Tuesday, December 23rd, 2014

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya oo la kulmay R/wasaaraha Japan”Sawirro”

Published on May 31, 2013 by   ·   7 Comments  ·   8,007 views

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku jooga dalka Japan ayaa maanta la kulmay R/wasaaraha dalkaasi Shinzo Abe.

Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga mahadceliyay dowlada Japan sida ay u caawineyso dalka Soomaaliya oo ka soo kabanaya burburkii soo gaaray 22 sano kadib. Iyo waliba shirka  gaarka ah ooay dowladaasi qabanqaabisay kaasi oo looga hadlayo arrimaha Soomaaliya.

Madaxweynaha soomaaliya iyo ra,iisul wasaaraha Japan ayaa isla soo qaaday xoojinta xiriirka labada dal iyo hor marka dhinaca amaanka iyo siyaasada oo ay gaartay dowlada soomaaliya.

Ra,iisul wasaaraha Dalka Japan Shinzo Abe ayaa sheegay in dowladiisa ay sii wadeyso inay ka caawiso soomaaliya hormarka iyo deganashaha dalka.

Sidoo kale Madaxweynaha ayaa ka hadlay horumarada ay dowladu gaartay isagoo xusay in dhalinyarada SOomaaliyeed ay u baahanyihiin mashaariic horumarineed sida Beeraha, Kaluumeysiga iyo Farsamooyinka.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa hoosta ka xariiqay inay si deg deg ah ugu baahanyihiin in laga taageero hor marinta hay,adaha dewlada,isagoo sheegay in ilaa hada ay sameeyeen hormar laakiin ay jiraan caqabado wali hor taagan.

Madaxweynaha ayaa sheegay in dalka uu soo kabsanayo hor marna gaarayo,isago sheegay in dhalinta yar yar ay u baahanyihiin tababarka shaqo oo ah dhinacyada beeraha,xoolaha,kaluumeeysiga,caafimaadka,iyo adegyada waxbarashada,waxana jeclaan lahaa inay dowlada japan naga caawiso dhinacyadasi,

Madaxweynaha ayaa sidoo kale sheegay in dalka uu baahanyahay dhisamaha wadooyinka,dekadaha iyo airoporada iyo kanaalada waraabka.

“Soomaaliya waxa ay hada galeeysaa waji cusub kaasi oo u baahan taageero uga timaada beesha caalamka si gacan looga geysto hormarinta bini,adamka,waxana jirto rajo ah in dib loo dhiso soomaaliya,somaalida kaligeedna ma sameeyn karto.”ayuu yiri madaxweeynaha.

R/wasaaraha dalka Japan  Shinzo Abe ayaa sheegay in uu dib u soo laabtay xiriirki deplomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Japan isagoo tilmaamay iney sii wadi doonaan taageerada dalkeena Soomaaliya.

Kualanka uu madaxweyne Xasan Sheekh la qaatay R/wasaaraha Japan ayaa yimid wax yar ka hor inta uusan furmin shir looga hadlayo dib u dhiska iyo maalgashiga Soomaaliya kaas oo isla maanta ka furmi doona magaalada Yokahama,  kaasoo ay si wadajir ah u shirgudoomin doonaan Madaxweynaaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya iyo R/wasaaraha Japan.

IMG_8674

 

IMG_8679

 

IMG_8682

 

IMG_8683

 

IMG_8692

 

IMG_8695

 

IMG_8696

 

 

Readers Comments (7)

  1. Ali says:

    Viva our lovel president somaliyay kakac fadiga madaxweyne dacad ah wan helnaye aan wax qabsano aana ka waan towno waxyaabihii burburka noo kenay sida cadalad xumo ,qabyalad , kartixumada

  2. Abuu Cabdalla says:

    Maashaa Allaah, Illaah baa mahad leh oo ina siiyey dal madax banaan

  3. Abuu Cabdalla says:

    Maashaa Allaah Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud wax badan ayuu dalka kabadaley illaahow janatul fardowso ku geey.

  4. Sayidhasan says:

    Asc wr wb dhamaan bulsha weynta soomaaliyeed meel walbo oo aad joogtaan marka xigta waad u jeedaan halka aan maanta mareeno iyo halkii aan ka soo kacnay qof walbo oo soomaali ah ha ogaado in is badalka saan iyo ka sii fiican uu ku sii socdo inshaa allaah and i wanna 2 say good job mudane madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud

  5. Mohammed says:

    waa guul weyn oo la gaaray
    waa tallaabo horay loo qaaday

  6. anab says:

    waa ran la ku farxo midaan oo ku dhaqaaqay maxaweyneha dalka soomaaliyeed noolow xasan sheikh mahamumd




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WARKA-HABEEN-22.12.2014.mp3"][/audio]
Xildhibaan-Khadiijo

Wasaaradda Haweenka Oo Deeq Gaarsiisay Dad Naafa Ah

Deeqdani oo  isugu jirta dawo, dhar iyo agab ...
DSC00377

Wafdi uu hogaaminayo madaxwaynaha Maamulka Galmudug oo Cadaado gaaray iyo kulamo halkaasi Ka Socda “Sawirro”

Wafdigan oo  uu higaaminayay madaxwaynaha maamul goboleedka Gal-mudug ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WARKA-DUHUR-22.12.2014-OK.mp3"][/audio]
IB0A7267

DAAWO SAWIRADA:- Madaxweyne Xasan Oo Tababar U Soo Xiray Ciidamo Ka Tirsan Xoogga Dalka Soomaaliya

