Maamulka Degmada Guriceel oo hey’adaha samafalka ka dalbaday in ay gurmad la soo gaaran Isbitaalka degmadaasi
Published on January 3, 2013 by Mowliid · 1 Comment · 627 views
Maamulka dagmada Guriceel ee gobalka Galgaduud ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya in ay si dag dag ah Adeeg caafimaad u soo gaarsiiso Cisbitaalka Magaaladaasi.
Hey’ada MSF oo ka howgeli jirtay cisbitaalada gobolada dhexe oo dhawaan Hakisay howlaha cisbitalka guud ee magaalada Beledweyn, ayaa hadana Shaacisay in ay joojineyso howlihii ay ka heysay cisbitalka degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud dabayaaqada bishan.
Gudoomiyaha degmada Guriceel Cismaan Ciise ‘’Taardhuleed’’ oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa ka dalbaday hey’adaha samafalka in ay gurmad la soo gaaraan Cisbitalka degmadaasi, si aysan u istaagin adeegyada caafimaad ee cisbitaalku u Qabto bulshada.
Cisbitalka degmada Guriceeel ayaa waxaa uu ka mid yahay cisbtitaalada ugu Waaweyn gobolka Galgaduud, kaas oo adeegyo caafimaad u qabta dhaawacyada Iyo bukaanada kaladuwan ee soo gaara cisbitalkaasi.
Dibadbax lagu tageerayay dowladda Soomaaliya loogana soo horjeeday ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineyna ...
Shirka waxaa wada jir u guddoominayay madaxweynaha Soomaaliya ...
WARKA SUBAX 21.5.2013
Maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ...
Ciidamada dowaladda Soomaaliya ayaa xalay iyo saaka howlgalo ...
Odaayasha Dhaqanka ee ku sugan magaalada Garbahaarey ee ...
Tan iyo markii ay soo shaacbaxday in qilaaf ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
qaar ka mid ah barakacayaasha ku dhaqan duleedka ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkaga soo gudbineyna ...
WAR HABEEN 20.05.2013
Kulan lagu tageerayay horumarka dowladda isla markaana looga ...
kulankan ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhamaan ...
Maamulka Galmudug ayaa sheegay iney muhiim tahay in ...
WAR DUHUR 20.05.2013
Maamulka gobolka Banaadir ayaa kala hadlay hay’adaha maashaariicda ...
Fadhigii Baarlamanka ee maanta oo lagu ansixiyay talo ...
Kulan looga hadlayay xoojinta amaanka oo uu soo ...
Warka Subax 20-05-2013
Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
Dadka kunool deegaanka Beledulamiin ee gobolka Shabeelada Hoose ...
Xili magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ay ...
Kuxigeenka ra’isulwasaaraha ahna wasiirka arimaha dibada Soomaaliya Fowsio ...
Qaar kamid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee kunool dalka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Wafdigan uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
Maxkamada darajada kowaad ee Gobolka Bari ayaa xukuno ...
WAR HABEEN 19.05.2013
Shirweynihii 6-aad ee xiriirka kubadda gacanta ayaa maanta ...
Howlahan qaliinka lacag la’aanta ah ee dhaqaatiirta ajaanibta ...
Agaasimaha guud ee hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda ...
Halkan hoose ayaad ka daawan kartaan khudbadii qiimaha ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...
insha allaah waxaan ku hanwaynahay in ay ii suurta gasho Himilada igu jirto si aan wax uga badalo Magaaladda Guriceel . waa magaladii aan ku dhashay kuna soo bartay sida qalinka loo qabto, i will never 4 gt u Guriiiiiiiiiiiiiiii…………..