Wednesday, May 22nd, 2013

Madaxwaynaha oo Fariin u diray Soomaalida ku nool Dibadda gaar ahaan kuwa UK. Video

Published on February 2, 2013 by   ·   21 Comments  ·   6,260 views

Madaxwaynaha oo kala hadlayay barta Enternetka ah, Soomaalida meel walba oo ay joogto si gaar ahna ugu wajahay Hadalkiisa Soomaalida Ku nool Dalka Engriis-ka ayaa u sheegay in Wadankii Soomaaliya uu isbadal balaaran ka jiro, isbadalkaasna uu u baahanyahay.

Madaxwaynaha ayaa Ugu baaqay Soomaalida UK joogta in aysan Sugin in Dhulkooda loo xasiliyo hasayeeshee ay ka qayb Qaataan Dib u dajinta Wadankooda.

Waxa uu Madaxwaynaha ugu baaqay dhamaan Soomaalida Yurubta iyo Maraykanka, Afrikada Iyo Aasiyaba  Joogto in Ganacsiga ay wadamadaas ku haystaan looga baahan yahay Wadankoodii hooyo

Ugu dambeentiina waxa uu ugu baaqay Madaxwaynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud in Soomaalida Dibada Joogta ay Dalka Dib ugu Soolaabtaan.

Hadaba Fariinta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Hoos Ka Daawo.

 

Readers Comments (21)

  1. Ahmed says:

    masha allah madaxweynahay somaliya ilaahay ha u rumeeyo riyadiisa ku aadan horumarka ,dib u dhiska dalka iyo midnimada shacabka somaliyeed. somali meel walba ay joogto waxan ugu baaqayaa in la taageero madaxweynaha iyo dowlada uu hogaamiyo. mida kale waxaa loo baahanyahay in dadaalka dowlada ay wado in lala wado sababto ah far kaligeed fool ma dhaqdo wanaag kuma jiro in dowlad wax walba laguu eegto ,garbo qabad bay u baahantahay , waxayna oga baahanatahay qof walba oo somali ah , WANAAGA WAXUU KU JIRAA IN LA IS TAAGEERO

  2. wiil hiiraan says:

    isku duubnibaa dadka yagoow duli kagabaxdaan isku duubnibaa qaran lagu hantaa ogaada midigtuba maciin malahan hadii ay bidixdu maqantahay waa labo mataanaa waxii dhacay shalay xumaan iyo samaanba waa taariikh maanta aan ku dadaalno hadafka hurumarinta wadanka iyo walaalaynta dadkeena lana tartano umadaha aduunka anagoo kafaa idaysanayna ilaha dhaqaale ee dalkeena iyo tayada dadkeena mahadsanidiin

  3. abdirahman dhagajun says:

    somaaliyee midnimo midnimo midnimo

  4. cadaani says:

    jaale madaxweyne ku maqalay maxmalaljid ayaan u qadanaynaa guubaaabadaada qiimiga badan niyadana waxaan gashanaynaa inaan deg deg kusoo noqono insha alaah

  5. Absame says:

    samcan wadaacaan yaa amir

  6. Halolato says:

    Balan waa inaan soo noqono Keep up the good work Mudane Madaxwayne

  7. nazir says:

    asc. dhamaan shacabka soomaliya. please shacaboow waa fursadii ugu wanaagsaneed ee na soo marto muddo 23 sano ah ka dib, dowladaan hala garab istaago, ha lala shaqeeyo waa chance fcn.
    mudane madaxweyne dadaalka sii wad waa ku garab taaganahay dhamaanteen.

  8. ismacil data says:

    Manshlh madaxwene waan aqbal nayay

  9. sareeye says:

    Ilaahay hakula garabqabto somalida way daashay kii ay daalka kaga bixi lahaydna waa adiga ilaahay hakaa abaal mariyo waxyaabaha aad somalida u qabatay muwaadin dhab ah jir oo jooga mudane

  10. ahmed says:

    ASC samcan wadaacan yaa amiiriir soomaal in sha alaah madaxweyne waan sooguuraynaa 23 sano enaf qurbe danbe in taas iigu filan qibaad aduunyo soomaley aqbala hadalka madaxweynaha waa run yaa dhisaaya wadanka anaga insha alaah

