Wednesday, September 17th, 2014

Sawirro Madaxweyne Xassan Sheekh oo maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Madaxa hay’adda horumarinta Mareykanka ee USAID

Published on February 21, 2013 by   ·   No Comments  ·   4,886 views

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo R/wasaaraha Dalka ayaa maanta si kala gooni gooni ah magaalada Muqdisho ugu qaabilay mas’uulika Hay’adda Hormarinta Mareykanka iyagoo ka wada Hadlaya mashaariic la xiriira Hormarinta Dalka Soomaaliya.

Wefdiga ka socday dowladda Mareykanka ee ay maanta siyaabo kala gooni gooni ah ugu qaabileen Muqdisho, madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda, waxaa hor kacay madaxa hay’adda horumarinta Mareykanka ee USAID, Dr  Rajiv Shah.

kulanka hore waxaa wada qaatay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka  Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Dr Rajiv Shah maamulaha hay’adda USAID, waxeyna uga wada hadleen arrimaha horumarinta Soomaaliya iyo sida dowladda Mareykanka ay u ballaarin karto howshaasi.

Kulankooda kaddib ayeey saxaafadda wadajir  ula hadleen madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Rajiv Shah, madaxweynaha dalka ayaa ugu horeyn tilmaamay  in arrimahii ay ka wada hadleen masuulkan in ay isla garteen dhammaantood.

Sidoo kale Dr. Rajiv Shah ayaa tilmaamay in ay doneyso dowladda Mareykanka caawinta dhammaan dadka Soomaalida ah, isagoo ku dhawaaqay 20 Milyan oo lagu taageerayo, arrimo ay ka mid yihiin Waxbarashada, Cunna yarida iyo Caafimaadka.

Dhinaca kale Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warfiyeennada uga warramay kulan uu la qaatay isla madaxa sare ee hay’adda horumarinta Mareykanka ee USAID Dr Shah, waxyaabihii ay isla soo qaadeen ee la xiriirray Teegeerada dowladda Soomaaliya, isagoo uga mahadcelinayaa dowladda Mareykanka dadaalka dheeriga ah ee ay Soomaaliya ku caawineyso.

Kulanka Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda uu la qaatay madaxa USAID waxaa ku  goob joog ka ahaa Ra’iisul wasare ku xiggeen ahna wasiirka Arrimaha Dibedda, iyo xubo kale oo Xukuumadda ka tirsan, waxaana intiisa badan diiradda lagu saaray isbadelka Mareykanka uu la yimaaday ee uu ku garab taagan yahay Soomaaliya,  waxaana madaxda dowladda oo uu ugu horeeyo madaxweynaha ay ku dadaalayaan sidii looga faa’ideysan lahaa olollaha isbadelka leh ee uu addduunka kula shaqeynayo dowladda Federaalka Soomaaliya.

Kulan

 

Fadhi

 

USAID

 

 

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

Sheekh Nuur Baaruud

Sheekh Nuur Baaruud: Xamaasad iyo Jaahilnimo diineed ayay ku sifoobeen Al-Shabaab

Guddoomiye ku-xigeenka Hay'adda Culimada Soomaaliyeed ahna afhayeenka hay'adda ...
jowhar

Maamulka degmada Jowhar oo walaac ka muujiyay fatahaadda Wabiga (Dhageyso)

Maamulka degmada Jowhar ayaa walaac ka muujiyay fatahaad ...
Maxaas

Ciidamada oo adkeeyay Amaanka degmada Maxaas

Maamulka degmada Maxaas ayaa ka warbixiyay ammaanka iyo ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WAR-SUBAX-17-9-20141.mp3"][/audio]
DSC_9117

R/wasaarha oo sheegay in 2015-ka Shabaab laga ciribtiri doono dalka

R/wasaare C/wali Sheekh Axmed Maxamed, ayaa sheegay in ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/Barnamijka-Bandhiga-Waraysiyada-ee-Caawa-16.09.2014.mp3"][/audio]
DSC01585

Kulan horumarinta Waxbarashada looga hadlayey oo Muqdisho ka dhacay

Ururka Wadaniga ah ee u Dooda Waxbarasho loo ...
MM

Q.M iyo IGAD oo dowladda ku ammaanay hirgelinta dib u heshiisiinta

Ergada ka qeyb-galeysa shirweynaha dib u heshiisiinta deegaannada ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka habeennimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WARKA-HABEEN-16.9.2014.mp3"][/audio]
Psdt

Madaxweyne Xasan Sheekh: “Dadka cabashada qaba waa in la soo dhoweeyo shirka Kismaayana lagu soo biiriyo” (Sawirro)

Kismaayo 16 september 2014-Madxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane ...
DSCN0752

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Baydhabo Kula Kulmay Saraakiisha Ciidammada Xoogga Dalka Ee Gobollada Baay,Bakool Iyo Gedo “SAWIRRO”

