Friday, October 24th, 2014

Madaxwaynaha J.F Soomaaliya oo kulamo Kula qaatay Saraakiil Magaalada London. Sawirro

Published on February 2, 2013 by   ·   10 Comments  ·   6,837 views

Muqdisho, Soomaaliya,01 Febraayo, 2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi heersare ah  oo howl shaqo u jooga London ayaa maanta kulamo la qaatay saraakill sar sare oo ka tirsan dowladda Ingriiska.

Kulamadaan ayaa waxaa Madaxweynaha kala qeyb-galay R/Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arimahha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga Marwo Fawziyo Yusuf Adam,Wasiirul Dowlaha Madaxtooyadda Mudane Faarax Sh. Cabdul-Qaadir, la taliyayaasha Madaxweynaha, iyo saraakiil ka tirsan Villa Soomaaliya.

Wafdiga ayaa waxaa saakay qaabilay saraakiisha ugu sareyso xagga amniga ee dowladda Ingiriiska. Waxaana halkaas looga hadlay qaabkii Soomaaliya dib loogu soo celin lahaa nabadda.Amniga ayaa wuxuu kow ka yahay Lixda Tiir Sayaasadeed ee  dowladda Soomaaliya.

Sidoo kale Madaxweynaha ayaa wuxuu la kulmay hey’adda u qaabilsan dowladda Ingiriiska, dhanka  horumarinta.Goobtaas wuxuu Madaxweynaha ka sharaxay qaabka ay dowladda Federaaalka Soomaaliya ku dooneyso in ay u geeyso geeyso adeega bulshada goboladda dalka oo dhan.

Ugu danbeyntii ayuu Madaxweynaha ku tukadey Masaajidka Islamic Cultural Center. Halkaasna uga mahad celiyay maamulka Masjidka, adeega ay u hayaan Muslimiinta ku nool dalka Ingiriiska.

DSC_0048

DSC_0017

DSC_0064

DSC_0026

DSC_0119

DSC_0123

Readers Comments (10)

  1. Iishoow Muunin says:

    Waa Horumar weyn oo ay ku talaabsatay Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya in si heerkaan oo kale ah loo qaabilo waana guul soomaali usoo hoyatay waxaan leeyahay kuwa kaxun in ay Soomaaliya horumar gaarto Madaxweynahana sidaan loosoo dhaweeyo waa kuwa buka ee ILAAHEY caafimaad ha siiyo Ishii buktaay ku bikaacso ka naxoow nafta waaa.Guul Soomali Weyn .

  2. somali says:

    mashalah sharftan daya somaliyeey daya dowlad nimada daya calamka had waxuu usu jees tay
    dib udhiska somaliya aan ka fa ideeysano

  3. axmed says:

    maasgaa allaah beuatiful travel

  4. kaahin says:

    Calankii aan jeclaa ayaa ayaa ka dhex
    Muuqda qolka lagu shiraayo.
    Ilaahow noo sii wanaaji.

  5. Masha allah.mar hadan.marawawki kabaxnay.horamar tig saneyno.ow dadkeni dib udhacay lawadankisane sow kabsanayanow.sharaftan lahan jirnay.yan goconayayow.dadkan rawin nolol wadagena.iyo midnimada qaranow milicsikis muqdo.mudnatiyo shaf waxa leh mudaneyna xasan sheq.mugtiki kasaray gayikena owdhan.dhulka kulawaregow kii diintan dib udhiskena.

  6. ahmed says:

    ishoowmuunin waa runtaa intaas aatiri ayaa kufinal dadka jiran oo diidan soomaalinimada waana kualaamay sxb Iishoow Muunin says:
    February 2, 2013 at 1:14 am
    Waa Horumar weyn oo ay ku talaabsatay Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya in si heerkaan oo kale ah loo qaabilo waana guul soomaali usoo hoyatay waxaan leeyahay kuwa kaxun in ay Soomaaliya horumar gaarto Madaxweynahana sidaan loosoo dhaweeyo waa kuwa buka ee ILAAHEY caafimaad ha siiyo Ishii buktaay ku bikaacso ka naxoow nafta waaa.Guul Soomali Weyn .

