Saturday, October 25th, 2014

Maamulka Gobolka Banaadir Oo Soo Bandhigay Fursado Shaqo Oo Banaan

Published on February 23, 2012 by   ·   17 Comments  ·   10,627 views

Maamulka Gobolka Banaadir waxaa uu dadweynaha Soomaaliyeed ku wargelinayaa in uu hayo fursad shaqo uuna qaadanayo xirfadle shaqadiisa noqon doonto Information and Reporting Officer.

Araajida Tartamayaasha waxaa lagu soo hagaajin karaa cinwaanka ah danguud.banadir@gmail.com.

Halkan Hoose Ka Akhriso Shuruudaha Laga Rabo in uu Buuxiyo Qofka ka faa’ideysanaya Fursadan.

TERMS OF REFERENCE

 

Information and Reporting Officer

 

Duty Station:                                     Mogadishu,Somalia

Position Title:                                     Information and Reporting OfficerDan Guud Project

Classification:                                     Consultant for the Benadir Administration

Duration:                                             6-month, with possibility of extension

Salary:                                                   $800 USD per month

 

 

The overall objective of the Dan Guud Project is to promote stability inMogadishu through targeted interventions that foster good governance, safety and economic recovery.

 

General functions:

 

Under the overall guidance of the Mayor of Mogadishu, in direct collaboration with the Deputy Mayor, and under overall supervision of the Projecr Coordinator for Dan Guud and under direct the direct supervision of the Sr. Project advisor, the Information and Reporting Officer will be responsible for all communication, information and reporting aspects of the Dan Guud project activities.

 

Essential Functions:

 

  1. Supervise the content management and the creation of public information materials (such as brochures, posters and e-newsletters), media messages, and press briefings on Dan Guud project. In this function, the officer will provide guidance in all areas related to the Dan Guud communications Strategy. The information and reporting officer will coordinate production of printing documents, posters, reports, etc as well as mobilizing the production by third parties of the same for Dan Guud and will coordinate translation of these materials into the Somali language as necessary, and s/he will be the main content manager of all Dan Guud project communication
  2. Monitor and evaluate the effectiveness of the Dan Guud Project Communications and Outreach strategies, in close coordination with the sr. Project advisor and  program Coordinator and the Deputy mayor, In this capacity, the information and Reporting Officer will also supervise, monitor and evaluate the effectiveness of the media outreach and information dissemination of Dan Guud Project
  3. Create success stories of Dan Guud Project for the website and the media.
  4. Collate and analyze media coverage on Dan Guud project activities
  5. Organize Dan Guud project visibility events inMogadishuand generally inSomalia.
  6. Provide technical assistance through coordination of Dan Guud conferences, press briefings, and other activities.
  7. Respond to public information enquiries (telephone, written, email and in person) about Dan Guud project activities
  8. Establish and maintain media contacts (both local and regional) as well as develop a database of those contacts.
  9. Perform such other related duties as may be assigned from time to time.
  10. Support the preparation of weekly and monthly reports, monthly success stories, and all ad hoc reporting (such as program status and impact) requested by the Project Coordinator, mayor’s Office and or the donor

 

Desirable Qualifications (Education, experience and competencies):

 

  1. University Degree in Communications or Information Management; alternatively a combination of relevant education and professional experience.
  2. A minimum of three years of significant experience in media/communications, especially related to the field of international development or with an international organization.
  3. Familiarity with different communications approaches, tools and methodologies.
  4. Good understanding of public and media relations.
  5. Ability to plan and create communications that anticipate and are responsive to the needs of the project.
  6. Excellent oral and written communications skills.
  7. Strong computer skills; proven ability to use MS Office, PowerPoint, and experience in web site development and maintenance. Knowledge of video editing is an added advantage.
  8. Functional competencies required: effective communicator, successful negotiator, active learner, team player, and cross-cultural facilitator.
  9. Thorough knowledge of English and Somali language required

 

How to apply:

Interested candidates must send a CV/resume to danguud.benadir@gmail.com

 

Write “Program Coordinator” in the SUBJECT LINE.

 

ONLY SHORT-LISTED APPLICANTS WILL BE CONTACTED.