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed ...
Sawir Hore

Shaqaalaha Dab-damiska ee gobolka benaadir oo tababar loo soo xiray

[caption id="attachment_145161" align="aligncenter" width="640"] Sawir Hore[/caption] Guddoomiye ku-xigeenka gobolka ...
DSC_9117

Ra’iisul wasaare Cabdiweli oo ka qeyb galaya xaflad lagu qabanayo Birmingham “SAWIRRO”

Ra’iisul wasaaraha dalka iyo wefdi uu hogaaminayo oo ...
7

Bannaanbax lagu taageerayay howlgalka badweynta Hindiya oo ka dhacay Muqdisho “SAWIRRO”

Bannaanbax lagu taageerayay guulaha ay ciidanka dowladda Federaalka ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WARKA-DUHUR-16.09.2014.mp3"][/audio]
Cawad

Mahad Cabdalla: “Kalfadhiga Shanaad ee baarlamaanka waxa uu furmayaa 20-ka bishan” VIDEO

Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee barlamanka mudane Mahad Cabdalla ...
Sawir Hore

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si rasmi ah u furay shirweynaha dib-u-heshiisiinta Jubbooyinka

[caption id="attachment_204705" align="aligncenter" width="660"] Sawir Hore[/caption] Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
DSCN3344

Wasiirka haweenka oo sheegtay inay soo saarayaan sharciga ka hortaga xadgudubka jinsiga “VIDEO”

Wasiirka haweenka iyo xuquuqda Aadanaha ee Xukumadda Soomaaliya ...
astaanta_qaranka11 ok

Shaqaalaha rayidka ee dowladda oo ka qeyb qaadanaya gurmad u fidinta dadka abaaruhu saameysay

Kulankaan oo ay isugu yimaadeen Agaasimeyaasha Guud ee ...
Xasan

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Gaaray Magaalada Kismaayo

Madaxweynaha J.F Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ...
goodax

Wasiirka arrimaha gudaha oo Kismaayo gaaray

Sawir Hore Wasiirka arrimaha gudaa iyo Federaalka mudane Cabdullaahi ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Subaxnimo

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WAR-SUBAX-16-9-2014.mp3"][/audio]
PM

Ra’iisul wasaaaraha oo gaaray London

Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka mudane Cabdiwali Sheekh Axmed ...
jowhar

Kulan wada-tashi ah oo ka dhacay Jowhar

Qeybaha kala duwan ee bulshada iyo maamulka gobolka ...
Jajalaqsi

Maamulka degmada Jalalaqsi oo la kumay qeybaha bulshada

Maamulka degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa kulan ...
Sawir Hore

Madaxweynaha oo ku sii jeeda Kismaayo

[caption id="attachment_204705" align="aligncenter" width="660"] Sawir Hore[/caption] Madaxweyne Xasan Sheekh ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso barnaamijka bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
mi1

Gobollada iyo magaalooyinka Dalka oo yeelanaya cinwaan (POSTAL CODE)

Wasiirka Boostada Iyo Isgaarsiinta Mudane Maxamed Ibraahim ayaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WAR-HABEEN-15.09.2014.mp3"][/audio]
IMG_9962

Daawo Sawirrada:- Kulankii Madaxweynaha Dalka Uu La Qaatay Madaxda Warbaahinta Soomaaliyeed

Akhristayaal waxaan halkaan idiin ku soo gudbineynaa sawirada ...
DSC01882

Wasiirka Qorsheynta Dalka Iyo Isku Duwaha Q.M Philippe Lazzarini Oo Arrimo Kale Duwan Ka Wada Hadlay “Sawirro”

Wasiirka wasaaradda  qorshaynta iyo iskaashiga caalamiga Xukuumadda Soomaaliya  ...
IMG_0175

Madaxweyne Xasan Oo Kormeeray Isbitaal Digfeer “Sawirro”

Madaxweynaha oo ay wehliyaan wasiirada arrimaha gudaha iyo ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WARKA-DUHUR-15.9.2014.mp3"][/audio]
Kulanka Baarlamaanka Maanta (40)

Kulan Looga Hadlayay Furitaanka Kalfadhiga Shanaad Oo Muqdisho Ka Dhacay “DAAWO VIDEO”

Kulankaan maanta ka dhacay xarunta golaha shacabka oo ...

Tubta Toosan

Sheekh Nuur Baaruud

Sheekh Nuur Baaruud: Xamaasad iyo Jaahilnimo diineed ayay ku sifoobeen Al-Shabaab

Guddoomiye ku-xigeenka Hay'adda Culimada Soomaaliyeed ahna afhayeenka hay'adda ...
Godane-150x150

Maxaa lagu xasuusan doonaa Axmed Godane ? Dhageyso

Toddobaadkii hore waxaa duqeyn diyaaradeed oo Mareykanku fuliyeen ...
Godane

Taariikhda Godane, Dhageyso oo akhriso

Shalay oo Jimco ahayd ayaa si rasmi ah ...