Sunday, July 13th, 2014

Madaxweynaha J.F.Soomaaliya Oo Saaka Dalka Dib Ugu Soo Laabtay“Dhageyso”+Sawirro

Published on June 8, 2013 by   ·   10 Comments  ·   9,486 views

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu safarro shaqo ku tegay wadamada Japan iyo Kenya.

Madaxweynaha ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde waxa si diirran ugu soo dhaweeyay gudoomiyaha Baarlamanka, R/wasaare Saacid, wasiirka Warfaafinka, Boostada, Isgaarsiinta iyo Gaadiidka, Saraakiil ciidan iyo xubno ka socday qeybaha bulshada.

Wasiirka Warfaafinta, Boostada Isgaarsiinta iyo Gaadiidka mudane C/llaahi Ciilmooge Xirsi oo saxaafada kula hadlay gudaha garoonka Aadan Cadde ayaa ka warbixiyay safaradii madaxweynahu uu ku tegay wadamada Japan iyo Kenya, isagoo tilmaamay in shirirkii uu uga soo qeybgalay Japan iyo kuwii uu Kenya kula qaatay dhiggiisa dalkaasi iyo madaxweynaha maamulka Puntland ay dhamaantood kusoo dhamaadeen guul iyo is afgarad.

Dhageyso Wasiirka Warfaafinta Boostada,Isgaarsiinta iyo Gaadiidka oo ka warbixinaya socdaalkii uu madaxweeynaha ku tagay Dalalka Japan iyo Kenya,Shirarkii uu ka qeyb galay iyo Kulamadii uu la qaatay mas’uuliyiinta kala duwan.

wasiirka warfaafinta

DSC00707

DSC00709

DSC00712

DSC00715

DSC00723

DSC00725

DSC00732

DSC00735

DSC00746

DSC00750

DSC00757

DSC00766

DSC00774

DSC00784

DSC00785

 

 

Readers Comments (10)

  1. geed jicibeed says:

    waxaan aad iyo aad indhaha shacabka somaliyeed ku hayaan howlwanaaga wasiirka boostada iyo isgaarsiinta oo ah nin wadani ah,karti leh kana soo dhalaaley shaqadii dowladu u idmatey,waana ku mahadsanyahay,jaale ciikmooge,

  2. ahmed bidaar says:

    inta soo dhaweysay madaxweynaha wey mahadsan yihiin, waxaanna leeyahay ha la shaqeeyo is agtaag waxba tarimaayo

  3. mukhtaar cali maxamuud says:

    alx alla yaa mahad leh waxaan aad ugu faraxsanahay hormarka ka socda dalka waxaan rajaaynaaynaa hormar in laga gaaro xaaladaha socdo khilaafyada jira alla ha garab galo doowladeena

  4. shanleyste says:

    mashalah

  5. masha allah ilahow qarankeena mid hora usocda kadhig cadawgana ka qabo somoliya guul somali diidow silac u dhimo waan ka sareena silac u dhimo

  6. Mohamed-Amiin says:

    Masha Allah, waxaan aad ugu farxay madaxda dalka oo si kal iyo laab ah isu salaamaya. Waxaa kale oo aad oogu farxay in Illalada ii muuqataa ay dhamaan Somali yihiin. Allow dowlada noo adkeey.amin

  7. abdirahman says:

    maashaa, allaah maasha,a allaah maashaa, allaah waxasa ayaa kaa madaxweyne ah sharaf aya aku dhamaatay iyo xushmad inaba cadai maahan waa mdaxweyne qaran waa madaxweynaha umada soomaaliyeed waa madaxweynaha kaliya oo jecel dib u dhiska dalka iyo dadka oo hadan madaxdii dalka sidaas u soo dhaweeynayaan

  8. wadani says:

    Maashaallaah Madaxweynaha iyo dawladdeenoo dhanba Allaha barakeeyo runtii waa dadaalaayaan dhamaantooda.
    aaway Dr. Maryam Qaasim beryahaan uma jeedina ma nabad qabtoo lee Allaha xafido.

  9. wan kufarahey ah ayan ugu fahey so doowenta sida sharafta la loso doweyey madahaweynaha iyo wefdigisa




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiyomuqdisho.so/wp-content/uploads/2014/07/WAR-SUBAX-I-13-7-2014.mp3"][/audio]
Tartan Cilmiyeedka

Tartamayaasha Degmada Cadale oo Caawa u soo gudbay wareegga labaad ee tartanka

Tartamayaasha degmooyinka Kaxda VS Cadale oo ka kala ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Kulan amni gobolka

Maamulka Gobolka Benaadir oo ka shiray arrimaha amniga iyo nadaafadda

Kulanka toddobaadlaha ee Maamulka Gobolka Banaadir oo maanta ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiyomuqdisho.so/wp-content/uploads/2014/07/WAR-HABEEN-12-07-2014.mp3"][/audio]
sawirka xoghayaha guud ee Golaha Shacabka

“Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Malahan Bogagga Facebook Iyo Twitter Waa Been Abuur” VIDEO

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waxa uu si rasmi ah ...
Kulanka Haweenka

30 haween Soomaaliyeed ah oo loo qabtay siminaar

Siminaar lagu baranayo kala dheereynta dhalmada Ilmaha iyo ...
beyle 2

Wasiirka Arrimaha dibadda ee Soomaaliya oo casuumaad ka helay dhiggiisa Spain

Wasiirka arrimaha dibedda iyo dhiirigelinta Maalgeshiga ee Xukuumadda ...
Wasiir ku-xigenka