 

 

Closing date: February 29, 2012

 

Readers Comments (17)

  1. cabdirahmaan yare says:

    masha,laah sidan oo kale aya lo bahna quf kasta aqoontisa iyo waliba dacadnimadisa halagu doorto gobalkana insha,laah gobalada aduunka ugu sareeyo in ownoqdo ayan ilaah ka baryeyna amnigiisa cidamada sirdoonka iyo polis ka aya laga raba insha,laah difacana cidamada xooga dalka somali insha,laah

  2. وجود says:

    qof walbow iska ilaali in laga dhigo askari gaalada ugu kaalmeyo ladgaalanka towxidka walaali qofkasta ilaheybuu hotagayaa asagon turjuban laheyn tankale tarsan waa ningaaladu korsatay ee yusan idin galen‏ ‏‎ gaalnimada waana ‎ودو لو تكفرون} كماكفرو فتكونون سواء}‏

    • Daahiroow says:

      Kaalay shaqeeyso nin ku yiri walee waa kuu naxariistay, Laakin Al-shabaabu sheeydaan waxeey dadka ugu yeeraan halaag adduunyo iyo mid aaqiro, Mudane Tarsan Shabaab la’aantaa Shacabka ma shaaheene
      Sharci aan shaki laheen lama sheegeene
      Sharaf badananoow shuushkaa shafaa ullah

  3. Maxamad says:

    Waad ku mahadsantihin reer radio muqdisho

  4. mohameed says:

    masha,allah waa talaabo wax ku ool leh oo uu gobalku ku tilaabsaday ha idinka ahaato daacad in aad daka ku xulaneydaa inta uu cilmigooda iyo qibradooda la egtahay somaaliya ha noolaato islaamka ha noolaado

  5. ًًWaa Billow fiican oo loo baahan yahay in lagu daydo, Qof walbo waa inuu aqoontiisa layimaadaa waxa aad taqaano ayaad qaban doontaa,,,yaaney jirin wax layiraahdo ii qor
    ,,,,,Thanks RM.

  6. AbdulrahmaN y ARE says:

    walala
    wa wax aad loogu bahanayahay
    waahaday tahaya mid cadalada, ee waaxaa laga yaaba in qofkii already uu yahay promoted waa shaqaa muqdishpood anaa kaa aqaana

  7. Abdulkadir Buulle says:

    aad baan ugu faraxsanahey in aqoonyahana cusub ey ka faaideysan karaan shaqooyinkan ka soo baxey gobalka banaadir.

  8. munir says:

    yasaaaaalaaaaaaaaaaaaam waa wax lagu farxo in maantay m.muqdisho lagu soo bandhigo shaqo waana ku faraxsanahay hadii aan nahay dadka wax barta waxaanleeyahay radio muqdisho saan oo kale hadba noogu soo wargaliya fursadaha wadna mahasantihiin

  9. Manshalah waa calamadihi dawlad lagu yaqinay iyo dacadnimo shaqo tarsana wa mahadsanyahay ninwalboo waxbartana wuxu kushaqayndoonaa waxuu barto.thanks RM

  10. abdiwehab says:

    maasha alaah waa wax lagu farxo amaanka iyo nabadana alaha noo adkeeyo kuwa nabad diidkaana alaha jabsho waaba jabeen dhalinyaradana haka waan toowaan naftooda in eey haligaan hana ka sha qeeyaan nabada iyo xasiloonida wadanka

  11. shiiqa says:

    a.s.c kadib manta somaliya maalin eeyka fiicantahay majirto sabab tooah 21 sano saan ayaa waxaaka jiray bur bur iyo barakac aad ubadan iyo qabiil fulaan iyo anigaa kaatun ween maanta lkn waxeey iigala muuqataa in laga gudbay qabaailka iyo tafaraaruqa marka waxaa noolaka bahan yahay in aan wadan keena dib udhis kisa aanka qeb qadanaa somali waxeey ku mah mah daa biyo sacbahaaga ayaa looga dhargaa marka in aan aduunka waxkasugno looma baahno maanta ee wadan keena aan dhisano dhamaan qurba joogayaasha ayaa looga bahan yahay dib udhiska wadanka iinsha alaah amaanka waa amaano anaga ayaana ubaahan kala dan beenta sida caalamka ookale alaha noo saa idiyo iftiinka aan maanta heeysano aamiin

