Maamulka G/Banaadir oo beeniyay in qof ka tirsan shaqaalaha Dowladda Hoose ee Muqdisho uu ahaa ninkii Miinada ay usoo dhiibeen Shabaab…WARSAXAAFADEED
Published on January 2, 2013 by Jayte · 6 Comments · 1,418 views
Kadib markii 31-December2012 ay soo shaacbaxday Qarax miino oo la damacsanaa in lagu qaarajiyo duqa Muqdisho ahna guddoomiyaha G/Banaadir ayaa waxaa warbaahinta ay isticmaashay in qofka miinadasasi loo soo dhiibay uu ka tirsanaa shaqaalaha dowladda hoose ee Muqdisho.
Hadaba markii aan baaris dheer sameynay kadib waxaa caddaatay in Tahaliil Claahi Nuurre uusan ka tirsaneyn shaqaalaha dowaldda hoose ee Muqdisho iyo G/Banaadir midna.
Laakiin uu ahaa darawal kamida darawalo la shaqeyn jiray agaasimaha guud ee dowladda hoose ee Muqdisho.
Sidaa daraadeed maamulka gobolka Banaadir wuxuu si cad usheegayaa in Tahaliil Claahi Nuurre oo ah qofka miinada loo soo dhiibay uusan katirsaneyn shaqaalaha dowladda hoose ee Muqdisho iyo Gobolka Banaadir.
Wabilaahi Towfiiq.
Md. Maxamed Yuusuf Cismaan
Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir
War Habeen 21-May-2013
Kulan ay si wada jir ah ugu qeybteen ...
Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ...
WAR DUHUR 21.05.2013
Baarlamanka oo maanta anxisiyay Miisaaniyada Sadexdii bilood ee ...
Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...
Wasiirka ku xigeenka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta Gaadiidka Xukuumadda ...
Dibadbax lagu tageerayay dowladda Soomaaliya loogana soo horjeeday ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineyna ...
Shirka waxaa wada jir u guddoominayay madaxweynaha Soomaaliya ...
WARKA SUBAX 21.5.2013
Maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ...
Ciidamada dowaladda Soomaaliya ayaa xalay iyo saaka howlgalo ...
Odaayasha Dhaqanka ee ku sugan magaalada Garbahaarey ee ...
Tan iyo markii ay soo shaacbaxday in qilaaf ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
qaar ka mid ah barakacayaasha ku dhaqan duleedka ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkaga soo gudbineyna ...
WAR HABEEN 20.05.2013
Kulan lagu tageerayay horumarka dowladda isla markaana looga ...
kulankan ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhamaan ...
Maamulka Galmudug ayaa sheegay iney muhiim tahay in ...
WAR DUHUR 20.05.2013
Maamulka gobolka Banaadir ayaa kala hadlay hay’adaha maashaariicda ...
Fadhigii Baarlamanka ee maanta oo lagu ansixiyay talo ...
Kulan looga hadlayay xoojinta amaanka oo uu soo ...
Warka Subax 20-05-2013
Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
Dadka kunool deegaanka Beledulamiin ee gobolka Shabeelada Hoose ...
Xili magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ay ...
Kuxigeenka ra’isulwasaaraha ahna wasiirka arimaha dibada Soomaaliya Fowsio ...
Qaar kamid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee kunool dalka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...
DOWLADA HOOSE XAMAR WAXAY YEELATAY AGAASIME GUUD,INAGU WAXAAN KU OGEYN AGAASIMAYAAL WAAXEED. SIDA AGAASIMAHA WAAXDA CANSHURAHA WAAXDA DHULKA IWM,,,,
