Madaxweynaha J.F.Soomaaliya oo Jaaliyadaha ku boorriyay in ay gacan ka geystaan dib u dhiska dalka
Published on January 2, 2013 by Mowliid · 2 Comments · 1,040 views
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo qadka teelefoonka uga qeybgalay munaasabad ka dhacday Magaalada Minisota ayaa ugu baaqay jaaliyadaha dibadda in ay dalka dib ugu soo Noqdaan isla markaana ay maalgashi ku sameeyaan dalka.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo isagoo ku sugan dalka Sudan qadka Telefoonka kala hadlay Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Mareykanka ayaa ka warbixiyay xaaladda uu dalku marayo iyo isbedelka ka dhacay.
Sidoo kale madaxweynaha ayaa tilmaamay in dowladdu ay qaadday tallaabooyin Wax looga badalayo xaaladda dalka, sida soo dhisitaanka golaha wasiirada oo aad U tira yar, Ansixinta Miisaaniyad sanadeed dhameystiran, dejinta qorshayaal Horumarineed iyo wax ka qabashada ammaanka.
‘’Wax badan ayaa noo qabsoomay waxaan sameynay taariikhda Soomaaliya Kabinetkii ugu yaraa tan iyo markii Soomaaliya xoriyada qaadatay, marka la eego Sida aan usoo xulnay wasiirada iyo kalsoonida lagu qabo waa talaabo kale oo Horumar leh’’ ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Madaxweynaha ayaa daboolka ka qaaday in xukuumadiisu ku guuleysatay in la Qaado in ka badan Lixdan isbaaro oo yaala Muqdisho, kuwaasi oo lacago aan Sharci aheyn looga qaadi jiray shacabka, isla markaana dhibaatooyin loogu Geysan jiray.
‘’Miisaaniyada cusub eee Baarlamanka la horgeeyay waxaa ku jira in 72 degmo oo Ku yaal dalka laga hirgeliyo sanadkan min hal iskool iyo hal MCH ama bukaan Socod eegto’’ ayuu yiri madaxweynaha.
Tan iyo markii isbedelku dhacay waxaa dalka dib ugu soo laabanayay Soomaali Farabadan oo qurba joog ah, kuwaas oo doonaya in ay gacan ka geystaan dib u Dhiska dalka.
Saraakiil sar sare oo ka tirsan aqalka cad ...
Waxaan ku wargelineynaa Akhristayaasha sharafta leh ee Websiteka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan halkan idinkugu soo gudbineenaa ...
WAR HABEEN 18-06-2013
Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ...
Kulanka uu wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ...
Xaflad SI heer sare ah loosoo agaasimay oo ...
Hay’adda wada Hadalka Bulshada ee CCD ayaa xarunta ...
Kulankan oo ay ka soo qeyb galeen waxgarad,siyaasiyiin,aqoonyahano,haween ...
WAR DUHUR 18.06.2013
Ciidmada booliska Kenya ayaa magaalada Mombasa ku toogtay ...
Muqdisho, 18, June 20133…Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Waxaa 10:30 Barqonimo ee maanta magaalada Muqdisho ka ...
Waxaa goor dhow maanta magaalada Muqdisho ka furmay ...
WARKA SUBAX 18.6.2013
Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa boob u ...
Taliska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa muddo Bil ah ...
Shirka dib u habeeynta waxbarshada dalka oo socon ...
Garsooraha xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Xasan Wiish ...
Dadka soomaaliyeed ma yihiin dad la xukumi karo ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Madaxweynaha Cusub ee isbedel doonka ah ee Dalka ...
Dowlada Turkiga ayaa sheegtay in ay awood milatari ...
WAR HABEEN 17-06-2013
Ardayda jaamacadda Plasma ayaa maanta lagu talaalay xarunta ...
Iyadoo tartanka CECAFA Kagame Club cup lagu wado ...
Kulankan wadatashiga ahaa oo ay soo qaban qaabisay ...
Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Midowga Afrika ...
war duhur 17.06.2013
Wafdigan uu hogaaminayay madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi Xasan ...
Taliayah hogaanka socdaalka iyo jinsiyadaha ee dowlada Soomaaliya ...
Mas’uuliyiin ka titsan maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Soomaaiya sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...
Waa tala fiican oo ushegay madaxweynahayna xasan sh maxamud allow inoo dhowr sida wacan oo ula hadlay jaliyada minasota kunool in dib ay u soo milicsadaan dalkooda hooyo taasi ayaa wax lagu faano noqon kareeso iyo sida madaxweynaha ay ugu jirto dib udhiska dalka hooyo iyo in ay gacan kagestan jaliyadaha smliyed ee dibada kusugan
asc madaxweenaha iyo xukumadiisa aad ayeey uwadaashaqada barlamanka sharaftaleh asagane aad ayuu umuujiyay waxqabadkiisa hadii uumadaxweenaha dhahay wadanka halamaalgaliyo waa talafiican 72 dagmo hadii min hal iskuul lagahirgaliyo waa waxbarta taas guul guul madaxweene guul