Thursday, August 21st, 2014

Madaxweynaha J.F iyo Wafdi la socday oo Caawa Gaaray Magaada Dooxa ee Dalka Qadar ”SAWIRRO + VIDEO”

Published on March 26, 2013 by   ·   8 Comments  ·   8,152 views

(Dooxa, Qadar, March, 25, 2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamuud ayaa ka soo degay caasimadda Qadar ee Dooxa, si uu uga qeyb galo shirka Jaamacadda Carabta.

Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka dayuuradaha  ku soo dhoweeyay Amiirka dalka Qadar Amir Hamad Bin Khalifah Al Thani, iyo dhaxal sugaha Sheekh Tamim Bin Hamad Bin Khalifah Al Thani.

Shirkan ayaa waxaa diiradda lagu saari doonaa dhibaatada ka taagan dalka Suuriya, sidii loo horumarin lahaa Ururka Jaamacadda Carabta iyo arimaha Falastiin.

Kulankan ayaa wuxuu noqonayaa kii ugu horeeyay oo noociisa ah ee uu Madaxweyne Xassan  ka qeyb galo tan iyo markii uu xilka la wareegay.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale kulamo la qaadan doona Madax kala duwan ee Carbeed si uu ugala xaajoodo arrimo ay ka mid yihiin xiirirka diblomaasiyadeed iyo iskaashi ku aadan xagga horumarka.

Madaxweynaha ayaa wuxuu sare u qaaday uuna wanaajiyay xiriirka Soomaaliya ay la leedahay dalalka Caalamka taasna waxey ka mid tahay aragtidiisa siyaasadeed ee ku wajahan arimaha dibadda.

00

01

02

04

05

06

07

 

Readers Comments (8)

  1. madaxwayne xasan shiikh maxamuud hortiisa ibo dowladed alaha dhigo oo ilahay hakadhigo kii somaliya qaranimadedi usoo celinlaha i love madaxwayne xasan shiikh maxamuud

  2. osman says:

    maaashalaaah halkan waxaan ugu hambalyeeenaa dowlada qatar sida ay u taagersantahay madaxa weynaha cusub kaliya

  3. Nimco says:

    waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw maanshaaa alaah viva madaxweynaha uumada soomaaliyeed alaha ka dhigo mid umada wanaag iyo hurumar gaarsiiya insha alaah madax weyne guuleysta adiga iyo inta nabada jecel oo maalinimada jecel wadankoodane jecel alaahu agbar.

  4. osman says:

    ma sha alah somaliya maanta waxa noo baxay iftiin dowlad nimo taasna calamadeeda waxaad ka dareemi karta soodhaweynta aan sharaxada u baahneen oo indhihiino qabanayaan

  5. wadani says:

    madaxweynha waxan ka codsanayna in dadkayna ama muwadininteena la ixtiramo run ahanti soomliya lakam ixtiramo wadamada carabta sida sacudiga o si xun lola dhakhmo mida kale addka degan acudiga maxa lo sin waayey ikhamado ama sharci ileen khowmiyadaha kale waalo ogol;aday in la siyo dadkaynan 21 sano tarxil mey kujirayan walahi wa mas allo loga bahan yahy in laka hadlo fadlan madxwene safarada somaliya ee jedah u sheeg in dowlada sacudiga u furto somaliya ikhamado wabilahi towfikh

  6. Abuubkar says:

    maashalaaah alaa yacisak yaa raisul somalia

  7. xuseen says:

    marka hore allaah ayaa mahd iska leh,marka laaad waxaan umahad celinaa madaxweynaha waxqabadkiisa inta yar oo joogay.
    waxaan kacodsahaa mudane madaxweynaheyna pro-xsan shiikh in aw diiradda saaro arrimaha gudaha si dadka gudaha ay kunoolaadaan si nabadda,kadi arrimaha diadda ayaga aa fududaan doono ,maxaayeelay naadda ayaa wax kasta utiira,meelnabad aan kajiriin qof makuugu gargaareysa,qofwala markii wax oo kusiinaayo dano ayuu leeyahay,danihiisan waxey ugu suura geli karan in naadda lagahelo waddankaas.
    waxaan ka codsahaamadaxda dawladainey xilkooda allaha uga baqaan ee dadka wada simiaan ,arriwaalagategaadunida taariikh wanaagsan iyo camal wanaagsan sameysta.
    waadna kumahadsantihiin adeegiina aad uqabateen wadanka iyo ulshada soomaiyeed meelkasta ooay joogaan