Tababarkani xerada Jaziira ee  duleedka Muqdisho loogu soo ...
IMG_9962 (2)

Xeer ilaaliyaha Guud ee qaranka Soomaaliyeed oo la kulmay jaaliyada Columbus Ohio “Sawirro

Xeer ilaaliyaha Guud ee qaranka Soomaaliyeed Dr. Ahmed ...
Astaanta-booliska

Booliis dheeraad h oo la geeynayo gobolka Galgaduud

Taliyaha booliiska gobolka Galgaduud ayaa sheegay in gobolkaasi ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WAR-SUBAX-22-12-2014.mp3"][/audio]
Magaalada-Beledweyne1-300x233

Ciidamada oo saaka howlgallo ka wada magaalada Beledweyne

Ciidamada dowladda ayaa saaka howlgallo saf balaaran ah ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Muungaab Sawir Hore

Guddoomiye Muungaab oo madaxda Hay’adda TIKA kala hadlay sidii ay u dadajin lahayeen dhismaha Jidka Wadnaha

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WARKA-HABEEN-21.12.2014.mp3"][/audio]
Xasan-Sheekh-Maxamuud

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dib ugu soo laabtay dalka “Dhageyso”

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan ...
DSC00192

Kooxda Heegan oo galabta afka ciidda u dartay kooxda LLPP Jeenyo “SAWIRRO”

Kulan ka tirsan Horyaalka heerka koowaad ee dalka ...
sawir

Akhriso Qodobada ay Ku Heshiiyeen Dowladda Federaalka iyo Maamulka Somaliland

Wada hadaladii u dhexeeyay dowlada dhexe ee Soomaaliya ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WARKA-DHUR-21.12.2014.mp3"][/audio]
Kulanka Baarlamaanka Maanta (36)

Baarlamaanka oo meel mariyay Hindise sharciyeedka guddiga xuduudaha iyo Federaalka

Kalfadhiga Shanaad fadhiisa 21aad ee maanta oo ay ...
howlgal

Gaari xamuul ah iyo hub ku rarnaa oo ay gacanta ku dhigeen ciidamada Nabad sugidda Qaranka

Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa maanta ...
Wasiirka_Caafimaadka_Somalia

Siihayaha Wasiirka Caafimaadka oo la kulmay hay’ado ka socda Qaramada Midoobay

Siihayaha Wasiirka Caafimaadka ee Soomaaliya mudane Cali Maxamed ...
astaanta.qaranka-300x228

Shaqaale ka tirsan Wasaaradda Shaqada oo tababar loo furay

Munaasabad tababar loogu furayay qaar ka mid ah ...
DSC07540

Culimada Galdogob oo ku baaqay in laga qayb qaato Dhismaha Dugsiga Hooyo ee Galdogob “SAWIRRO”

Dugsiyada Hooyo oo ay gacanta ku hayso Jamciyada ...
jowhar

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawadda oo xafiis ka furatay degmada Jowhar

Wasaaradda gaadiidka iyo duuliskta hawada ayaa xafiis ka ...
DIGITAL CAMERA

Daawo Sawirrada:- Xafladdii xalay lagu qabtay taliska ciidanka booliiska ee Muqdisho

Munaasabad lagu maamuusayay sanadguuradii 71-aad ee ka soo ...
xasan sheekh

Madaxweynaha J. F. S. oo maanta Jabuuti kula kulmaya madaxweynaha maamulka Somaliland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WAR-SUBAX-21-12-2014.mp3"][/audio]
sax

Eng.Axmed Macalin Fiqi oo isku sharaxay madaxweynaha maamulka gobollada dhexe”Daawo Sawirro”

Munaasabad balaaran oo lagu qabtay hotelka Saxafi ee ...
IMG_0741

Xaflad lagu weyneynayo sanadguurada ciidanka booliiska oo caawa ka socota Muqdisho

Munaasbad balaaran oo lagu maamuusayo xuska sanadguuradi 71-aad ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WARKA-HABEEN-20.12.2014.mp3"][/audio]
IMG_0734

DAAWO SAWIRRADA:- Xuska ciidanka booliska Soomaaliyeed

Akhristayaasha sharafta leh ee Radio Muqdisho, waxaa halkaan ...
1

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jabuuti kula kulmay Madaxweynaha Maamulka Somaliland

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan ...
xukun1

Maxkamadda darajada koowaad oo xukunno kala duwan ku riday eedeysanayaal

Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee ...
astaanta_qaranka11 ok

Soomaaliya oo laga caawin doono xagga dib u dhiska

Eng, Nadiifo Cismaan Sii hayaha Wasiirka Wasaaradda Howlaha ...
vlcsnap-2014-12-20-15h28m24s0

Munaasabadda xiritaanka sanad dugsiyeedka Dugsiga agoonta Rajo oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO+VIDEO”

Munaasabad lagu maamuusayay xiritaanka dugsiga agoonta Rajo ee ...

Tubta Toosan

dagaal

Ma bannaantahay in lala dagaallamo dowladaha? Dhageyso

Dalal badan oo ay Soomaaliya ka mid tahay ...
download

Akhlaaqda Dagaalka iyo aragtida Islaamka Dhageyso

Toddobaadyadii  la soo dhaafay  maleeshiyada Alshabaab waxa ay ...

Naxariista iyo Fudeydka Islaamka-DHAGAYSO

Diinteenna Suubban ee Islaamku waa diin naxariiseed, waxayna ...