Maamulka Gobolka Banaadir Oo Bilaabay Mashruuc Dib Ugu Dhis Loogu Sameynayo Taalooyinka Taariikhiga Ah
Published on December 7, 2012 by Jayte · 8 Comments · 4,743 views
Maamulka gobolka Banaadir ayaa bilaabay mashruuc dib u dhis loogu sameynayo Taalooyinka Taariikhiga ah ee Dalkeenna.
Mashruucaan dib u dhiska taalooyinka taariikhiga ah ayaa waxa uu ka bilowday degmooyinka Gobolka Banaadir ayadoo hadana magaalada Muqdisho uu ka soconayo dib u dhiska taalooyinkaasi oo lagu sameynayo taalooyin dhowr ah.
Taalooyinka dib u dhiska uu ka socdo waxaa ka mid ah daljirka Daahsoon iyo taaladii Dhagaxtuur ayadoo goobtaasi aad ku keyso inuu ka soconayo dib u dhis xoogan.
Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir Maxamed Yuusuf oo wareysi siiyey Radio Muqdisho ayaa sheegay in mashaariicdan dib u dhiska ah ay gacan ka siineyso maamulka gobolka Banaadir hay’adda hormarinta dalka Turkiga ee TIKA.
Dhinaca magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka soconaya dib u dhis lagu sameynayo wadooyinkii bur bursanaa ayadoo dib u dhiska wadooyinkana ay iska kaashanayaan maamulka gobolka Banaadir iyo hay’adda TIKA.
Dib u dhiskan xoogan ee ka soconaya magaalada Muqdisho ayaa qeyb ka ah dib u dhis guud oo xiligan Caasimadda ka socda waxaana dib u dhiskan uu qeyb ka yahay qorshe dib loogu soo celinayo bilicda Caasimadda.
Saraakiil sar sare oo ka tirsan aqalka cad ...
Waxaan ku wargelineynaa Akhristayaasha sharafta leh ee Websiteka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan halkan idinkugu soo gudbineenaa ...
WAR HABEEN 18-06-2013
Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ...
Kulanka uu wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ...
Xaflad SI heer sare ah loosoo agaasimay oo ...
Hay’adda wada Hadalka Bulshada ee CCD ayaa xarunta ...
Kulankan oo ay ka soo qeyb galeen waxgarad,siyaasiyiin,aqoonyahano,haween ...
WAR DUHUR 18.06.2013
Ciidmada booliska Kenya ayaa magaalada Mombasa ku toogtay ...
Muqdisho, 18, June 20133…Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Waxaa 10:30 Barqonimo ee maanta magaalada Muqdisho ka ...
Waxaa goor dhow maanta magaalada Muqdisho ka furmay ...
WARKA SUBAX 18.6.2013
Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa boob u ...
Taliska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa muddo Bil ah ...
Shirka dib u habeeynta waxbarshada dalka oo socon ...
Garsooraha xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Xasan Wiish ...
Dadka soomaaliyeed ma yihiin dad la xukumi karo ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Madaxweynaha Cusub ee isbedel doonka ah ee Dalka ...
Dowlada Turkiga ayaa sheegtay in ay awood milatari ...
WAR HABEEN 17-06-2013
Ardayda jaamacadda Plasma ayaa maanta lagu talaalay xarunta ...
Iyadoo tartanka CECAFA Kagame Club cup lagu wado ...
Kulankan wadatashiga ahaa oo ay soo qaban qaabisay ...
Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Midowga Afrika ...
war duhur 17.06.2013
Wafdigan uu hogaaminayay madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi Xasan ...
Taliayah hogaanka socdaalka iyo jinsiyadaha ee dowlada Soomaaliya ...
Mas’uuliyiin ka titsan maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Soomaaiya sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...
waxaan mahad leh alle kadıb waxaan mahad ujeedınayaan maamulka gobalka banaadı ıyo walaalaha turkıga ah ooa ınsha allah
gacan hagar laaneed soomaalıya lagarab taagan marwalbo waxaan leeyahay sıı wada dhısmaha magaalada waxey noqa doontaa caasımada ugu qurxan afrıc
MAASHA ALLAH SAAS AYAA LA RABAA SOMALIA IYO TURKKI HA NOLAATO INSHA ALLAH DADALA SOMALIA DHIBKA DHAAFA NABADA WAA DAHAB OO QAAL LISKA MA HELI KARO:
Woow waa arin fiican, oona mudan in laga faaideysto walaalaha turkiga fursada ay ina siiyeen. Waana uga mahadnaqeynaa waxqabadka ee u qabteeb dalka iyo dadkeenaba, Turkey taariiq bal dahab leh ayuu ka galayaa soomaaliya.
Asc waxaan aad iyo aad ugu faraxsanaha in wadankeena hooyo bilicdii uulahaan jiray ey dib ugusoo laabato wllhi wax lagu farxo takale waxaan elaah kabaryeynaa in kala dambeen amni iyo denaan iyo isdhaxgal wanaagsan aan helno}. Bahda radio muqdisho waad mahadsantihiin sida hagar la aanta ah ee aad inoogusoo gudbsaan wararka iyo sawirada{thnx ayaan idin leenahay nabad waarta iyo guuuuuul guud ahaan soomaalia
Asc waa arin lagu farxo xamarow waa lagu xumeyay wana lagu xal marin waq tiyada so socda insha allaah turkiga waad ku mahad san tahay garabka ad no fidisay
maaasha allah allahu akbur allow adaaa mada iskaleh waqtigi aan sugeynay wala gaaray somalia ha is raacdo walalahena turki oo isku xilsaaaray in aay dhiiqada aan ku jirno ay inaga sarana aaadbat u mahatsan tihiin ayanu lee nahay adinkana malin anan manta eheyn ayan idin sacidi donaa baal dahab ehna waat inooga jirtaaan
maashaa allah Waxaa mahad iskaleh Allihii suurageliyay hormarka dhankasta kasocada oo uu kutalaabsaday wadnkeyna hooyo ee soomaaliya,Waxaa kaloo mahad iskaleh maamulka gobalka banaadir iyo walaalaheyna nooosoogurmaday ee turkiga runtii Waan soodhaweynayaa hormarkan Waxaan Alaah kabaryaya in uu kadhigo kii laguguuleeysto
aadbaan oogu faraxsanahay isbadalada muqdisho ka hergalay ilaahina waxaan ooga rajeeynaa in eey sii socota waxaa kaloo aad aan oogu mahad celinayaa dakii hormuudka ka ahaa guusha maanta reer muqdisho kufaanayaan oo madaxweeynaheenii hora oon jacleeyn sh shariif halyeeyga lama ilaabaanka ah maxmuud nuur tarsan waxaan kuwaanin lahaa soomaliya inaan dib loo celinin oo ragaas qaarkoofd kuwii baxay weey baxeene kuwii kala aan kusharfna sii wadidii shaqdii eey qabteen oon hankoodana lajabini waxaa macruufah daka hormaray daka waxtarka ah weey garab istaagaan halka ummada jahligana eey xadaan ooy halyeeyadood ciil kudhintaan