  8. mohamed says:

    Masha allah madaxwaynaha Umadda Somaliyeed guul kii umadda u horseda alle haka dhigo intaas kadib Security ga madaxwaynaha Ma diyaarsana Ee Naga saxa dhaha lol




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
astaanta.qaranka-300x228

Wargelin Jagooyin Shaqo oo ka bannaan Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya

Dhammaan Shacabka Soomaaliyeed waxaa lagu wargelinayaa in Xafiiska ...
unnamed (1)

Ra’isul Wasaare C/weli Oo Khudbad Jeediyay Shirka Qaxootiga Looga Hadlayo Ee Adis Ababa “Sawirro”

Addis,Ababa, 20, August, 2014….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka  ee ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/WARKA-HABEEN-20.8.2014.mp3"][/audio]
wasiirka warfaafinta

DAAWO VIDEO: Warbixin ka hadlaysa waxqabadka Wasiirka Warfaafinta 6dii bil ee la soo dhaafay

Akhristayaasheena sharafta leh waxaa halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
SAWI

Guddiga dib u eegista xeerka saxaafadda oo soo gabo gabeeyay hindise sharciyeedka xeerka “SAWIRRO”

Wasiirka Warfaafinta iyo Hunuuninta Dadweynaha Mudane Mustaf Sheekh ...
Xeer ilaaliyaha Qaranka

Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo ka hadlay dadka hay’adaha amniga gacantooda ku jira “War-saxaafadeed”

Muqdisho 20 Agoosto 2014: Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ...
Ebola-death-rate

Arday soo bandhigtay wacyi gelin ku saabsan qatarta cudurka EBOLA

Jamaacadda Hope oo ka mid ah Jaamacadaha Muqdisho ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/WARKA-DUHUR-20.8.2014.mp3"][/audio]
DSC09330

Dhageyso barnaamij gaar ah oo kahadlaya sugidda amniga “SAWIRRO”

Saraakiisha ciidamada booliska Soomaaliyeed, iyo kuwa AMISOM ayaa ...
DSC09381

DAAWO: Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo maleeshiyaad ku xakuntay dil iyo xabsi daa’in

Maxkamadda darajada koowaad  ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ...
RIDWAAN

Guddiga sharuucda ee Xukuumadda iyo safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya oo kulmay

Guddoomiyaha guddiga sharuucda ee Xukuumadda ahna ku-simaha Ra’iisul ...
caruur

Kulan looga hadlayay sameynta qorshe lagu difaacayo carruurta oo ka furmay Muqdisho

Kulankan looga hadlayay dhismaha qorsho lagu difaacayo dhibaatooyinka ...
DSC09247

Cayaartooyda Degmooyinka Kaaraan iyo C/casiis oo bar bar dhac ku kala tegay iyo kuwa degmada Shibis oo badiyay “SAWIRRO”

Tartanka kubadda cagta ee Degmooyinka Gobolka Benaadir oo ...
unnamed-37

Shir Looga Hadlayo Arrimaha Qaxootiga Oo Ka Furmay Adis ababa

Shir looga hadlayo arrimaha barakacayaasha ayna ka qeybgalayaan ...
DSC_0791

Ciidamada XDS Oo La Wareegay Deegaano Ka Tirsan G/Hiiraan Kuna Sii Wajahan Jalalaqsi (Sawirro)

