Thursday, February 23rd, 2012

Madaxweynaha iyo R/wasaaraha Oo Maanta U Kala Ambabaxay Waddamada Ethiopia Iyo Talyaaniga’SAWIRRO’

Published on January 27, 2012 by   ·   4 Comments  ·   3,967 views

Wufuud ay kala hoggaaminayeen Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo R/wasaaraha ayaa maanta ka duulay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho iyagoo ku sii kala jeeda wadamada Ethiopia iyo Talyaaniga.

Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada Adis’ababa halkaas oo uu kaga qeybgeli doono shirka Midowga Afrika iyo kan IGAD oo maalinta burrito ah halkaasi ka dhicidoona.

Mudane Sheekh Shariif Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa la filayaa in uu kulamadaasi ka jeediyo khudbad ku saabsan xaaladda dalka iyo sidii ciidamada Amisom loo gaarsiin lahaa gobollada kale ee dalka mar hadii Muqdisho laga saaray malleeshiyaadkii Shabaab.

Sidoo Kale R/wasaaraha dalka Dr. C/weli ‘Gaas’ iyo wadfi uu hoggaaminayo ayaa iyaguna maanta ka duulay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde iyagoo ku sii jeeda dalka Talyaaniga oo uu R/wasaaruuhu ka helay martiqaad rasmi ah.

R/wasaaraha ayaa sheegay in muddada uuu joogo dalkaasi uu la kulmi dooono dhiggiisa dalkaasi Talyaaniga isagoo sida uu sheegay kala hadli doona xaaladda dalka iyo horumarrada ay dowladdu sameeysay, sidoo kale R/wasaare C/weli waxaa uu la kulmi doonaa jaaliadda Soomaaliyeed ee ku nool dalkaasi.

Safarrada shaqo ee madaxda qaranku ku aadeen wadamadaasi ayaa qeyb ka ah dadaalka ay dowladdu muujisay iyo horumarka ay ka sameeysay dhinaca amaanka, taas oo keentay in Muqdisho laga furo xafiiska siyaasadda Q.M. ee UNPOSS.

adii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-

Yurub                                            +442035190460

USA & CANADA                         +17124327760

 

Readers Comments (4)

  1. Wiil Yar oo Weyn hadii la dhageysanayo says:

    Rasal waasaaruhu waa in uu awood u yeeshaa kana helaa Talyaaniga garab dib loogu soo celinayo Xooga Dalka,wax barashada, iyo adeega ijtimaaciga ah oo uu talyaaniga oon nahay dal saaxiib ah wax weydiiyaa kana dhameeyaa waxa loo baahan yahay.

  2. shiine yare says:

    allaow dalka noo hagaaji madaxdana ka dhig kuwo daacad ah oo ka shaqeeyo danta dalka iyo danta umada aamiin

  3. said says:

    aamiin aamiin alow ka dhig kuwii dalkooda ku dadaala shacabkana ilaahow is jecleeysii oo tusi waxa xaaranta ah iyo waxa xalaasha ah waayo malin hore dowlada ayado dhaheyso guryaha dowlada ka baxa ayeey ka dhaga adeegeen marka ilahow shacabka kuwii isku naxariista ka dhig madaxda hada baxdayne oo duushay ilahow ka dhig kuwa guul soo hoyo aamiin

  4. waaaaaaaaaaaaaaaaw raisuwasaraha oo u soo socda xaggeena aad ayaan usoo dhaweyn donnaa insha allah anaga ayaa jogno roma oo jaliyadda ka mid ah sida darteed aad ayan ugu soo diyaar garownay soo dhaweynta r wasaraha




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

IMG_4392

DAAWO SAWIRRADA:-Qeybta Seddexaad Ee Nolosha Iyo Waxbarashada Ardayda Cusub Ee Turkiga

Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Bandhiga Wareysiyada Oo Caawa Intiisa Badan Looga Hadlay Howlgalkii Lagu Xoreeyey Baydhabo”Dhageeyso”

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada oo habeen walba ka baxa ...
Fiqi

Wasiirkii Hore Ee Gaashaandhigga Oo Ciidammada Ugu Hambalyeeyey Xoreynta Baydhabo Janaay”Dhageeyso”

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/xakiin ...
Dr.Cabdiweli-Gaas1