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta oo ka warbixiyay siminaar lagu qabtay dalka Ghana

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiyomuqdisho.so/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-DUHUR-12.7.2014.mp3"][/audio]
Ciidamada-AMISOM-iyo-Dowladda1-400x230

Ciidamada dowladda oo badbaadiyay Markab soo caariyay iyo shaqaale saarnaa

Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa soo bandhigay ...
ereg

Wasiirka Amniga Qaranka oo xilkiisa si rami ah ula wareegay

Munaasabad uu xilka kula wareegayay Wasiirka cusub ee ...
Wargeyska-Dalka-Astaan

Akhriso Wargeyska Dalka Caddadkiisii Todobaadkan

Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
P1410641

Danjiraha Turkiga u Fadhiya Muqdisho oo Sagootin loo Sameeyay-SAWIRRO

Xaflad lagu qabtay Hotel Jazeera oo ay soo ...
dhuxulow

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay.

 Mogadishu, 12 July 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane ...
2

Deegaanka Garasbintow Oo Laga Hirgalinayo Adeegyo Caafimaad Iyo Waxbarasho “Sawirro”

Deegaanka Garasbintow oo hoos yimaada degmad Balcad ee gobolka Shabellada ...
gaalkacyo-11

Kulan Lagu Tageerayay Isbedelka Dowladda Ay Ku Sameysay Hogaanka Hey’adaha Ammaanka Oo Gaalkacyo Lagu Qabtay

Kulankani lagu taageerayay isbedelka Dowladda Soomaaliya ay ku ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiyomuqdisho.so/wp-content/uploads/2014/07/WAR-SUBAX-12-7-2014.mp3"][/audio]
Tartan Cilmiyeedka

Guuleystayaashii ugu dambeeyay ee Tartan Cilmiyeedka sanadkii tegay oo caawa laga adkaaday “Dhageyso”

Tartamayaasha degmooyinka Dayniile VS Dharkeenleey oo ka wada ...
tgy

Ambassador Cali Ameriko oo Deeq Lacageed Gudoonsiiyay Muxiyidiin Canbar Khamiis “SAWIRRO”

Safiirka dowlada Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamed ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiyomuqdisho.so/wp-content/uploads/2014/07/WAR-HABEEN-11.07.2014.mp3"][/audio]
1

Olole wax lagu barayo dadka miyiga oo ka socda deegaano ka tirsan Ximan iyo Xeeb “SAWIRRO”

Ololaha akhris iyo qoris la'aanta looga hortagayo ee ...
dhuusamareeb

Maamulka Degmada Dhuusamareeb oo amar adag ka soo saaray gaadiidka Muraayadaha madow

Mas’uuliyiinta degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa amarro ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiyomuqdisho.so/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-DUHUR-11.07.2014.mp3"][/audio]
vlcsnap-2014-07-11-15h31m04s209

Qoysas barakacayaal ah oo la sameeyay adeegyo caafimaad oo lacag la’aan ah

In ka badan 200 oo qoys barakacayaal ah ...
Taraafiko

Taliska Ciidanka Waddooyinka oo baaq u jeediyay ganacsatada gaadiidka iibisa

Taliska ciidamada nabad gelyada wadooyinka ee Taraafikada  ayaa  ...
IGAD_logo1-300x3001

Urur Goboleedka IGAD oo hay’adaha ammaanka dalka ku amaanay ka hortagga falalka argagixiso

Urur goboleedka IGAD ayaa bayaan ay soo saareen ...
DSC08520

Sh. Cismaan Xiddig Oo Dalbaday In Laga Caawiyo Dhameystirka Masjidka Macaarif (Sawirro+Video)

Sheekh Cusmaan Sheekh Cumar Sheekh Daa’uud oo ka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso Barnaamijka Kulanka Todobaadka Oo Looga Hadlay Go’aan Ka Gaarista Cidda Qaadankarta Basaporka Soomaaliga

Barnaamijka kulanka todobaadka oo ka baxa Radio Muqdisho ...
dani

Wasiirka Qorsheynta “Waxan Rajeynaya Inan Bil Gudaheed Ku Soo Bandhigidoono Tirakoob Hordhac Ah”

Wasaaradda Qordheeynta iyo iskaashiga caalamiga ah ayaa sheegtay ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiyomuqdisho.so/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-SUBAX-11.7.2014.mp3"][/audio]
Tartan Cilmiyeedka

Tartamayaasha Degmada Galdogob oo caawa u soo gudbay wareegga labaad ee tartanka “Dhageyso”

Tartamayaasha degmooyinka Galdogob VS Guriceel oo ka kala ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiyomuqdisho.so/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-HABEEN-10.07.2014.mp3"][/audio]

Tubta Toosan

TubtaToosan Logo

Ramadaanku waa Fursad Cibaado iyo Towbad Keen-DHAGEYSO

Waxaan ku jirnaa bisha barakeysan ee Ramadaan oo ...
July

Islaamka iyo Waddaniyadda

Iyadoo loo dabbaaldegayo maalintii xorriyadda iyo Qarannimada Soomaaliya, ...
qarax-miino

AKhlaaqda Dagaalka iyo Diinta Islaamka

Diinteenna Islaamku waxay diiradda saartay nabadda, Erayga Islaam ...