  7. Alicade says:

    Mhad Rabi ayay u sugnaatay albaabadii naga xirnaa daaha nooga qaaday,waxaana hada dhhaynaa maxaan dowladnimeey ku tabay.Guul Qaranka soomaali,Rabi hanoo saa’idiyo Horumarkaan.

  8. cabdiraxmaan says:

    Waan ku faraxsanahay soodhawenta ey inoo sameyeen biritin

  9. Ganboole says:

    Alahu Akbar, congratulation madaxweenihii umadeenoow iyo wasiiradiisa iyo xilibanadaba.
    after all waxaa sharaf inoo ah in wadenkeena uu soo wanagsananayo alhamdulilah iyo calankeenii quraxda badnaa uu meel kasto ka babanayo.

    welcome to UK and to every where my President ilaah haku xafido adiga iyo inta wadanka garabtaagan amiin aamiin.

    Big Thanks to Radio Mugadisho.




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

astaanta-warka

Dhageyso Warka Habeennimo

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-HABEEN-24.10.2014.mp3"][/audio]
10557324_1511228629115891_5934649784209096446_n

“Muungaab” oo tababar u furay howlwadeennada mashruuca tirakoobka iyo deriseeynta G/Banaadir+Sawirro

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahana Duqa magaalada Muqdisho mudane ...
IMG_08431

Qaar kamid Ah Ardayda Soomaaliyeed ee Wax ka Barta Jaamacada Mount Kenya Ee Nairobi Oo Cabashooyin u soo Gudbiyey Danjire Cali Ameriko“SAWIRRO”

Qaar kamida ardayda soomaaliyeed ee waxka barata jaamacada ...
MENG9832

Agaasiamaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta oo Maanta Booqday Xarunta Wakaalada Wararka ee Shiinaha ee Xinhua ee Nairobi “SAWIRRO”

Agaasimaha guud ee wasaarada warfaafinta iyo hanuuninta dadweynaha ...
astaanta-warka16

Dhegeyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

  [audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-DUHUR-24.10.2014-sax.mp3"][/audio]
EBOLA

Siminaar Ebola ku saabsan oo Muqdisho lagu qabtay. (DAAWO VIDEO)

Siminaarkaani oo bulshada looga wacyi gelinaayay y sida ...
DSCN1393

Dhallinyaro tababar Sports loogu furey Muqdisho”sawiro”

Akademiyadda kooxda Banaadir  Sports Club ayaa tababar ciyaarta  ...
20141023_122822

“Daawo Sawirrada”Qeybta Labaad booqashada madaxweynaha ee gobollada Galguduud iyo Hiiraan

             
download

Tababar loo soo xiray askar ka tirsan ciidanka ilaalinta deegaanka Xamar.(DAAWO VIDEO)

Tababar loo soo xiray askar ka tirsan ciidanka ...
DSC07790

Barnaamijka kulanka todobaadka oo looga hadlay mashruuca deriseynta (Dhageyso+Sawirro + DAAWO)

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho ...
IMG_0385

Shaqaale ka tirsan SNTV UK oo tababar wariyenimo ka qeybgalay+Sawirro

Qaar ka mid ah shaqaalaha taleefishanka qaranka laantiisa ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-SUBAX-24-10-2014.mp3"][/audio]
10347248_1473634609548763_3356529823124609855_n

Wasiir Beyle “waxaad arkeysaa dalal badan oo daneeynaya iney wadankan maalgashadaan” (DAWO VIDEO)

Wasiirka arrimaha dibadda iyo maalgashiga ee xukuumada federaalka ...
20141023_111411

“Sawirro + VIDEO”Madaxweynaha oo booqasho taariikhi ah ku tagey Ceelbuur iyo Beledweyne

Madaxweynaha oo ay wehliyaan wasiirka warfaafinta Mustaf Sheekh ...
calanka qaramada midoobay1

FARRIIN KU AADAN MUNAASABADDA MAALINTA QARAMADA MIDOOBAY  24 Oktoobar 2014

Qaramada Midoobay ayaa loogu baahanyahay si ka badan ...
vlcsnap-2014-10-23-14h07m34s90

Ciidamada Amaanka Galmudug oo gacanta ku soo bandhigay  walxo qaraxyada loo adeegsado

Saraakiisha ciidamada Booliiska iyo Nabad Sugida Galmudug Maamulka ...