ASC…AQIYARTAA SHARAFTA LEEH… WAXEY ILA TAHAY ANIGA,,,, IN JILIC SANADA KA MUQATO HEY’ADA NABAD SUGIDA IYO POLOSKA GOBOLKA BANADIR,,,,QOF WALBA OO SHARCIGA KU XADGUDBA ..WAA IN GACAN BIR AH LAGU QABTAA,,, AL CADALA ,,,NINKA LASHEGAYAA EE MAGACISA LA YIRAAHDO {Tahaliil Claahi Nuurre !!WAA IN CADALAD LA MARSIYAAA OO AAN LA SII DAAN OO FREE LAGA DHIGIIN?WAXAA MAQALNAA AL SHABAAB AYAA LA QABTEY WAXAA LAGU WAYEEY KA DIBNA WAA LA SIIDAYEEY IYAGOO QAR KA MID AH YOUTUB LA SOO GALIYEY IYAGOO KU LEEH WAXAAN AHAAN JIREEY NINKA MADAX DADKA KA JABIYO NINKII LAGA JIFAN WAAYO RAMADANKII NINKII DADKA QORTA KA GOOY JIREEY…… MADAMA DADKAAS EE SII DAYSAAY NABAD SUGIDA QARANKA,,,IYO POLOSKA GOBOLKA BANADIR… WALI WAXBAA KA MAQAAN ,,EE DAD AQOONLEE WAX QABAN KARA DACAAD AH SHARCIGA ILAALIYAA DANBILAHAA GACAN BIR AH KU QABATAA….AYAA OO BAHAN YAHAY…DADKA JILICSAN HADA MAHAAN WAQTIGIINA ….WAA IN DOWLADA WAX KA QABATAA HEADAHAAS LIIDA WAX QABADKOODA?SHACABKA WAX HALOO QABTO SI DACAAD AH YAQAAY
tarsan illaah cadow gaaga ha qabto adiga iyo qof walba ee ushaqay naaya qarankeena iyo dadkiisaba
Madaxweynaha Ra’iisal wasaraha sharafta leh waxaan usoo jedinaynaa in ay muuqato oo aysan qarsoneen Ceebta hay’adaha nabadgalaya in ay sugaan la ga donayey , loona bahanyahay la dhagaysto cabashooyinka shacabka, dhibaatada bahasan ee ka dhax oloolsan hay’adihii laga sugayey in ay nabad galyada sugaan ayna u maqdaan madaxdooda kuwa ceebtooda ay banaanka soo baxayso maalinba maalinka ka danbeeya .
Waxaa muqato dhacdaan in ay banaanka keentay ceebta ay dhax dabalanayaan hay’adaha laga donayey in ay nabada dadka shacabka sugaan .
Erig waxa uu sheegay in uu fashiliyey isku day dil lala damacsanaa Gudoomaha gobolka kasoo ku andacooday in ay mudo baritaan ku hayeen shaqsigaan ,waxaa wax lala yaabo ah in hay’ad nabadsugida oo shaqsigaan mudo baritaan ku haysay in aysan garaneen shaqada uu ninkaan ka shaqanayey waa arin aad loola yaabay , taasna waxay cadaynaysaa arinkaan in uu yahay arin lasoo dhoodhoobay ayna ka danbeyaan hay’adaha nabadgalyada ayna ugu talo galeen in ay ku baqdin galiyaan Gudoomiyaha gobalka ayna shaqsigaan uu yahay mid ay iyaga soo dhoo dhoobeen , waxaana daliil labaad ah shaqsiga lagu magacaabo Tahaliil Claahi Nuurre uu isna sheegtay in uu isagana qorshahaan fashiliyey , haddaba waxaa iswaydiin Erig iyo shaqsigaan kebaa wax fashiliyey ??????????????????
Madaxweynah Ra’iisal Wasaraha , Wasiirka warfafinta , haddii aysan arinkaan si dhab ah ugu fiirsan , waxaa muqato in Magalada Muqdisho nabad galyadeeda ay qatar weyn ku sugantahay uuna amaanka casimada faraha ka bixi doono haddii madaxda Amaanka dhibaata ay waddaan aan wax laga qaban gaar ahaan colaada kala dhaxayso Gudoomiyaha gobalka oo ay u arkaan shaqsi danahooda ku caddow ah ayna donayaan madaxda haydaha Amaanka shacabka somaaliyeed in ay maalin walabka soo qabsadaan sidii arigii oo kale ay beeciyaan shaqsiga ay soo qabsadeen ku gor gortamaan arinkaan wuxuuu dhawacaa nabadgalyada laga donayo in magalada laga dhaliyo sidoo kale waxa uu dhawac ku yahay magaca dalka somaaliya sidoo kale waxa uu dhawac ku yahay qaranimada sidoo kale kuma haboona in shacabka ay markii wiil ay ka qabsadaan hay’adaha Amaanka ay soo wacaan qurba joogta ay dhahaan wiilkii ayaa la xiray waxaana la donaayaa lacag lagu soo daayo ee bal intaas soo dira halkaas waxaa ku dhimanaayo rajadii ay qurba joogta dalka ka qabeen loomana bahno in magaalada muqdisho Boliiskeeda iyo ciidankeeda nabadgalyada ay u dhaqmaan sida kuwa kenya oo kale waa arin murugo xanbaarsan in maanta oo kale ay jirto arinkaan iyadoo maanta umada dalka ay dib ugu soo labanayso
anigu waxaan maqlaa alshabab ayaa la qabtay maxaan u maqli waayey alshabab ayaa dil lagu xukumay away sharcigii mise waa ngo sheekadu
cadawga halayska qabto allaha naga qabto wixii dhiig muslin ah u bareeraayo somali waxa ku habsatay masiibo oo iyaga ayaa la isku adeegsanaa taasna waa wax aad u xun