Maamulka G/Banaadir oo ka digay in la dhisto hareeraha wadooyinka
Published on January 14, 2013 by Mowliid · 4 Comments · 827 views
Maamulka gobolka Banaadir ayaa uga digay dadka dhismooyinka cusub ka Sameysanaya magaalada Muqdisho iney dhismooyinkooda ku soo durjiyaan wadooyinka.
Gudoomiyaha maamulka gobalka Banaadir ahna Duqa Muqdisho mudane Maxamuud Axmed Nuur ‘’Tarsan’’ ayaa uga digay dadka leh Hoteelada iyo Dukaamada in ay hareeraha laamiga surtaan tabeelayaasha waxa uuna tilmaamay gudoomiyaha in mamulka gobalku uu wax ka qaban doono Biraha la surayo hareeraha wadada, isago gudoomiyuhu ku celiceliyay in aan la ogolaaneyn wadada ka dhaxeysa dadka iyo gaadiidka in ciriiri la sii galiyo.
Dhinaca kale gudoomiye Tarsan ayaa uga digay dadka hareeraha jidadka ka dhistay dukaamada ama guryaha in ay joojiyaan, isagoo ugu baaqay in ay dumiyaan goobahaasi laga dhisay hareeraha wadooyinka waxa uuna Duqa Muqdisho ku celi celiyay in aanan marnaba la ogolaan doonin in la isticmaalo wadooyinka.
Hareeraha wadooyinka caasimada Soomaaliya ee Muqdisho iyo kuwa Gobalada dalka ayaa lahaan jiray muuqal qurux badan oo aad looga shaqeyn jiray waxaana haatan dowlada dhexe ee Soomaaliya ay wadaa dhismo, dayactir, dhireyn, iyo qurxin lagu sameynayo hareeraha jidadka waaweyn ee magaalada Muqdisho
Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku ...
Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane ...
WAR HABEEN 23 05 2013
Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ...
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
Taliyaha Hogaanka Socodaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Soomaaliya Cabdulahi ...
(Muqdisho, Majo 23, 2013). Shirkii golaha wasiirada Xukuumada ...
Munasabad lagu maamuusayay maalinta umulisay aduunka laguna soo ...
WAR DUHUR 23.05.2013
Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed Nuur ...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Dibad bax balaaran oo lagu taageerayay horumarada iyo ...
Maamulka dagmada Hobyo ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee ...
Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ...
WARKA SUBAX 23.5.2013
Iska hor imaad geystay qasaaro iskugu jira dhimasho ...
Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool dalalka South Africa ...
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hishiis Dhanka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
WAR HABEEN 22.05.2013
Wasiirka Gaashaandhiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane C/xakiin ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
(Muqdisho, 22, May, 2013) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Bandhig dhaqameed ay kasoo qeyb galeen in kabadan ...
Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugan qeybo ka mid ...
WAR DUHUR 22.05.2013
Deeq Raashin gargaar ah ayaa maanta loo qeybiyay ...
Bukaannada ku jira Isbitaalka Keysaney ee duleedka magaalada ...
Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kulmay iyadoo mudanaayal ka ...
Wasiirka gaashandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/xakiin Xaaji ...
War Subax Arbaco 22-05-2013
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Thank.s tarsan adon yada antaajogto nimco kunolow akhirana janatul firdowsa aaamin
waa salaman tahay mr. tarsan waxaad sii
kordhisaa dadaalkaaga, bilicda magaalada
iyo anshaxa suuban, waxaa ka xumahay koox yar oo dhaqan celis loo keenay dalka in ay dhalan rog sameyn rabaa adigana aad ka hor tagtay waad ku mahad san tahay/
waxaa ka loo loo baahan yahay dadka waawayn ee dal joogtada ah ee raga iyo dumar is ku ciyaarayo waa ceen soo jireen ah taas ahagala daayo,
naagaha heesaayo oo i lululaay, madaxda hortoo, horta madaxda maxaa loogu heesaa
gaaladaba looma heesee…????????
waasax wadooyinka ladhisanaayo waa mabnuuc midakale waxaasifiican agdigayaa doowlada nadaam cusub loo suubiyo waxaakale agadigikaraa doowladaciidamada qorayga nin doowladakamieheeynin qoray waakamabnuuc insha alh dooldtoos waahelnay ok midkale waakacodsahaa doowlada bistoolooyinka inlasharciyeeyo aausheegaa doowlada
maxaa looga dumin waayey dadkii dhistay maxkamadii degmada wardhiigley ee guurka iyo furiinka iyo barxadiiu dhaxeysey xananadda caruurta galabtiina lagu ciyaari jirey kubadda cagya