Ganacsatada Jubbooyinka oo beeniyay eedeynta ay u soo jeedisay Monitoring Group

Iyadoo dhowaan kooxda la socodka xayiraada hubka ee ...
Waajid

Wefdi Xildhibaano ah oo maanta gaaray degmada Waajid ee gobolka Bakool

Wefdigan oo ay kamid ahaayeen Xildhibaano ka tirsan ...
astaanta-warka16

Dhegeyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

  [audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/war-duhur-23-10-2014-ok.mp3"][/audio]
Madaxweynaha Baraawe

Wefdiga Madaxweynaha oo gaaray Beledweyne kulamana la qaadanaya maamulka gobolka

Wefidga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa waxaa kamid ah ...
IMG_3585

Culimo codsatay in la dhameystiro dhismaha Masjidka Jaamacal Ibi ee Degmada Shibis “SAWIRRO”

Masaajidka Jaamacal Ibi ee ku yaala xafaada Bilaajo ...
madaxweyne xasan sheekh

Madaxweyne J. F. S. oo booqasho ku tegay degmada Ceelbuur ee G/Gaduud

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
gen_ismaaciil_naaji

Danjiraha Soomaaliya ee Yemen oo UNHCR kala hadlay dib u celinta qaxootiga

kulan looga hadlayay xaaladda qaxtiga Soomaaliyeed ee ku ...
MAGAALADA-KISMAAYO-OK1

Kismaayo oo lagu soo bandhigay maleeshiyaad ka tirsan Shabaab

Saraakiisha ciidamada  maamulka KMG ah ee Jubba ayaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-SUBAX-23-10-2014.mp3"][/audio]
amniga

Guddiga Amniga Oo Shir Aan Caadi Aheyn Caawa Ku Yeeshay Muqdisho+Go’aanno. (DAAWO VIDEO)

Kulan Aan Caadi aheyn oo uu shir guddoominayay R.wasaare ...
wasirka boostada

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo khudbad ka jeediyay shirka Busan, South Korea

Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Mduane Maxamed Aadan ...
shabaabaaa-620x3301

Shabaab oo laba nin ka afduubtay tuulada Shadoor ee Degmada Ceeldheer

Maleeshiyaad ka tirsan Alshabaab ayaa lagu soo waramayaa ...
DSC07539

Wasaaradda Kalluumeysiga oo maanta soo gaba gabeysay aqoon is weydaarsi looga hadlaayay kheyraadka badda”sawiro”

Aqoon is weydaarsigan  oo lagu   baranayey  sida ugu ...
fatahaad beledweyn

Webiga Shabeele oo ku fatahay xaafaddo ka tirsan Beledweyne

Iyadoo lagu guda jiro xilliga Dayrta isla markaana ...
dalxa. uuseey

Xildhibaan Dalxa oo la kulmay Madaxda dalka Switzerland”Dhegeyso”

Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Arrimaha dibadda ee Barlamaanka ...
j

“Daawo “Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud oo fariin muhiim ah u diray bulshada Soomaaliyeed

Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa ...
10606257_768656859855134_4896910870940779898_n

JAAMACADDA SIMAD: Kudhawaad 30 arday oo qaatay shahaaddada Master-ka-SAWIRRO

Jaamacadda SIMAD ayaa maanta shahaaddada heerka labaad ee ...
astaanta-warka16

Dhegeyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

  [audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-DUHUR-22.10.2014-sax.mp3"][/audio]

Tubta Toosan

Qarac

Dilka Rayidka Diintu maxay ka qabtaa?

Maleeshiyada Alshabaab tan iyo markii la dilay hoggaamiyahoodii ...
Tadaruf

Xag-jirnimada maxaa laga dhaxlay? Dhageyso

Xag-jirnimada aad ayay uga digtay Shareecada Islaamku, waxa ...
Jihaad

Jihaadku ma dagaal oo kaliyaa? Dhageyso

Qur’aanka iyo Sunnaha waxaa ku soo arooray JIhaad, ...