  12. walaal wan kufarax sanahay marxaladaha cusubee dalkugalay maanta waxaana ahay gabar somali ah ee kunool qurbah gaar ahaan iswidan wan soo dhoweynayaa shaqoyinka kacurday wadanka halkaa kasiiwadan banaadirey waan idinsoo booqan doonaa insha allha thankiss

  13. muwaadin says:

    mudane tarsan mahadsanid waxaa tahey nin dibada kunoo laa waxaa tahey waa yo arag yaqaana dhismo doolidnimo aniga WAXAN dhashey xiligii burburka ma aanan aqoonin dowladnimo balse markaan tagey wadama yurub waxaan ogaadey inaa dal leeyahey oo dalna waa dalkaaga cadowgana ilahey haniiga qabto amiin radio moqdisho shaqalahiisa waa mahadsan tihin asc

  14. deeqa lajecel says:

    masha allah waan uga mahad celineeynaa maamulka gobolka banaadir shaqa abuurista aay u abuureen dhalinta. waana wax loo baahan yahay dhalinyarada madaxda berito. thanks again

  15. nasra ladan says:

    waa iftiin iyo arag cusub,oo u wada ifay dhamaan umada somaliyeed meel walba aay joogan.in aay jirto maanta doolad utaagan hormarinta dhalinta iyo shaqa abuuris cusub. waxaanu leenahay maamulka gobolka banaadir haka daalina dhira galinta dhalinyarada, waayo waa mustaqbalka maanta iyo berito. thanks gobolka banaadir keep on.




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

IMG_7746

Madaxweyne Xasan oo waraaqaha safiirnimo ka guddoomay danjiraha Sudan ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Kulanka Baarlamaanka Maanta (38)

Xildhibaannada oo ansixiyay Hindise sharciyeedka kalluumeysiga dalka. (DAAWO VIDEO)

Mudaneyaasha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-DUHUR-25.10.2014.mp3"][/audio]
dagaal

Ciidamada oo la wareegay deegaanka Kudhaa iyo deegaanno kale

Ciidamada maamulka KMG ah ee Jubba iyo kuwa ...
Dibadbax-Muqdisho

Dibad bax nabadeed oo ka dhacay Beledweyne

Banaan bax lagaga soo horjeeday rabshado dhawaan ka ...
DSC07842

Qof ku dhintay gaari ku qarxay goob baabuurta la dhigto “SAWIRRO+VIDEO”

Hal qof ayaa dhintay midkale dhaawac ayaa ka ...
DSC00108

Cayaartooyda Degmooyinka C/waaq iyo Cadaado oo kulan adag dhexmaray “SAWIRRO”

Munaasabad lagu furayay goroonka kubadda cagta ee magaalada ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Subaxnimo

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-SUBAX-5-10-20141.mp3"][/audio]
beyle 2

Wasaaradda arrimaha dibadda oo sheegtay in maalgashi lagu sameyn doono waddanka

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiiragelinta Maalgashiga Soomaaliya ayaa ...
Mustaf-Dhuxulow

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay.(DAAWO VIDEO)

Mogadishu, 25 October 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane ...
baarlamaanka2_large

Baarlamaanka oo maanta shiraya

Xildhibaannada baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa saakay magaalada Muqdisho ...
wasirka boostada

Dawladda Soomaaliya oo ka qeyb gashay Codeynta shirka Isgaarsiinta Caalamka

Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Maxamed Aadan ...
golaha ammaanka

Golaha ammaanka oo oggolaaday in la baaro maraakiibta maraya biyaha Soomaaliya

Shan iyo tobanka dal oo ku jira golaha ...
war-deg-deg-ah1-150x15011421154

DEG-DEG: Isku-shaandhayn lagu sameeyay golaha wasiirada-DHAGEYSO+AKHRISO

Isku-shaandhayn ayaa lagu sameeyay golaha xukuumadda ayadoo dhowr ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Habeennimo

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-HABEEN-24.10.2014.mp3"][/audio]
10557324_1511228629115891_5934649784209096446_n

“Muungaab” oo tababar u furay howlwadeennada mashruuca tirakoobka iyo deriseeynta G/Banaadir+Sawirro

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahana Duqa magaalada Muqdisho mudane ...
IMG_08431

