Thursday, July 24th, 2014

Madaxweynaha J.F.Somalia oo la kulmay R/wasaaraha Turkiga”SAWIRRO”

Published on December 7, 2012 by   ·   16 Comments  ·   7,414 views

Madaxweynaha J. F. Somaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku maraya dalka Turkiga ayaa magaalada Istambuul kula kulmay R/wasaaraha dalkaasi.

Madaxweyne Xasan SheekhMaxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo shalay si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada Istambuul ayaa la kulmay R/wasaaraha dalkaasi Rajab Dayib Ordugan,  iyagoo ka wadahadlay arrimo ku saabsan xoojintya xiriirka ka dhaxeeya labada dal.

Wasiirka Gaashandhigga mudane C/xakiin Xaaji Fiqi oo ka mid ah wafdiga Madaxweynuha ku wehliya socdaalka uu ku  marayo dalka Turkiga ayaa Radio Muqdisho u sheegay in Madaxweynaha oo la kulmay R/wasaaraha dalka Turkiga islamarkaana ay isku afgarteen dhamaan waxyaabihii ay ka wadahadleen oo ku saabsanaa ammaanka iyo horumarinta dhaqaalaha dalkeena.

Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud oo ayaa magaalada Ankara kula soo kulmay madaxweynaha dalka Turkiga iyagoo halkaasi ku kala saxiixday heshiis taarikhi ah.

 

Readers Comments (16)

  1. Waa ku farax sanahay hormarka uu samenayo madax waynaha j f somalia

  2. Mohamed Osman Abdi says:

    ASC dhamaan umadda Somaaliyeed salaan kadib waxaan u mahad celinayaa dhamaan umadda muslimiinta ah ee walaalaheena ahee ee reer turki gaar ahaa madaxdooda oo matay soomaali dhaxda marada ugu xiratay sidii ay usamatarbixin lahaayeen Allah waxaan uga baryayaa uu madaxooda raago dowladoodana ay jirto oo joogto

  3. Asc alah yabaarik yaa shacbi turki aan ku dayano somaaliyey gacnaha is qabsada
    Si aan uga baxno dhaqaale laga keenay wadama shisheeye iyo tuugsi wadankena wuxuu rabaa oo kaliya dad isfahma soomaaliyey midnimo

  4. abdirisak says:

    asc wr wb hambalyo somaliyey melwalba ad jogtaan dowladnimo waatanaa ee hala tagero

  5. wadani says:

    waa arin farxad leh lkn waxa aad u fiican in la fuliyo wixii la kala saxiixdo oo uusan ahaan qoraal la qoray oo kaliya waxan leeyahay somaliya iyo wadama muslimiinta ah ee culaysku haysto ilaah haka qaado aaamiin aamiin.

  6. Asc wa fahad hasan o jogo capetown masha allah wa arin wanagsan waxey no qabteen turkiga. Mana hilmaami doono dowlada haka faa,iideysato janiskaan turkiga wa dowlada xoog badan waxeyna ku jurtaa ururka nato marka fiiro gooni ah halo lahaado turkiga

  7. jalteey says:

    asc mashaa allah isha baxarka soomaali way tilaabsatay shaqinkii aan fadhinayna waakaa waan ka istaagnay inta ku hartayna illah haka soo hadeeyo amiin amiin asc

  8. Ahmed bulshe says:

    Masha alah walal yaal an is gacamaha isqab sano dalkeynana nabad iyo xasiloni alaha na siyo soomaliyey an is weydino su’al? Ee ma dalkena iyo dadkena aya ubahan tugsi walal waxan heysana wax owsan heli karin adunka wayo waxan heysana dad fcn oo an qabow misna kulel dheri ah an lehen waxan heysana diinta alah subaxanuhu watala waxa nahay dad muslimin ah waxa nahay dad laga yaqan calamka misna xog badn wa hadi an gacmaha is qabsano waxa nahay dad iskula hadlo mid luqad ah melaha dalalka kale ey ku hadlan dhowr iyo 10 luqad walal dowlad wcn diin barakeysan guul an leyahay kuwan hadaf kodu yahay haganka an dilno alaha naga qabtan lenahay amiin

  9. Cabdixafiit says:

    Shalay Putin-ka Rassia ayuu la kulmay maantana masaxweneheenna, R/wasaraha Turkishka qadarintiisa uu madaxdanada siiynayo ma ahan wax inaan sahlano ay tahay. Galgacayl hoose qadarin walaaltinimo uu muuqata ayey Walaaleheena Turky noo hayaan anan waa inaan fahamnaa kana faaiidaysanaa