  11. ali says:

    scwrwb salaan ka dib mudane mdaxwayne aad iyo aad aan ugu faraxsan nahay dhiiri galinta aad noo soo jeedisay waa runtaa lama huraanka waa cawska jiilaal waxaan jeclaa lahaa inaad ka dhawaajiso haday jirto wax canshuur dhaaf ah qofkii la imaanayo warshaddaha yar yar oo dadka dhalinyarada shaqooyin ka heli doo naan si shaqooyin loo abuuro shaqsigaas keenayo qalabkaasi in canshuurta laga qafiifiyo maadaamo dadka ay shaqooyin u abuurayaan waa mahadsantahay mudane madax wayne waamahadsantihiin raadio mogadisho kuligiin ba

  12. xasan action says:

    masha’alaah mudane madaxweyne balanteene waa soo labasho .

  13. Ina hasan says:

    Mudane madaxweyne mhadsanid dadaalkaaga ku wajahan dalkii hooyo in aanu dib u horumarnino qurba joogta hadaa nahay insh allaah waan noqan doonaa goor dhaw allaha idinla jiro adiga iyo xukuumadaadaba somaliyeey waad maqleeysaane dalkiina dib u dhisa xataa guri qurxoon oo aad ka dhisataa waxay ka mid tahay bilicda wadanka thanks

  14. halima says:

    Viva somalia hanolato ha,isracdo cadowgodana hoos umada somaliyeed waxa urajenaya, midnimo cadalad iyo sinan iyo horumar insha allaah

  15. a hasan says:

    WAA WAR CAD SOMALIYA SOMALI BA LEH

  16. majad says:

    Mahasaniid madaxweyn

  17. Cqdr mcln mhmd says:

    Masha.alahu mudane waa run sidaas lkn waxaa lagaaga bahanyahy wadanka xaga ganacsiga in wax laga babelo baaq kile umabaaha dadka qorba jogta ah

  18. yaska says:

    masha alllh muudane madax weyne wabalan in an soolabano insha allh somiliyey israca ooo midoooba. Somaliya midnimo insha allh

  19. waa dhiiiri galin fiican oo ku haboon waqtigaan waadna ku mahadsan tahay gacma furan ayaana ku soo dhawaynayaa mudane madaxweyne waana soo noqonayaa aniga ,

  20. wadani says:

    insh.allah waan laawaneenaa ..anagana garabkaaga nahay mudane madaxweyne




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

RW Saacid Studiyaha RM

R/waasaare Saacid oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay ergayga Midowga Africa u qaabilsan Soomaaliya

R/waaaraha Soomaaliya ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ergayga ...
Fiqi

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Oo la kulmay madaxweynaha dalka Sudan.

Wasiirka gaashandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/xakiin Xaaji ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka Subax ee Radiomuqdisho

War Subax Arbaco 22-05-2013
Qadar 10

Shirka Isku-imaatinka 13-aad ee Doha oo maanta la filayo in lagu soo gabagabeeyo magaalada Doxa ee dalka Qadar.

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
r

Maamulka Galmudug oo ganaax lacageed dul dhigay Gawaari ay ku rarneyd Dhuxul laga jaray deegaanada maamulkaasi.

Wasiirka beeraha iyo xaanaanada xoolaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ...
DSC01526

“Daawo Sawirrada”Gudoomiyaha gobolka Hiiraan kormeerkii uu ku tagey Deegaanada Ceelgaal iyo tuulooyin kale oo katirsan gobolkaasi.

Booqashadaan oo ay gudoomiyaha gobolka Hiiraan mudane Cabdi ...
nn

Baarlamanka Soomaaliya oo maanta bilaabaya dooda Mooshinka laga keenay xukuumadda.