Qaar kamid Ah Ardayda Soomaaliyeed ee Wax ka Barta Jaamacada Mount Kenya Ee Nairobi Oo Cabashooyin u soo Gudbiyey Danjire Cali Ameriko“SAWIRRO”

Qaar kamida ardayda soomaaliyeed ee waxka barata jaamacada ...
MENG9832

Agaasiamaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta oo Maanta Booqday Xarunta Wakaalada Wararka ee Shiinaha ee Xinhua ee Nairobi “SAWIRRO”

Agaasimaha guud ee wasaarada warfaafinta iyo hanuuninta dadweynaha ...
astaanta-warka16

Dhegeyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

  [audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-DUHUR-24.10.2014-sax.mp3"][/audio]
EBOLA

Siminaar Ebola ku saabsan oo Muqdisho lagu qabtay. (DAAWO VIDEO)

Siminaarkaani oo bulshada looga wacyi gelinaayay y sida ...
DSCN1393

Dhallinyaro tababar Sports loogu furey Muqdisho”sawiro”

Akademiyadda kooxda Banaadir  Sports Club ayaa tababar ciyaarta  ...
20141023_122822

“Daawo Sawirrada”Qeybta Labaad booqashada madaxweynaha ee gobollada Galguduud iyo Hiiraan

             
download

Tababar loo soo xiray askar ka tirsan ciidanka ilaalinta deegaanka Xamar.(DAAWO VIDEO)

Tababar loo soo xiray askar ka tirsan ciidanka ...
DSC07790

Barnaamijka kulanka todobaadka oo looga hadlay mashruuca deriseynta (Dhageyso+Sawirro + DAAWO)

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho ...
IMG_0385

Shaqaale ka tirsan SNTV UK oo tababar wariyenimo ka qeybgalay+Sawirro

Qaar ka mid ah shaqaalaha taleefishanka qaranka laantiisa ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-SUBAX-24-10-2014.mp3"][/audio]
10347248_1473634609548763_3356529823124609855_n

Wasiir Beyle “waxaad arkeysaa dalal badan oo daneeynaya iney wadankan maalgashadaan” (DAWO VIDEO)

Wasiirka arrimaha dibadda iyo maalgashiga ee xukuumada federaalka ...
20141023_111411

“Sawirro + VIDEO”Madaxweynaha oo booqasho taariikhi ah ku tagey Ceelbuur iyo Beledweyne

Madaxweynaha oo ay wehliyaan wasiirka warfaafinta Mustaf Sheekh ...
calanka qaramada midoobay1

FARRIIN KU AADAN MUNAASABADDA MAALINTA QARAMADA MIDOOBAY  24 Oktoobar 2014

Qaramada Midoobay ayaa loogu baahanyahay si ka badan ...
vlcsnap-2014-10-23-14h07m34s90

Ciidamada Amaanka Galmudug oo gacanta ku soo bandhigay  walxo qaraxyada loo adeegsado

Saraakiisha ciidamada Booliiska iyo Nabad Sugida Galmudug Maamulka ...

Ganacsatada Jubbooyinka oo beeniyay eedeynta ay u soo jeedisay Monitoring Group

Iyadoo dhowaan kooxda la socodka xayiraada hubka ee ...
Waajid

Wefdi Xildhibaano ah oo maanta gaaray degmada Waajid ee gobolka Bakool

Wefdigan oo ay kamid ahaayeen Xildhibaano ka tirsan ...
astaanta-warka16

Dhegeyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

  [audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/war-duhur-23-10-2014-ok.mp3"][/audio]
Madaxweynaha Baraawe

Wefdiga Madaxweynaha oo gaaray Beledweyne kulamana la qaadanaya maamulka gobolka

Wefidga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa waxaa kamid ah ...

Tubta Toosan

Qarac

Dilka Rayidka Diintu maxay ka qabtaa?

Maleeshiyada Alshabaab tan iyo markii la dilay hoggaamiyahoodii ...
Tadaruf

Xag-jirnimada maxaa laga dhaxlay? Dhageyso

Xag-jirnimada aad ayay uga digtay Shareecada Islaamku, waxa ...
Jihaad

Jihaadku ma dagaal oo kaliyaa? Dhageyso

Qur’aanka iyo Sunnaha waxaa ku soo arooray JIhaad, ...