Ciidamada XDS iyo kuwa AMISOM, ayaa sii dar ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/WAR-SUBAX-20-8-2014.mp3"][/audio]
unnamed (1)

Ra’iisul Wasaare Cabdiwali iyo Wafti uu hogaaminayo oo galabta gaaray magaalada Addis-Ababa

Ra’iisul Wasaaraha Xuuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheikh ...
3

Shir looga hadlayey doorka Qurbojoogta ay ku leeyihiin dib u dhiska iyo Horumarka dalka oo Canada lagu qabtay (Sawirro)

Waxaa sharaf weyn ii ah in aan idin ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150 (1)

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
DSC09526

Tababar ku saabsanaa Haweenka iyo xuquuqda ay leeyihiin oo maanta ka furmay Muqdisho (Sawirro)

Tababar lagu xoojinayo Haweenka iyo xuquuqda ay leeyihiin ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka habeennimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/War-Habeen-Tabiye-Irshaad-19.08.2014.mp3"][/audio]
3

R.W Cabdiweli oo ka Qeyb Galay Daahfurka Ololaha Dardargalinta Yareynta Halista dhimashada Hooyada iyo Dhallaanka Soomaaliyeed Xiliga Umusha “SAWIRRO”

Muqdisho, Augsut, 19 ,2014-----Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
cabdiweli1

Ra’iisul wasaare Cabdiweli iyo wafdi uu hogaaminayo oo Shir uga Qeyb Galaya Addis Ababa

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo ...
Kismayo1

Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo Kismaayo kula kulmay Maamulka KMG ah ee Jubba

Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo gaaray magaalada ...
DSCF6243

Howlgallo dad iyo hub lagu soo qabtay oo laga sameeyay Suuqa Bakaaraha “DAAWO”

Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa gacanta ku ...
DSC09130

DAAWO VIDEO: Wasiiro xarigga ka jaray qeyb cusub oo qaliinka ah oo lagu soo kordhiyay Jaamacadda SIU

Wasiirka Hidaha iyo Tacliinta sare iyo Wasiirka Warfaafinta ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/WARKA-DUHUR-19.8.2014.mp3"][/audio]
Mudane Jawaari

WAR-SAXAAFADEED KA SOO BAXAY GUDDIGA JOOGTADA AH EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA OO KU SAABSAN XAKAMAYNTA HUBKA “VIDEO”

Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka kulankiisa ahaa ...
unnamed (5)

R/wasaare Cabdiwali Oo Xalay Kulan Xog Waraysi Ah La Yeeshay Agaasimayaasha Warbaahinta Madaxa Banaan (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi-weli Sheekh ...
110819133626_somali11-640x360

Sanadguuradıı Sadaxaad Ee Ka Soo Wareegtay Booqashadıı Erdogan Ku Yımıd Soomaalıya (Sawirro)

Sadax sano ka hor guud ahaan xaalada Soomaalıya ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/WAR-SUBAX-19-8-2014.mp3"][/audio]
4

QABANQAABADA TARTAMADII SPORTI BISHA NOVEMBER EE ATLANTA OO BILAABATAY + SAWIRO

  Ka qeyb galka Isboortiga waxa laga hela caafimaad ...
DSC09077

Kulan Caawa Ra’isul Wasaaraha Uu La Lahaa Saxaafadda Oo Soo Gaba gaboobay Iyo Qodobo La Isku Afgartay “Sawirro”

kulanka caawa Ra’isul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane ...

Tubta Toosan

Dhallinnyaro

Maalinta Caalamiga ah ee dhallinyarada, Waa side xaaladda dhallinyarada Soomaaliyeed?

  Maanta oo ay taariikhdu tahay 12 August waa ...
Ammaan

Mas’uuliyadda Bulshada & Ammaanka Dalka Dhageyso

  Maalmihii u dambeeyay waxaa magaalada Muqdisho ku soo ...
Dumar

Alshabaab iyo Laynta haweenka

Maleeshiyada Alshabaab ee xag jirka ahi, waxay gabood ...