Kulankan oo ay maanta yeelanayaan xubnaha golaha shacabka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
elman

Isku aadka tartanka CECAFA Kagame Club Cup oo lasoo saaray

Ururka kubada cagta bariga iyo bartamaha Afrika ee ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 21-May-2013
DSCN6980

Safaaradda Soomaaliya ee Koonfur Afrika iyo Wasaarado ka tirsan Dowladda Koonfur Afrika oo ka shiray Arimo Muhiim ah “SAWIRRO”

Kulan ay si wada jir ah ugu qeybteen ...
afhayeenka amisom

Ciidamada AMISOM oo sheegay iney guri guri u baaridoonaan Muqdisho

Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Duhur

WAR DUHUR 21.05.2013
1

Baarlamanka oo maanta ansixiyay miisanadiyadda Sadexdii Bilood ee ugu dambeeyay sanadkii hore

Baarlamanka oo maanta anxisiyay Miisaaniyada  Sadexdii bilood ee ...
odayaasha-hawiye

Odayaasha dhaqanka ee soo xulay Baarlamanka oo ku baaqay in laga naqdo mowshinka laga keenay xukuumadda

Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...
IMG_0165 2

Wasiir ku xigeenka warfaafinta oo abaalmarinno guddoonsiiyay wariye iyo Cameromanno ka tirsan SNTV”Sawirro”

Wasiirka ku xigeenka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta Gaadiidka Xukuumadda ...
DSC00586

DAAWO SAWIRRADA:- Dibadbax lagu tageerayo waxqabadka ay xukuumaddu muujisay oo maanta ka dhacay Muqdisho.

Dibadbax lagu tageerayay dowladda Soomaaliya loogana soo horjeeday ...
IMG_3133

DAAWO SAWIRRADA:- dib u dhis xoog leh oo laga dareemayo Gaalkacyo

akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineyna ...
TubtaToosan1

Shirkii London iyo diidmada Al-Shabaab-DHAGEYSO

Shirka waxaa wada jir u guddoominayay madaxweynaha Soomaaliya ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka Subaxnimo ee radio Muqdisho

WARKA SUBAX 21.5.2013
baladweyne1

Maamulka G/hiiraan oo amar ka soo saaray dadka wata hubka iyo dharka shacabka

Maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ...
images

ciidamada dowladda oo howlgal ka wado qeybo ka mid ah dagmooyinka G/banaadir

Ciidamada dowaladda Soomaaliya ayaa xalay iyo saaka howlgalo ...
BOQASHADA  MAAMULKA GOBOLKA HIIRAAN (1)

Odayaasha dhaqanka gobolka Gedo oo ka soo horjeestay maamulka looga dhawaaqay Kismaayo

Odaayasha Dhaqanka ee ku sugan magaalada Garbahaarey ee ...
shabaab baad

Maleeshiyaadka kooxda shabaab oo sii kordhayo qilaafkooda

Tan iyo markii ay soo shaacbaxday in qilaaf ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
guryaha

Barakacayaal duleedka Bosaaso looga dhisay guryo

qaar ka mid ah barakacayaasha ku dhaqan duleedka ...
DSC00436

DAAWO SAWIRRADA:- Kulankii mudaneyaal ka tirsan Baarlamanka ay Muqdisho ku yesheen

akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkaga soo gudbineyna ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 20.05.2013
DSC00489

Kulan looga soo horjeedo mushinkii laga keenay xukuumadda oo ay Muqdisho ku yesheen mudaneyaal ka tirsan Baarlamanka

Kulan lagu tageerayay horumarka dowladda isla markaana looga ...
hiraan

Maamulka Gobolka Hiiraan oo kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka “sawirro”

kulankan ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhamaan ...
Galmudug-wwww

Maamulka Galmudug oo ku baaqay in la taageero horumarka iyo guulaha ay gaartay dowlada Federaalka

Maamulka Galmudug ayaa sheegay iney muhiim tahay in ...
astaanta-warka1

Dhageyso Warka Duhur

WAR DUHUR 20.05.2013
dowlada hoose 1

Maamulka G/Banaadir oo hey’adaha kala hadlay mashaariicda ay ka wadaan Muqdisho

Maamulka gobolka Banaadir ayaa kala hadlay hay’adaha maashaariicda ...
nn

Baarlamanka oo maanta ansixiyay talo soo jeedintii gudiga Maaliyadda ee Baarlamanka”Sawirro”

Fadhigii Baarlamanka ee maanta oo lagu ansixiyay talo ...

Tubta Toosan

TubtaToosan1

Diinta Islaamku maxay ka qabtaa Dhagarta?-DHAGEYSO

Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
TubtaToosan1

Macluushii ka dhacday dalka iyo kaalinta Al-Shabaab-DHAGEYSO

Dabayaaqadii 2010 ilaa  bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Fatwo

Horjoogayaasha Shabaab oo Godane Cambaareeyay!

Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...

*