Madaxweynaha iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Turkiga
Published on December 4, 2012 by Canab · 10 Comments · 4,013 views
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka duulay magaalada Muqdisho iyagoo kusii jeeda dalka Turkiga.
Prof Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa socdaalkiisa ku wehliya R/wasaare ku xigeenka ahna wasiirka arrimaha dibada, wasiirka maaliyada iyo Qorsheynta, wasiirka wasaaradda difaaca dalka iyo mas’uuliyiin kale.
Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka ka sogootiyay R/wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” afhayeenka Baarlamanka iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda Soomaaliya.
Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo saxaafadda kula hadashay Garoonka ayaa sheegtay in ay casuumaad ka heleen dowladda Turkiga ayna kulamo la qaadan doonaan madaxdaasi.
WARKA SUBAX 18.6.2013
Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa boob u ...
Taliska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa muddo Bil ah ...
Shirka dib u habeeynta waxbarshada dalka oo socon ...
Garsooraha xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Xasan Wiish ...
Dadka soomaaliyeed ma yihiin dad la xukumi karo ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Madaxweynaha Cusub ee isbedel doonka ah ee Dalka ...
Dowlada Turkiga ayaa sheegtay in ay awood milatari ...
WAR HABEEN 17-06-2013
Ardayda jaamacadda Plasma ayaa maanta lagu talaalay xarunta ...
Iyadoo tartanka CECAFA Kagame Club cup lagu wado ...
Kulankan wadatashiga ahaa oo ay soo qaban qaabisay ...
Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Midowga Afrika ...
war duhur 17.06.2013
Wafdigan uu hogaaminayay madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi Xasan ...
Taliayah hogaanka socdaalka iyo jinsiyadaha ee dowlada Soomaaliya ...
Mas’uuliyiin ka titsan maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta ...
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee soomaaliya ...
Shirkii Hogaamiyaaha wadamada G8ka oo maanta ka furmay ...
Safiirka Soomaaliya ee dalka Koonfur Afrika iyo Haweenka ...
Wasaaradda Horumarinta iyo Adeegga Bulshada Xukuumadda Soomaaliya oo ...
WARKA SUBAX 17.6.2013
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Ciimada ammaanka ee dowlada ayaa saaka howlgalo dad ...
Mudanayaal ka tirsan Baarlamanka Federaalka Soomaaliya oo ku ...
Waxaa Xalay Magaalada Denhaag ee wadanka Holland lagu ...
Ururka ay ku mideysan yihiin guddiyada Olombikada wadamada ...
Qaraxyo ah oo loo adeegsaday gawaari laga soo ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Rabshado cusub ayaa ka qarxay magaalooyinka Ankara iyo ...
WAR HABEEN 16.06.2013
Ardayda iyo macalimiinta Jaamacadaha Dalka, Cuuryaamiin,Haweenka Soomaaliyeed,Ururrada Bulshada ...
Wafuud isugu jirto wasiirro iyo aqoonyahano ka kala ...
Soomaaiya sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...
Sanadkii 1963 ayaa magaalada Addis Ababa ee xarunta ...
Madaxweynaha & wafdigiisa guul ayaan u rajeyay booqashada rasmiga ay ku tageen dalka Turkiga runti walaaha Turkiga si wnaagsan ayeey no garab istaagen wana in la xoojiyaan xiriirka wanaagsan ee labad dowladood waxaan xasuusana in madaxweynhi hore sh shariif uu wlaaah turkiga la sameeyay xiriir wanaagsan wan in meeshas laga si wado …..
sas waye wa dowlada kali ah e garab buxdo ka helnay
Asc radio,m iyo dhaman dowlada somaliyed iyo shacabka waan ku farax sanahay socdalka madaxda qaranka wa inay hagajiyan xirirka ka dhaxeya labada dal iyo arimaha dibida si an oga qayb galno arimaha caalamiga ah
madaxeynahena qaranka prof xasan sheq
waxaan u rajeynay in uu masuliyinta turkiga
in ay is afgaran donan maxaa yelay
madaxweyne xasan waa nin fir fircon
maxaa yelay lama arag madaxweyne ka
qaday jidgoyolka hadan nahay beesha
dabruuwe maxamed xinftire aad ayaan u
dhaweynena rideo mogdihso wad mahad santihiin
ilaahow nabad ku geey asoo caafimaad qabo na soo celi
Maashaa ALLAH Dowladda hadey noobilaabatay ee saas ku wad Jaalle Madaxweyne waxaan kaa rajeyneynaa in aad guul soo hoyso wax badan aan oomaneyn.
Masha allah jii dadka & dalka dinta waxtara waxne uqabta allaha kadhigo ogowne waligaa wad guleysaneysaa allaha kuguleyo dacadii waxa tahay madaxweyne dacada cadawgadane unolaw
s.c dhamaaniin umadda somaaliyeed,si gaarna ,halgamayaasha R.M, waxey ila tahay in madaxweenuhu aragti dheer u leeyahay xalka soomaaiyaa.waxaan rajeenayaa in walaalaheen laga dalbado kaalmo muleytari. hub iyo ciidan. si meesha uga baxaan itoobiyaa iyo keneya,oo lawada ugyahay qaranimadeena waxay ku hayaan.waa in turey iyo jibuuti kaliya joogaan soomaliyaa.
Masha alah alow barya samadki ti ahed ka dhig tan an ku niyad samana hadin nahay muslinta somalia
waa xaqiiqo in uu madaxwayne xasan shiiq maxamuud uu u baxay arinta daka soomaaliyeed oo kaliya waa madaxwaynahay ugu dadaalka badan waa inta aan ogaal uahayee waayo siyaad tiisi aniga manan noolayn