Maamulka Gobolka Banaadir Oo Sheegay In Dib Loo Dhigay Furitaanka Bacadlaha X/weyne
Published on October 16, 2012 by Canab · No Comments · 2,038 views
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in dib loo dhigay qeybinta qololka suuqa bacadlaha degmada X/weyne ilaa 25 bisha aynu kujirno.
Shir jaraa’id oo uu maanta warbaahinta u qabtay afhayeenka maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Yuusuf Cusmaan ayaa waxa uu ku sheegay in dib loo dhigay waqtigii lagu balansanaa in la dhigo munaasabada lagu kala qaadan lahaa baqtiyaa nasiibka lagu dagi lahaa suuqa weyn ee Bacadlaha dagmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir.
Afhayeenka ayaa tilmaamay in ay jirto cilad farsamo waxa uuna xusay in mudo isbuuc ah dib loo dhigay, isagoona shacabka ugu baaqay in 25 bishaan Hotelka Cit Plaz lagu qaban doono munaasabada lagu kala qaadan doono baqtiyaa nasiibka.
Maxamed Yuusuf Cusmaan ayaa ganacsatada bixisay lacagta ugu baaqay maalinta ay dhaceyso munaasabada baqtiyaa nasiibka in ay horay u soo qataan dukumiintiyadii ay ka qaateen xafiiska diwaan gelin.
Bacadlaha weyn ee dagmada X/weyne ayaa la dhisay sanadkii 1981 waxaana suuqaani uu yahay mid ay dowladii hore ee Soomaaliya ka saartay dadkii horay u daganaa mudadii uu burburka jiray.
Riwaayada oo magaceedu uu ahaa “qarsataye ma adin ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo shir ...
Muqdisho, 19 June 2013 – Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka ...
Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay Ban Ki Moon ...
WAR HABEEN 19.06.2013
Shirweynaha qaran ee dib u habeynta waxbarashada dalkeena ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Muqdisho, 19, June, 2013..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
Mogadishu, 19 June 2013 – Wakiilka gaarka ah ...
Wakiilka gaarka ah ee midowga afrika u qaabilsan ...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh ...
WAR DUHUR 19.06.2013
Ra’iisulwasaaraha xukuumadda soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumadda soomaaliya ...
Mashruuc ururka iskaashiga islaamka ee OIC uu ku ...
Ciidamada qalabka sida ee soomaaliya ayaa goor dhow ...
Ciidamada qalabka sida ayaa gudaha u galay xarunta ...
Wararka aan ka heleeno xarunra UNDP ay ku ...
Iyadoo uu socdo shirka looga hadlayo aayaha gobolada ...
Akhristayaasha Sharafta Leh waxan halkan idinkugu soo bandhigeynaa ...
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa deeq lacageed ...
WARKA SUBAX 19.6.2013
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Federaalka ...
Guddoomiye ku xigeenka guddiga Baarlamaanka u qaabilsan xiriirka ...
Shirka heerka Qaran ee looga hadlayo dib u ...
Munaasabad Shaahaadooyin Lagu Gudoon siinayay arday Dhameysatay Barashada ...
Saraakiil sar sare oo ka tirsan aqalka cad ...
Waxaan ku wargelineynaa Akhristayaasha sharafta leh ee Websiteka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan halkan idinkugu soo gudbineenaa ...
WAR HABEEN 18-06-2013
Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ...
Kulanka uu wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Soomaaiya sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...