Maamulka Gobolka Banaadir oo dayactiraya Waddooyinka Muqdisho
Published on April 30, 2011 by admin · 7 Comments · 2,098 views
Maamulka gobolka Banaadir ayaa dayactir iyo nadiifin ku bilaabay mid ka mid ah waddooyinka ugu mashquulka badan magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur “Tarsan” oo maanta saxaafadda la hadlay ayaas sheegay in maamulku uu dayactir ku bilaabay waddada Buundooyinka oo isku xirta Maxarweyne iyo Ansalooti, halkaas oo uu sheegay in bacaad badan uu fariistay.
“Waddadaas waa taqaanaan waxaa buuxiyay bacaad badan, xilliga roobka waxaa dega dhiiqo, aad ugu urta dadka, waxaa laga bilaabay nadaafad, labada dhinac ayaana laga wadaa shaqada” ayuu sheegay Guddoomiyuhu.
Sidoo kale Maxamuud Axmed Nuur “Tarsan” ayaa dadka deggan dhismooyinka waddada saaran ugu baaqay in ay caddeeyaan Derbiyada guryahooda isla markaana ay ka furan goobo ganacsi, ayadoo maamulku uu ku saacidi doono in ayy siiyo Koronto si loo soo celiyo bilicda magaalada.
Waddooyin badan oo ka mid ah magaalada Muqdisho ayaa ku burburay dagaallada dalka ka dhacay, ayadoo waddooyinka qaar ay Qashin dartii u xiran yihiin muddo ku dhow 20 sanadood.
Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhawaan ...
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...
Waxqabad ayaa socda waxaa iga farxiyay nadiifta dhismayaashii muqdisho. Mashaakil male dib waa u dhisi doonaa laakiin nadiifta ayaa wax walba soo jiidanaysa.
Amaan ayaan u hayaa dhamaan dadka hawshooda gudanaya ee faragelin hawl kale sharcigana u hogaansan.
Hanoolaado gudoomiyaha gobolka banaadir tarsan
Mudane tarsan waa nin daacad ah waa nin jecel
In karaamadii sharaftii iyo dadnimadii iyo kaladanbayntii soolaabato waxaan rajaynayaa in
Dadku lashaqeyaan gobolka banaadir iyo dawladoda kana faaidaysano iftiinka iyo fursada
Wabilaahi tawfiiq.
waa wax lagufarxoh wado lanadiifinaayoh ay dowlado waxay qabanaysaa wixii dowlada looga bartay laakiin shacabka mugdisho malasocdaan in ay kaqaybaqaadan karaan si ay u dardar galiyaan nadaafada ay dowlada bilowday sababtoo ah shacabku waa dowlada dowladuneh waa shacabka marka walaalayaal aan khabqaadano rajo soocelita muqdisho iyo dalkoodhan meel kasta oo aa joognoh
Asamaal Caleykum. Waa arin lagu farxo in caasimadii Soomaaliya ay ka socdaan howlo nadaafadeed. Gudoomiyaha gobolka Banaadir iyo inta la shaqeyso waa dad jecel in muraayadii dalka dib u soo ifto. Qofka ummada hogaanka u hayo hadii uu daacad yahay, Ilaahna waa ogaana ummadana wey ogaanee. Mida gudoomiya iyo maamulka gobolka Banaadir waxaan kula talin lahaa in arimaha dhulka la haysto ee Xamar-weyne si Alla ka cabsi ah wax uga qabtaan. Xamar-weyne waa taariikhda Xamar yaan lagu xad gudbin dadkeeda iyo deegaankeedaba.
Wa Bilaahi Towfiiq
Haa sida tarsan oo kale aya ladoonayaa ee ma ahan in xil maalin walba la isku qabsado waa ninka kaliya ee shaqadiisa ku eg kana soo dhalaalay hambalyo
waanku farxay bilicda XAMAR OO DIB UHABEYN KASOCDA TARZAN WAANKU TAAGEERSANAHAY GUUL AYAAN IDIN LEEYAHAY DOWLADA MAANTA JIRTO