Xasan ...
Taliayah hogaanka socdaalka iyo jinsiyadaha ee dowlada Soomaaliya ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Soomaaiya sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...
thank you mr president
ilaah nagama qaado madaxweynaheena qaranka wlhi arin muhim ah ayu ka hadlay anaga neh ilaah hanaga dhigo kuwii wadan gooda iyo daad gooda wax u qabtaa guul
maaaaasha aaaaaaaah alaha ku xafido mudane madaxweyne
ASC WR WBR WALEE MADAXWEYNE DHAN WALBE AQON KALEH WEYNU HELNAY DHIBATADA NO HARTAY WAXA WEYE SHACABKII OO MIDNIMADII UMADDA SOMALIYED KAJECEL QABIIL WAR ADUUNKU HORUMARKU WAXOW KU GAARAY QARANIMO EE QABIIL KUMA GAARIN SHABABKU MAAL MAHAAN DAMBE DAGAAL KODA WAXOW NOQDAY MUDAA HARAADWAX BADAN AYEY DUMARKII SOMALIYED KU GUURSADEEN XOOG WA KUFSI CAD WALAGU TOOGAN WALE HORAY AAN USOCO NEYNAA TANI GUUL CUSUB ANIGA CID AYAN QORANAA SI,AN USO QAB QAB TO ALSHEYDAAN ALAHU AKBAR
Masha allah,Mudane madaxweyne Alle haku garab galo.
Somaliya kor kor,allow nasaacid
waa horumar,iyo aqoonsi dalka iyo dadkaba ay ku tilaabsadeen ayuu ahaa waqtigaan,Rabi ayaana mahadaas leh.Guuuuuul soomaaliya inshaa allaah.