Ra’isulwasaaraha Oo Ciidammada Ugu Hambalyeeyey Xoreynta Baydhabo Sheegayna In Howlgalka Uusan Hakan Doonin”Dhageyso”

Ra'isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu hambalyeeyey Ciidammada ...
Baydhabo

Dadka Baydhabo Janaay Oo Caawa Xoriyad Ku Hoyanaya Iyo Howlgalka Lagu Baacsanayo Al-Qaeda Oo Gobollada Koonfureed Xowli Uga Sii Soconaya”Dhageyso”

Xaalada magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay oo ...
x2

DAAWO SAWIRRADA:-R/wasaaraha Soomaaliya iyo kulamadiii uu la yeeshay madaxda Midowga Yurub

R/wasaaraha Soomaaliya Prof. C/weli Maxamed Cali Gaas iyo ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 22-February-2012         Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
ciidamada_som_jubooyinka

Faah faahinno ku aadan la wareegitaanka Baydhabo ee ciidammada dowladda

Faah faahinno dheeraad ah ayaa  ka soo baxaya ...
war-deg-deg-ah1-150x150114211

Ciidamada XDS Oo Si Buuxda Ula Wareegay Magaalada Baydhabo

Ciidamada XDS ayaa la wareegay magaalada Beydhabo iyadoo ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Duhurnimo

WAR DUHUR 22 02 12
UN somal

Q.M.Oo Liiska Xannibaadda Ka Saartay Shaqsiyaad Iyo Shirkado Soomaali Ah

Qaraar ka soo baxay golaha amaanka ee qaramada ...
Ciidamada_Qaranka

Ciidmada Dowladda Oo Sii Wada Howlgallada Ay Ku Sugayan Amniga Muqdisho

Ciidamaad qalabka sida ayaa maanta howlgallo ballaaran oo ...
Baydhabo

Shabaab Oo Ka Qaxay Baydhabo Iyo Ciidamada Oo Ku Sii Siqaya

Malleeshiyaadja Shabaab ayaa billaabay in ay maanta ka ...
Sequence 56.Still001

Agaasimaha W/Warfaafinta Boostada Iyo Isgaarsiinta Oo Kormeeray Dhismiha Hotelkii SYL Oo La Dayactirayo

Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta boostada iyo isgaarsiinta ...
xabsiga1

Munaasabad Lagu Maamuusayay Aas’aaska Ciidamada Asluubta Oo Muqdisho Lagu Qabtay “Sawirro”

Munaasabad lagu maamuusayay xuska 42 guuradii ka soo ...
ciidamada_som_jubooyinka

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Baydhaba

Wararkii ugu danbeeyay ee aynu  ka heleyno magaalada ...
Dr.Cabdiweli-Gaas1

Ra’iisul wasaaraha dalka oo faah faahiyay kulammadii Brussels uu kula qaatay madaxda Yurub

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo soo gabagabeeyay socdaal ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX 22.2.2012 Janaury               Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Madaxweynaha London

Madaxweyne Shariif oo xalay gaaray magaalada London

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo wafdi ballaaran oo uu ...
Bardaale

Ciidammada dowladda oo kaabiga ku haya Bardaale

Malleeshiyaadka kooxda Al-Qaacidda ayaa isaga baxay degmada Bardaale ...
DSC09983

DAAWO SAWIRRADA:-Hub Iyo Maxaabiis Maanta Lasoo Bandhigay Kuwaasi Oo Ciidammada Qalabka Sida Kusoo Qabteen Howlgallo Caasimadda Ka Socda

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Ahmed El-Tayeb

Baaq Imamka Al Azhar uu ku taageerayo Shirka London.AKHRISO

Ayado hal malin oo qur aay ka harsantahay ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 21-February-2012         Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...

Tubta Toosan

tubta-toosan1-150x150151

Isqarxinta Maxay Shareecada Islaamku ka qabtaa?

Sanadahan  dambe waxaa dalkeenna Soomaaliya ku soo kordhay ...
tubta-toosan1-150x150151

Mas’uuliyadda Bulsho Dhegeyso

Qof kasta oo ka mid ah bulshada Waxaa ...
MSF

Maxay Shareecada Islaamku ka qabtaa afduubka samafalayaasha?

Falalka Afduubka Shaqaalaha Gargaarka ee Soomaaliya u yimid ...