  10. Cadaado says:

    ASC, dhamaantiin. Turkigu waa ku mahadsan yahay gacan siinta iyo walaaltinimada uu Somalida tusay. LAAKIIN, aaway dadka Somaliyeed kaalintoodii. Ma lazy iyo waxmatarayaal baad tihiin, marka eey jidadka Xamar ee qashinka iyo bur burka ku dhacay eey dad wadamo kale idiin dhisayaan? Kuwa madaxda ka ah degmooyinka iyo shacabka ku nool, iyo gudoomiyaha gobalka ayeey shaqadooda tahay in eey magaalada dhisaan, oo waliba maareeyaan si iskaa wax u qabsa ah in eey dadka ku dhisaan.
    Ugu dambeeyn, waxaan rabaa in aad halkaan ka sheego, in idaacada Shabeele ee mooryaanta ah, ee aan maalin walba ka aqrino wax qatar iyo lug gooyo ku ah amniga waa in” national security threet” Waa in lala xisaabtamaa. Thanks

  11. saacid jeyte says:

    ilah asoo faacimaad qabo hasoo celsho guuul guul

  12. jamaac says:

    Awalan asc dhamaan salaan kadib umada soomaaliyeed maanta alle weyne ayaa u hiilinaayo sababto ah wuxuu u keenay madax aqoon leh diin leh daacad ah muwaadiniin ah alle wuu naga aqbaley ducadii anaga madaxdii hore waan habaari jirney lkn tan waan u duceyneynaa waxaan leeyahay il nacab idinkuma dhacdo jamhuuriyada federalka soomaaliya ha jirto ha is raacdo soomaaliyey maanta waxaan idiin leeyahay gacmaha is qabsada oo qaata qaranimada idiin curatey asc walaalaheyga aan jeclaa ee soomaaliyeed ?

  13. abdulkadir says:

    Marka hore ilaahay baa mahadleh marlabaad waxaan u mahad celinayaa shaqaalaha radiomuqadisho oo aan ognahay furuufaha adag ee ay ku shaqeeyaan habeen iyo maalin walaalayaal allaha idin xafido marka sadexaad ummada somaaliyeed waxaan leeyahay aan gacmaha isqabsano mufrad ahaan iyo jamac ahaan waxaan dalkeena iyo dadkeena aan uqabankarno aan u qabano oo aan lagarab istaagno madaxdeena hiil iyo hoo.

  14. SOM says:

    Islaamka iyo dunida muslimka waxaa sharaf ugu danbaysay markuu Turkiga hogaanka u hayay. hada markale ayay soo laabanysaa sharaftii. Soomaalida waxaay u galeen abaal aan la soo koobi karin. Waa in lala shaqeeyaya Turkiga loona ogolaada waxii qandaraas ah oo wadanka kasoo boxo inaay ayaga qaataan sida KALUUMEYSIGA, BAARISTA SHIDAALKA IYO MACDANTA IYO WAX SOO SAARKA BEERAHA. Ma aha inaay anaga uun noo faaiideeya ayagana waa inaay naga faaiidaan.

  15. Asad says:

    Mashaa Allah Xiriirka Soomaaliya & Turki in dib loosoocelsha waa muhiim waayoo laba wadan oo muslim ah oo walaalo ah




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

astaanta_qaranka11 ok

Warbixintii Labaad ee horusocodka Guddiga Maamulka Maaliyadeed “War-saxaafadeed”

Mogadishu, 24 July 2014: Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
IMG_5216

Wafdiga ka socda Xukuumadda ee ku sugan Gobolka Hiiraan oo la kulmay hay’adaha samafalka “SAWIRRO”

Wafdiga ka socda Xukuumadda Fedaraalka ah ee ku ...
astaanta_qaranka11 ok

Shaqaale ka tirsan Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo tababar loo soo gabo gabeeyay

Tabarkaan oo  ay  si wada jir ah  usoo ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-HABEEN-24.07.2014.mp3"][/audio]
4-70B4D5A4-1552850-480

Ururka horumarinta ardayda Soomaaliyeed oo siminaar u qabtay arday “SAWIRRO”

Ururka horumarinta ardayda Soomaaliyeed oo marka magacooda la ...
baaq-nabadeed

Odoyaasha dhaqanka ee Gobolada Jubbooyinka oo baaq u diray dagaalada Caabudwaaq

Odayaasha dhaqanka Gobolada Jubbooyinka ayaa canbaareeyay dagaallo labo ...
unnamed

Shirkii Golaha Wasiirada oo lagu magacaabay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka “SAWIRRO”

Muqdisho, 24, Luuliyo, 2014....Golaha Wasiiradda Xukuumada Federaalka Soomaaliya ...
IMG_8154

Qoysas ku dhaqan degmada Hodan oo raashin afurin ah loo qeybiyay “SAWIRRO”

Hay’adda bisha Cas ee Imaaraadka Carabta ayaa maalintii ...
ciidanka

Ciidamada dowlada Soomaaliya oo kala dhex-galay maleeshiyo beeleed ku dagaalamay degmada Caabudwaaq ee g/Galguduud

Taliyaha qeybta 21-aad ee ciidanka XDS Col. Sulub ...
DSC_0720

Madaxda Sare Ee Dalka Oo Ka Qeybgalay Aas Qaran Oo Muqdisho Loogu Sameeyey Xildhibaanad Saado Cali Warsame “SAWIRRO”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud,Gudoomiyaha Baarlamaanka, ...
astaanta_qaranka11 ok

