Maamulka G/Sh/Hoose oo ka warbixiyay Qarax Miino oo ay fashiliyeen ciidamada amaanka
Published on January 3, 2013 by Mowliid · No Comments · 734 views
Maamulka gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ka warbixiyay qarax gelinkii dambe ee shalay ka dhacay magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha Hoose.
Guddoomiye ku xigeenka dhinaca amaanka ee maamulka gobolka Shabeelaha Hoose Maxamed Cabdi ayaa Radio Muqdisho u sheegay in qaraxaasi oo ahaa Miinada Remuudka laga hago oo la dhigay xaafada Villa Rusiya ay ciidamadu fashiliyeen oo ay qarxiyeen.
Sidoo kale guddoomiyaha ayaa intaa ku daray in Miinadaasi aysan geysan wax Qasaare ah wuxuuna ku amaanay shacabka ku dhaqan xaafadaasi sida wanaagsan oo ay ula shaqeeyeen ciidamada qalabka sida.
Guddoomiyaha ayaa ugu baaqay dhalinyarada ay marin habaabiyeen Horjoogayaasha shabaab in ay isaga soo haraan mabda’a qaldan oo ay ka dhaadhiciyeen, isagoo ku booriyay in ay dib ula midoobaan qoysaskoodii ay ka irdhoobeen.
Talaabadan ay ciidamadu ku fashiliyeen dhagarta ay maleegayeen shacabka ku dhaqan magaalada Marka ayaa ku timid wada shaqeynta wanaagsan ee u dhaxeysa ciidamada iyo shacabka.
Muqdisho, 19 June 2013 – Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka ...
Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay Ban Ki Moon ...
WAR HABEEN 19.06.2013
Shirweynaha qaran ee dib u habeynta waxbarashada dalkeena ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Muqdisho, 19, June, 2013..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
Mogadishu, 19 June 2013 – Wakiilka gaarka ah ...
Wakiilka gaarka ah ee midowga afrika u qaabilsan ...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh ...
WAR DUHUR 19.06.2013
Ra’iisulwasaaraha xukuumadda soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumadda soomaaliya ...
Mashruuc ururka iskaashiga islaamka ee OIC uu ku ...
Ciidamada qalabka sida ee soomaaliya ayaa goor dhow ...
Ciidamada qalabka sida ayaa gudaha u galay xarunta ...
Wararka aan ka heleeno xarunra UNDP ay ku ...
Iyadoo uu socdo shirka looga hadlayo aayaha gobolada ...
Akhristayaasha Sharafta Leh waxan halkan idinkugu soo bandhigeynaa ...
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa deeq lacageed ...
WARKA SUBAX 19.6.2013
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Federaalka ...
Guddoomiye ku xigeenka guddiga Baarlamaanka u qaabilsan xiriirka ...
Shirka heerka Qaran ee looga hadlayo dib u ...
Munaasabad Shaahaadooyin Lagu Gudoon siinayay arday Dhameysatay Barashada ...
Saraakiil sar sare oo ka tirsan aqalka cad ...
Waxaan ku wargelineynaa Akhristayaasha sharafta leh ee Websiteka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan halkan idinkugu soo gudbineenaa ...
WAR HABEEN 18-06-2013
Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ...
Kulanka uu wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ...
Xaflad SI heer sare ah loosoo agaasimay oo ...
Hay’adda wada Hadalka Bulshada ee CCD ayaa xarunta ...
Kulankan oo ay ka soo qeyb galeen waxgarad,siyaasiyiin,aqoonyahano,haween ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Soomaaiya sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...