Wasaaradda amniga Qaranka oo Go’aano dhanka amniga ah soo saartay

Wasaaradda amniga Qaranka ayaa maanta go’aanadan dhanka amniga ...
DSC04941

Howlaha laanta socdaalka iyo hababka loo qaato Baasaborka Soomaaliga oo la balaariyay”Sawirro”

Taliyaha hogaanka socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaaliya Generaal C/laahi ...
saado-cali-warsame

Warbixin ka hadleysa dilkii xildhibaan Qaran Saado Cali iyo gabar Soomaliyeed oo Al-Shabaab ay ku dileen Diinsoor

  Al-shabaab waxa ay dadka Soomaaliyeed ka dileen dad ...
toogasho

Maxkamadda C.Q.S oo maanta dil toogasho ah ku fulisay 4 kamid ah Argagaxisada Al-Shabaab”Sawirro”

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waaberigii ...
Tartan Cilmiyeedka

Tartan aad u adag oo Caawa dhacay iyo Tartamayaasha Degmada Cadale oo u soo gudbay wareegga afarta

Tartamayaasha Degmooyinka Cadale Vs Galdogob oo ka kala ...
Tartan Cilmiyeedka

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo u soo gudbay Wareegga Afarta “Semi final” Dhageyso

Tartamayaasha Degmooyinka Jawiil Vs Kaaraan oo ka kala ...
IMG_5056

Xubno Wasiiro ah oo ku sugan gobolka Hiiraan oo la kulmay beel ka mid ah beelihii dagaalamay “SAWIRRO”

Wafdiga ka socda Xukuumadda Fedaraalka ah ee ku ...
muungab

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo shacabka uga tacsiyeeyay falkii lagu dilay Saado

Muqdisho, 23 July 2014 –Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna ...
AU

Midowga Afrika oo cambaareeyay falkii lagu dilay Xildhibaan Saado Cali Warsame

Sii hayaha xilka Wakiilka gaarka ah ee Midowga ...
Sawirka Gudoomiye Jawaari

Guddoomiye Jawaari oo Xildhibaannada iyo shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay dilka Xildhibaan Saado

Muqdisho, 23 July 2014 –Guddoomiyaha Baarlaamanka Federaalka ah ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/WAR-HABEEN-23.07.2014.mp3"][/audio]
saacid

Ra’iisul Wasaarihii hore Saacid “Dowladda waxaan ugu baaqayaa inay cadaaladda horkeento kooxihii dilay Xildhibaan Saado”

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr. Cabdi Faarax ...
President

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka tacsiyeeyey geeridii Xildhibaan Saado Cali

Muqdisho, 23 July 2014 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
IMG_8095

Qoysas danyar ah oo loo qeybiyay raashin Afurin ah “SAWIRRO”

Hay’adda bisha Cas ee Imaaraadka Carabta ayaa maanta ...
KAY

Qaramada Midoobay oo cambaareysay dilka Xildhibaan Saado Cali

Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan ...
saado-cali-warsame

Dowladda Maraykanka oo Cambaareeysey Dilkii loo geeystey Xildhibaan Saado Cali Warsame

 July 23, 2014 Dowladda Maraykanka ayaa si kulul ...
cabdiweli1

R.W Cabdiweli: “Xildhibaan Saado waxay ahayd wadinyad ay dadka Soomaaliyeed tabi doonaan”

Mogadishu, July 23, 2014…… Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
MAGAALADA-KISMAAYO-OK1

Wafdiga Qaramada Midoobey ka socda oo la kulmay mas’uuliyiinta maamulka KMG ah ee Jubba

Wafdigan ka socda Qaramada Midoobey ee maanta gaaray ...
Muugaab2

Muungaab: “Muqdisho waxa ay u baahantahay Amni iyo Kala dambeyn” Akhriso

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Xasan ...
IMG_3731

Wasiiro munaasabad sagootin ah u sameeyay Safiirkii hore ee Turkiga “SAWIRRO”

Mogadishu, July 23, 2014-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-DUHUR-23.07.2014.mp3"][/audio]
Tartan Cilmiyeedka

Tartamayaasha Degmada Warta Nabadda oo xalay soo gaaray Semi final iyo afar degmo oo caawa balansan (Dhageyso)

Tartamayaasha Degmooyinka Warta Nabadda Vs Boosaaso oo ka ...
Madaxweynaha

Madaxweyne Xasan oo si rasmi ah u soo xiray shalay kalfadhiga Afaraad ee Baarlamaanka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan ...

Tubta Toosan

images (12)

Ramadaanka & Daadinta Dhiigga

Waxaan ku ku jirnaa tobankii dhexe ee bisha ...
TubtaToosan Logo

Ramadaanku waa Fursad Cibaado iyo Towbad Keen-DHAGEYSO

Waxaan ku jirnaa bisha barakeysan ee Ramadaan oo ...
July

Islaamka iyo Waddaniyadda

Iyadoo loo dabbaaldegayo maalintii xorriyadda iyo Qarannimada Soomaaliya, ...